Kooxda Kubada Cagta ee Ac Milan ayaa markeedii 18-aad wexeey Gacanta ku dhigtay Horyaalka Talyaaniga ee Serie A-ga.
Milan oo Bareejo 0-0 ah la soo gashay kooxda As Roma wexeey (Scudetto) si toos ah ugala wareegtay kooxda Inter oo mudo 5-sano ah iska daba qaadeeysay Horyaalka Talyaaniga waxaana la waayey mudadaas shanta Sano ah Cid Inter ka qabato Maslaxa Kubada Cagta Talyaaniga.
Ac Milan oo Caalamka looga yaqaan (The
Rossoneri) oo ah midabka eey ku dheeleen ayaa Run ahaantii waxaa Sanadkaan u suurto galiyey ineey Dhifsadaan Ama Funaanada ku Toshtaan markoodii 18-aad Horyaalka Talyaaniga Ciyaaryahanada Afka hore uga Ciyaara ee kala ah Zlatan Ibrahimovic, Robinho, Alexandre Pato iyo Antonio Cassano. Waxaa sidoo kale mudan in la xuso oo Tababaraha Ac Milan Mr.Massimiliano Allegri uu xili kaste amaanaa Laacibka Qaranka Ghana Kavin Prince Boateng & Xiddiga Holland waa Xamaali Clarence Seerdorf .
Laacibkii ugu Nasiibka Xumaa ee kooxda ka tagay Horyaalka oo kala bar maraayo waa Ronaldo de Assis Moreira Ronaldinho halka Xiddigaha ugu Nasiibka Wanaagsan eey noqdeen Antonio Cassano & Mark Peter Gertruda Andreas van Bommel oo kooxda Ac Milan ku soo biiray Horyaalka Serie A oo kala bar maraayo. Ac Milan Horyaalka Talyaaniga oo 2-Kulan eey ka harsan tahay ayeey Jeebka gashatay balse waxaa looga fadhiyaa inuu fuliyo Balan qaadkii uu galay Maalqabeenka kooxda ahna Raisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mr Silvio Berlusconi oo dhoor jeer ku cel celiyey hadii eey Ac Milan Qaado (Scudetto) inuu kooxda ku soo celin doono Laacib Ricardo Kaka uuna ku soo Biirin doono Laacibiin waa weeyn sida Leo Messi Iwm.
Ac Milan wexeey qarka u saaran tahay ineey Horyaalka ku darsato Koobka Talyaaniga maxaa yeelay hadii eey ka soo gudubto kooxda Palermo oo Gurigeeda (Guiseppe-Meazza-Stadium) 2-2 kula gashay wexeey imaan doontaa Fiinalaha Coppa-Italy oo eey isku arki doonaan kooxaha Inter Milan ama As Roma kii soo baxo .
Halkaan ka Daawo kulankii Ac Milan ku xaqiijisay Horyaalnimadeeda >>> http://www.youtube.com/watch?v=vD7gti8H60g . Halkaan ka Daawo Dabaal dega Ac Milan iyo Qaabka eey Ciyaartooyda u farxeen >>> http://www.youtube.com/watch?v=r9CEeJjZo1s&feature=related *** Taariikhda dhanka Horyaal qaadista waxaa Awood balaaran ku heeysato kooxda Faca weeyn ee Juventus oo qaaday Horyaalka Serie A-ga 27-Jeer waxaana Dhanka Safashada Horyaalka Talyaaniga la soo qaban la yahay Ex-Ac Milan Player Paolo Maldini oo 647-Kulan saftay halka dhanka Gooldhalinta uu Isbaaro dhigtay Ciyaaryahan Silvio Piola oo 274-Gool dhaliyey.
Kulamadii Maanta dhacay waxaa ugu xiiso badnaa kii Booska Champions League laga saaray kooxda SS Lazio oo Udinese 2-1 ku suul daartay . Inter wexeey 3-1 ku qaarajisay kooxda Fiorentina.
Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=bCRAicVtprw . Kooxaha Horyaalka Talyaaniga ayaa sidaan isku qaabilay isbuucaan:
| 07.05. |
18:00 |
US Palermo |
2:1 |
AS Bari |
| 07.05. |
20:45 |
AS Roma |
0:0 |
AC Milan |
| 08.05. |
15:00 |
US Lecce |
2:1 |
SSC Napoli |
| 08.05. |
15:00 |
Udinese Calcio |
2:1 |
Lazio |
| 08.05. |
15:00 |
FC Bologna |
0:0 |
FC Parma |
| 08.05. |
15:00 |
Inter Milan |
3:1 |
AC Fiorentina |
| 08.05. |
15:00 |
Cagliari Calcio |
0:2 |
AC Cesena |
| 08.05. |
15:00 |
Brescia Calcio |
1:2 |
Catania Calcio |
| 08.05. |
20:45 |
CFC Genoa |
-:- |
Sampdoria Genua |
| 09.05. |
20:45 |
Juventus |
beri |
AC Chievo |
Horyaalka Serie A-ga kooxaha wexeey u kala horeeyaan Sidan:
| 1 |
AC Mailand |
36 |
23 |
9 |
4 |
61:23 |
38 |
78 |
| 2 |
Inter Milan |
36 |
22 |
6 |
8 |
65:40 |
25 |
72 |
| 3 |
SSC Napoli |
36 |
21 |
5 |
10 |
56:36 |
20 |
68 |
| 4 |
Udinese Calcio |
36 |
19 |
5 |
12 |
63:43 |
20 |
62 |
| 5 |
Lazio |
36 |
18 |
6 |
12 |
47:35 |
12 |
60 |
| 6 |
AS Roma |
36 |
17 |
9 |
10 |
55:49 |
6 |
60 |
| 7 |
Juventus |
35 |
15 |
11 |
9 |
53:42 |
11 |
56 |
| 8 |
US Palermo |
36 |
16 |
5 |
15 |
55:59 |
-4 |
53 |
| 9 |
AC Fiorentina |
36 |
12 |
13 |
11 |
46:41 |
5 |
49 |
| 10 |
CFC Genua |
35 |
12 |
9 |
14 |
38:40 |
-2 |
45 |
| 11 |
Cagliari Calcio |
36 |
12 |
8 |
16 |
42:46 |
-4 |
44 |
| 12 |
Catania Calcio |
36 |
11 |
10 |
15 |
37:48 |
-11 |
43 |
| 13 |
AC Chievo |
35 |
10 |
12 |
13 |
33:35 |
-2 |
42 |
| 14 |
FC Parma |
36 |
10 |
12 |
14 |
37:46 |
-9 |
42 |
| 15 |
FC Bologna |
36 |
11 |
11 |
14 |
34:47 |
-13 |
41 |
| 16 |
AC Cesena |
36 |
10 |
10 |
16 |
35:47 |
-12 |
40 |
| 17 |
US Lecce |
36 |
10 |
8 |
18 |
42:62 |
-20 |
38 |
| 18 |
Sampdoria Genoa |
35 |
8 |
12 |
15 |
30:42 |
-12 |
36 |
| 19 |
Brescia Calcio |
36 |
7 |
10 |
19 |
32:49 |
-17 |
31 |
| 20 |
AS Bari |
36 |
4 |
9 |
23 |
23:54 |
-31 |
21 |
*** Horyaalka Spain ee La Liga Waxaa kooxda Fc Sevilla oo Taariikh ahaan Dhibcaha ka tirsan jirtay Real Madrid dhulka la simay Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo . Real Madrid oo marti u eheed kooxda Sevilla oo ka dhisan Magaalo xeebeedka loo dalxiis tago ee aadka u Kulul waa Magaalada Sevilla ayaa waxaa Garoonkooda 2-6 ku suul daartay kooxda Calaktikos Real Madrid.
Goolasha Real Madrid ku badisay 4 ka mid ah waxaa u saxiixay Xiddiga Qaranka Portugal & kooxda Real Madrid Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo Daqiiqadihii (31., 65., 70., iyo 75. ) Waxaa labada gool ee kale sii raacsaday Difaaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos oo asal ahaan ka yimid kooxda Seville (Daqiiqadii 21-aad) halka uu Ricardo Kaka ku darsaday Goolka kale (Daqiiqadii 42-aad) . Dhanka Goolasha Seville waxaa u kala saxiixay Alvaro Negredo (Daqiiqadii 61-aad) iyo Romaric (Daqiiqadii 81-aad).
