HomeSportsContactSiiSiiSomband2011Bye20112012Naceeyb1RonaldoRiyo1
 Mucjiso iyo La Yaabka Dunida. Wiil Yar oo madaxa ku socda - Daawo video
 Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo noqday Xiddiga ugu Mucaaradnimada xoogan maslaxa ciyaaraha, Taageerayaasha Fc Barca, Juve & Inter Ma jecla Ibra  - Halkaan ka Daawo waxa eey ka sameeyeen Video
 Weli ma aragtay Eeey Kushineeto sidii Beniaadamka camal u wata oo weliba la soo jiireen kara ? - Halkaan ka Daawo Video
 Maajaajilo Mr Bean oo af Reer waqooyi ku hadlaayo halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Real Madrid oo Koobka Spain sidii Championka ineey qaaday camal ugu dalaabdegtay (Abaar Koob) - Video
 Halkaan ka Daawo Goolasha Serie A 2010/2011 Part 1 - Video
 Man City & Yaya Toure oo Man Utd Dhulka la simay inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo Heesta Dhibaatada uu leeyahay Facebooka laga sameeyey - Video
 Soomaalida hadeey tagtay Wadamadii Ciyaaraha kubada cagta laga soo gaaray weli wexeey ka dhamaan la yihiin ku ciyaarista Saraawiisha lugaha dhaa sheer & Kabo la aan - Video daawo yaabkaan
 Halkaan ka daawo Waayeel Jaceyl dartiis Wiil yar isku badalay ! - Video
 Halkaan ka daawo 15- Gool oo Top ah oo eey dhalinayaan Laacibiin caan ah  - Video ku raaxeeyso Golashaan
 Inta ka Daawo Heesta Safar oo Buuraha la isla koray - Video
 Halkaan ka Daawo Xiddigii Ebid ugu nasiibka badnaa, Ciyaartiisii ugu horeesay oo safay ayuu Goolkii Sanadka dhaliyey - Video Daawo
 Halkaan ka Daawo Heesta Canab oo Jaceyl dartiis Cuntada lagu kor fakaray - Daawo Mirahaan Caashaqa !
 Eric Abidal oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Ciyaartooyda & Taageerayaasha FC Barcelona - Daawo Cadeenta !
 Halkaan ka Daawo qaabka uu Eric Abidal u duceeysto una Difaaco kooxdiisa Fc Barcelona - Video Murugo ah
 Halkaan ka Daawo Ciyaartooyda Caalamka ugu Caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen Qeybtii 4-aad - Video
 Laacibiinta Caalamka xiligii eey Caruurta ahaayeen halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad - Video
 Mario Ballotelli oo mararka qaar eey Maskaxdiisa gadal gadaal u shaqeeyso - Halkaan ka Daawo Qaabdarada uu sameenaayo
 Halkaan ka Daawo Nin Mareeykan ah oo Af Soomaaliga si wanaagsan u bartay hadana la baxay magaca Jabriil ! - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Wariyaha Tv-ga qaranka Japan oo Taageero isla qarin waayey ka dibna qeeylo ku dhaqaaqa - Video
 Hablaha ama Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Hablaha kale ee Qaarada Africa aad uga Qurux badan yihiin welib shaqo ka hela mar kasta xayeeysiinta Dharka - Video Daawo dumarkeena Soomaaliyeed Quruxdooda
 C.Ronaldo oo Ceejo dhakab ku siiyey xiddiga eey hada iskugu jecel yihiin Ciyaartooyda ee Marcelo & C.Ronaldo oo Qadariya Laacibiinta eey Dagaalka isku bartaan ka soo biloow xiligii W.Rooney !! - Daawo Saqiir Suujintaan 1
 Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Germany oo 1993-kii ka dib markii ugu horeeysay si Dirqi ah uga badiyey Xulka Qaranka Brazil ! - Video
 Saqiir yar oo Cabista Sigaarka Iskoor cusub jabshay Inta ka Daawo yaabkaan - Video
 Gabar Soomaaliyeed oo Su´aal si toos ah u weeydiisay Madaxweeynaha Mareeykanka Mr. Barack Obama halkaan ka Daawo - Video
 Caasi waalidiinoow Xaal qaado. Halkaan ka Daawo dhalinta Yurub ku kortay sida eey Waalidkood uga inkaarsadaan ! - Video Tiiraanyo
 Qixii iyo Kala cararkii Shabaab ku dhacay ka dib markii eey Mamnuuceen Ciyaaraha kubada Cagta Daawashadooda Hees lagu alifay Halkaan ka Daawo Cuqubaa qabsatay Sport Naceeybkooda - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Fc Barcelona Fc Porto ka qaaday Super-Kobaha Yurub 2011 - Video