Halkaan ka Daawo Goolasha Real uu u saxiixay Laacib C.Ronaldo >>> http://www.youtube.com/watch?v=0TEDyAa8Azo Dhanka kooxda Fc Barcelona wexeey ka talaabsatay oo 2-1 iskaga reebtay kooxda eey isku magaalada yihiin ee Espanyol Barcelona. Goolasha Catalonia Fc Barcelona waxaa u kala saxiixay Laacibiinta Qaranka Spain ee kala ah Andres Iniesta (Daqiiqadii 29-aad) iyo Gerard Pique (Daqiiqadii 48-aad)
Fc Barcelona Horyaalka Primera Division-ka ee La Liga oo ka harsan tahay 3-kulan oo kaliyah wexeey ku hogaaminayaan 91-Dhibcood 35 kulan oo la ciyaaray waxaana ku soo xigto oo qaban la Real Madrid oo leh 83-Dhicood .
Halkaan ka Daawo Barca Vs Espanyol >>> http://www.youtube.com/watch?v=i6W-bBmrMMo Kulamadii dhacay kooxaha wexeey ku kala bexeen ama isku macsalaameeyeen Qaabkaan :
| 07.05. |
18:00 |
Hercules Alicante |
2:3 |
Racing Santander |
| 07.05. |
18:00 |
FC Getafe |
2:0 |
UD Almeria |
| 07.05. |
18:00 |
FC Valencia |
3:0 |
Real Sociedad |
| 07.05. |
18:00 |
Sporting Gijon |
2:2 |
Deportivo La Coruna |
| 07.05. |
18:00 |
Athletic Bilbao |
3:2 |
UD Levante |
| 07.05. |
20:00 |
Atletico Madrid |
0:3 |
FC Malaga |
| 07.05. |
22:00 |
FC Sevilla |
2:6 |
Real Madrid |
| 08.05. |
12:00 |
RCD Mallorca |
0:0 |
FC Villarreal |
| 08.05. |
19:00 |
FC Barcelona |
2:0 |
Espanyol Barcelona |
| 08.05. |
21:00 |
Real Zaragoza |
-:- |
CA Osasuna |
HORYAALKA LA LIGA WAXAA LOO KALA HOREEYAA SIDAN :
| 1 |
FC Barcelona |
35 |
29 |
4 |
2 |
91:19 |
72 |
91 |
| 2 |
Real Madrid |
35 |
26 |
5 |
4 |
87:31 |
56 |
83 |
| 3 |
FC Valencia |
35 |
20 |
6 |
9 |
60:42 |
18 |
66 |
| 4 |
FC Villarreal |
35 |
18 |
7 |
10 |
53:40 |
13 |
61 |
| 5 |
Athletic Bilbao |
35 |
17 |
3 |
15 |
55:51 |
4 |
54 |
| 6 |
FC Sevilla |
35 |
15 |
7 |
13 |
54:55 |
-1 |
52 |
| 7 |
Atletico Madrid |
35 |
15 |
7 |
13 |
55:47 |
8 |
52 |
| 8 |
Espanyol Barcelona |
35 |
15 |
3 |
17 |
42:49 |
-7 |
48 |
| 9 |
Sporting Gijon |
35 |
10 |
13 |
12 |
33:39 |
-6 |
43 |
| 10 |
UD Levante |
35 |
12 |
7 |
16 |
39:49 |
-10 |
43 |
| 11 |
RCD Mallorca |
35 |
12 |
7 |
16 |
35:47 |
-12 |
43 |
| 12 |
FC Malaga |
35 |
12 |
6 |
17 |
50:64 |
-14 |
42 |
| 13 |
Racing Santander |
35 |
11 |
10 |
14 |
37:51 |
-14 |
43 |
| 14 |
Real Sociedad |
35 |
13 |
2 |
20 |
45:61 |
-16 |
41 |
| 15 |
FC Getafe |
35 |
11 |
7 |
17 |
46:55 |
-9 |
40 |
| 16 |
Real Zaragoza |
34 |
10 |
9 |
15 |
35:47 |
-12 |
39 |
| 17 |
Deportivo La Coruna |
35 |
9 |
12 |
14 |
29:44 |
-15 |
39 |
| 18 |
CA Osasuna |
34 |
10 |
8 |
16 |
38:41 |
-3 |
38 |
| 19 |
Hercules Alicante |
35 |
9 |
6 |
20 |
33:56 |
-23 |
33 |
| 20 |
UD Almeria |
35 |
5 |
11 |
19 |
32:61 |
-29 |
26 |
*** Dhanka Horyaalka Germany ee Bundesliga oo Isbuucii hore lagu kala baxay maadaama eey Gacanta ku dhigtay kooxada Brussia Dortmund ayaa kulan ka tirasan oo ka mid ahaa kulamadii harsanaa waxaa 1-8 oo Guri kale ah ku soo badisay kooxda heeysta Iskoorka Horyaal qaadista dalka Germany waa Fc Bayern Munchen. Bayer wexeey soo garaacday Naadiga St. Pauli oo ka dhisan Hambrug waxaana goolasha u kala saxiixay Ciyaartooyda kala ah Frank Ribery oo 3-Gool dhaliyey, Arjen Robben oo 2-Gool saxiixay iyo Weeraryahanka Qaranka Germany Mario Gomez oo eey iska dhaleen Aabe & Hooyo Spanish iyo Jarmal ah oo isna saxiixay 3-Gool.
Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=BDPf79UYUn0 . *** Kooxda kubada Cagta ee Manchester United ayaa qarka u saaran ineey la wareegto Iskoor Cusub oo Taariikhi ah.
Man Utd wexeey dhanka Horyaal qaadista dalka Ingiriiska soo qabatay Fc Liverpool oo eey wada leeyihiin min 18-Horyaal balse wexeey hada Qarka u saaran tahay kooxda Manchester United ineey guud ahaanba kula wareegto Horyaalka England markeedii 19-aad.
Kooxda Manchester United ayaa Hogaanka Horyaalka Ingiriiska ee Premier-League 6-Dhibcood oo nadiif ah ku qabatay ka dib markii eey 2-1 ku garaaceen kooxdii ku soo xigtay ee Fc Chelsea oo Jilaafo kulul la dooneeysay intii eey Man Utd ku Mashquulsaneed Koobka Uefa Champions League. Ciyaarta dhex martay kooxaha Man Utd Vs Fc Chelsea waxaa gebi ahaanba soo buux dhaafiyey Garoonka Old Trafford Taageerayaal Tiradooda lagu sheegay 75.445 Taageere kuwaas oo ka kala socday labada kooxood.
Kooxda Man Utd ayaa ilbiriqsigii Bilowgii ciyaarta markii eey socotay kaliyah 37 Sekund waxaa gool kooxda Fc Chelsea kaga naxsaday Xiddiga Qaranka Mexico Javier Hernandez oo Pass Qurxoon ka helay Laacibka Qaranka South Korea Park Ji Sung .
Daqiiqadii 23-aad waxaa Fc Chelsea ka sii Inkaarsaday Difaaca Qaranka Serbia Nemanja Vidic oo Kubad la soo farsameeyey ka helay Waayeelka Garoonka Old Trafford eey Kabaha kaga dhamaadeen waa Ryan Giggs . Goolka kooxda (Blues) Fc Chelsea waxaa u saxiixay Daqiiqadii 68-aad Mucjisada Qadka Dhexda ee Qaranka England Frank Lampard.
Horyaalka Ingiriiska waxaa ka dhiman 2-Kulan oo kaliyah wexeeyna kooxda Man Utd ku hogaamineeysaa 76-Dhibcood, Fc Chelsea oo ku soo xigto wexeey leedahay 70-Dhibcood halka Fc Arsenal oo laga yaaban yahay eey ka leedahay 67-Dhibcood.
Kooxda Man Utd Qaadista Horyaalka England wexeey u baahan tahay 1-Dhibic oo kaliyah waxeeyna labada kulan ee u harsan qaabili doontaa kooxaha kala ah Blackburn Rovers iyo Blackpool. Waxaa sidoo kale Iskoor cusub jabin doona hadii eey Horyaalka qaadaan Ciyaaryahan Ryan Giggs oo ka dhigi doona markiisii 12-aad oo uu kooxda ManU la qaado Horyaalka dalka Ingiriiska.
*
** Dhanka kale kooxda Fc Arsenal oo Isbuucii la soo dhaafay The Red Devils Man Utd Jilbaha ka soo murxisay wexeey taas badalkeedii noqotay in kooxda Stoke City 3-1 ku soo garaacdo. Qaar ka mid ah Saxaafada Sportiga ee Caalamka ayaa kooxda Arsenal wexeey u heleen Magac cusub oo u dhigma sidan (10-kii Kulan ee Xabaalaha ama dhimashada) . Saxaafada ayaa wexeey kala jeedaan Qormadaas kooxda Fc Arsenal oo sida eey Horyaal kaste u kacsan tahay waxeey Korantada ka tagtaa Dhamaadka Horyaalka gaar ahaan marka eey Premier-League ka harsan tahay 10-kulan ama wax ka yarba.