 Maxaad kala socota sida eey isku Jeclaayeen xiligii eey Caruurta ahaayeen Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas iyo Gerald Pique : Inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo 11 Septembar Dhibkii dhacay iyo Dhiigii daatay - Video
 Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fenerbahce oo garoonkooda laga mabnuucay halka Dumarkii & Caruurtii loo ogolaaday eey soo xaadireen 46-kun oo Taageere ka dibna Garoonkii waxaa is qabsaday Qeeylo aan horay loo arag - Video
 Yaab : Ronaldinho oo Qalay Cristiano Ronaldo halkaan ka Daawo  - Video
 Hooyada Dhashay Mesut Özil iyo Walaashiis sida eey ugu egyihiin halkaan ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo kooxaha Isku magaalada ah ee Ifka iskugu neceb iyo qaabka eey isku Jilaafeeyaan  - video
 Wacdaraha & Mucjisooyinka Laacib Frank Bilal Ribery Halkaan ka Daawo - Top Video
 Halkaan ka Daawo kulan Xaraarad badan oo dhex maray Germany Vs Turkiga & Laacibiin Saaxiibo ahaa oo is jilaafay - Video
 Halkaan ka Daawo Qosolkaan C.Ronaldo oo Difaaca Qaranka Spain inta is dul saaray suu gambis ugu waday iyo Goolkii Sanadka oo uu dhali lahaa ayaa waxaa si qaab daran Hobseet uga galiyey Nani ka dibna Taageerayaasha C.Ronaldo wexeey Nani ku tilmaameen Stupid !! - Video : Taageerayasha C.Ronaldo oo Nani Stupid ku tilmaamay !
 Mucjisooyinka Caalamka : Halkaan ka Daawo Libaax si toos ah u Cunay Ninkii Xanaaneeyn jiray & Askar goobtii timid oo Libaaxii Xabad la dhacday !! - Digniin :Ha isku Daawan hadaad ka nixi doonto !!
 francesco Totti oo Horyaalka Talyaaniga ka dhaliyey in ka badan 201 Gools, Halkaan ka Daawo kuwii ugu wanaagsanaa ! - 201 Totti Goals
 Halkaan ka daawo wiilka zidane enzo zidane oo wacdaro cusub la soo baxay iyo aabihiis oo markasta kor ka waardiyeeya - video daawo
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee serie A 2010/2011 - DAAWO VIDEO GOOLAL RAAXO AH !!
 Halkaan ka daawo Goolashii horyaalka Ingririiska ugu Xaraarada badnaa 2010/2011 - Video ku Raaxeeyso from Xiriiriye
 Halkaan ka Daawo Goolal Mucjiso ah qaasatan kuwa Biriqda ah oo uu dhalinaayo Robin Van Persie - Video Daawo Goolasha Biriqda
 Weeraryahan Luis Suarz oo Caalamka looga yaqaan Shaydaankii Qaniinyada halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay - Vedeo Luis Suarez waa Xiddig jiran
 Mararka qaar falalka uu ku kaco Weeraryahan W.Rooney Caruurta xitaa kuma fakaraan - Daawo Video Ceebta uu dhigay W.Rooney
 Yaab : Xiddigii Qaranka Italy ee dhanka Tartanka Mootooyinka Caalamka oo Taageerayaashiisa ka dalbaday ineey Websetkiisa cusub ku darsadaan Daqiiqado yar ka dibna si Live ah u geeriyooday - DAAWO Marco SiImoncelli oo si Live ah u geeriyooday
 Weli ma aragtay Odayaal Weekiyo Waayeel ah oo inta Ciyaar eey ka badiyeen Koox Dhalinyaro ah ka dib Bakoorado soo qaatay Ciyaartiina qanaday !! - DOO XAYEEYSIIN TOP AH
 Halkaan ka daawo Ujeedo xun  - video
 Halaan ka Daawo C.Ronaldo Wiil uu abti i u yahay, Walaashiis iyo Eeeygisa - video
 Taageerayaasha Leo Messi oo C.Ronaldo ku tilmaamay sigaar yacab hubeeysan Halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa Uefa Champions League 2010/2011 - Muuqaa Video
 C.Ronaldo & Leo Messiga cusub halkaan ka Daawo Mucjisada soo socota  - Video
 Qosolkii ugu yaabka badnaa Calaamka >> Halkaan ka Daawo Niman Cadaan iyo Madoow ah oo Dadka waalay ka dib markii ay iskaga dhigeen ineey hal Ruux yihiin (Yaaab) - Qosolkaan Daawo hadaad rabto inaad Madax Xanuunka iyo Xanaaqa iska iloowdid !!