Kooxaha Horyaalka England wexeey ku kala bexeen Isbuucaan sidan :
| 07.05. |
16:00 |
Aston Villa |
1:1 |
Wigan Athletic |
| 07.05. |
16:00 |
West Ham United |
1:1 |
Blackburn Rovers |
| 07.05. |
16:00 |
Newcastle United |
2:1 |
Birmingham City |
| 07.05. |
16:00 |
FC Everton |
2:1 |
Manchester City |
| 07.05. |
16:00 |
Bolton Wanderers |
1:2 |
AFC Sunderland |
| 07.05. |
18:30 |
Tottenham Hotspur |
1:1 |
FC Blackpool |
| 08.05. |
13:00 |
Wolverhampton |
3:1 |
West Bromwich |
| 08.05. |
15:05 |
Stoke City |
3:1 |
FC Arsenal |
| 08.05. |
17:10 |
Manchester United |
2:1 |
FC Chelsea |
| 09.05. |
21:00 |
FC Fulham |
Manta |
FC Liverpool |
HORYAALKA ENGLAND WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN:
| 1 |
Manchester United |
36 |
22 |
10 |
4 |
73:34 |
39 |
76 |
| 2 |
FC Chelsea |
36 |
21 |
7 |
8 |
67:30 |
37 |
70 |
| 3 |
FC Arsenal |
36 |
19 |
10 |
7 |
69:39 |
30 |
67 |
| 4 |
Manchester City |
35 |
18 |
8 |
9 |
54:33 |
21 |
62 |
| 5 |
Tottenham Hotspur |
35 |
14 |
14 |
7 |
51:44 |
7 |
56 |
| 6 |
FC Liverpool |
35 |
16 |
7 |
12 |
54:39 |
15 |
55 |
| 7 |
FC Everton |
36 |
12 |
15 |
9 |
50:44 |
6 |
51 |
| 8 |
Stoke City |
36 |
13 |
7 |
16 |
46:44 |
2 |
46 |
| 9 |
Bolton Wanderers |
36 |
12 |
10 |
14 |
49:50 |
-1 |
46 |
| 10 |
FC Fulham |
35 |
10 |
15 |
10 |
43:36 |
7 |
45 |
| 11 |
Newcastle United |
36 |
11 |
11 |
14 |
51:52 |
-1 |
44 |
| 12 |
AFC Sunderland |
36 |
11 |
11 |
14 |
41:53 |
-12 |
44 |
| 13 |
West Bromwich |
36 |
11 |
10 |
15 |
52:68 |
-16 |
43 |
| 14 |
Aston Villa |
36 |
10 |
12 |
14 |
45:58 |
-13 |
42 |
| 15 |
Blackburn Rovers |
36 |
10 |
9 |
17 |
42:56 |
-14 |
39 |
| 16 |
Birmingham City |
36 |
8 |
15 |
13 |
36:54 |
-18 |
39 |
| 17 |
Wolverhampton |
36 |
10 |
7 |
19 |
41:62 |
-21 |
37 |
| 18 |
FC Blackpool |
36 |
9 |
9 |
18 |
49:71 |
-22 |
36 |
| 19 |
Wigan Athletic |
36 |
7 |
15 |
14 |
36:59 |
-23 |
36 |
| 20 |
West Ham United |
36 |
7 |
12 |
17 |
41:64 |
-23 |
33 |
*** WARAR KII UGU DAMBEEYEY EE WORLD SPORT NEWS WAXAA KA MID AH OO NA SOO GAARAY : *** Koobkii dalka Holland ee Dutch Cup waxaa Gacanta ku dhigtay kooxda FC Twente Enschede oo Ajax ku garaacday 3-2.
*** Horyaalka dalka Faransiiska kulan aad u adag oo dhex maray kooxaha Lyon Vs Marseille waxaa 3-2 dirqi ah ku badisay Lyon.
*** Kooxda Schachtjor Donezk wexeey ku guuleeysatay markeedii 6-aad horyaalka dalka Ukraine. Schachtjor Donezk wexeey 8-Dhibcood ka hor martay kooxda eey ifka iskugu neceb yihiin ee Dynamo Kiev.
Filo Goor Dhaw Warar Sport oo Top News ah !
Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com