 Halkaan ka Daawo Laacibiin caan ah oo laga dhigay Dhirta ay ka baxdo Paastada loo yaqaan Nudel-ka Spaghetti  - Muuqaal Video
 Weli ma daawatay Baashaalkii ugu kululaa ee Leo Messi iyo Lamaanihiisa? Inta ka Daawo Messi oo Qosol ka bixi la  - Video Baashaalkii Leo Messi
 Taladii Toora Boora >> halkaan ka Daawo Ruwaayad Qosol badan oo Qaraxyada Shabaab laga sameeyey  - Video
 Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Aguero oo Wiilkiisa Benjamin Aguero isaga oo aad u yar ku bilaabay barista Darbooyinka kulul - Daawo muuqaal Video
 halkaan ka daawo muuqaal aad naxdin badan oo wariyaha Aljazeera uu ka soo diray dalka somalia gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeeda  - Video Naxdin iyo Murugo xambaarsan
 Neymar oo lagu wado mustaqbalka dhan inuu ku biiro Real Madrid kana dhiciyo Barca iyo Messi oo iska bartay - Daawo Video
 Ninkii Taksiilaha ahaa muxuu sameeyey markii ay damceen Leo Messi iyo Mascherano ineey gaarigiisa ka degaan - Daawo Yaabka Video-ga
 Daawo Goolal aad u qurxoon - Daawo Goolal aad u Qurux badan
 Fc Barcelona oo qaaday Koobkii Qaaradaha > Daawo - Daawo Barca oo qaaday Koobkii Qaaradaha
 Daawo Wacdaraha Laacib Benzema - Video
 Daawo Pass-kii Waalida ee David Beckham - Video
 Giggs iyo Henry oo isku faanay, mexeey isku sameeyeen halkaan ka daawo - Video
 Fernando Torres muxuu ku soo kordhiyey Fc Chelsea? Aaway Lacagtii faraha badneed? Wuxuu ka bixi la yahay Xayeeysiin iyo Lacag aruursi kale Halkaan ka Daawo yaabkaan  - Video
 Gambis aad u Xaraarad badan halkaan ka Daawo - Video
 Farxadii & Dabaaldegii Diyaarada Dusheeda >> Iniesta,Messi, Pique, Puyol iyo Xavi Hernandez DAAWO - Video
 Halkaan ka Daawo QosolkaanLaacibiinta ugu caansan Caalamka ma yaqaaniin Luuqada Engliash-ka - Video Muuqaal
 Daanyeer Caalamka ka yaabsaday Daawo yaabka uu sameenaya. - Video Yaab Daawo
  NewsAll1

Primera Division : 1999-kii ilaa hada Atletico Madrid oo ka guuleeysan la Real Madrid * Fernando Torres oo Lacagtii Malaayinta eheed ee Chelsea Jeebka ugu jirto Goolalna dhalin la, * Man City oo 1968-dii ka dib Horyaal eey qaado Riyadiisii iska iloowday, *horyaalka Talyaaniga Francesco Totti oo dhaliyey goolkiisii 201-aad qarkana u saaran inuu soo qabto Roberto Baggio & Silvio Piola, *Bilal Ribery oo Bayern ka Farxiyey(Halkaan ka Daawo Faaqidaada Horyaalada oo aad u dheer iyo Wararkii ugu danbeeyey ee World Sport News)

(Warka -World Sport News Hoos kala soco ) > 
Laga soo bilaabo sanadkii 1999-kii ilaa hada kooxda Atletico Madrid kama eeysan badin Naadiga Dariskeeda ah ee Real Madrid.
Goolasha eey ku badisay kooxda Real Madrid waxaa u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Karim Benzema oo u safta Qaranka France(daqiiqadii 12-aad) iyo Laacibka asalkiisu yahay dalka Turkiga balse u ciyaara Qaranka Germany Mesut Mustafa Ozil (daqiiqadii 33-aad). Goolka kooxda Atletico Madrid waxaa u saxiixay (daqiiqadii 86-aad) Weeraryahanka Qaranka Argentina ee Qaba gabadha Ex-Player Diego Armanda Maradona Sergio Aguero oo paas qurxoon ka helay Ciyaaryahan Koke.
 
Kooxda Real Madrid iyo Macalin Morinho waxaa guuldaro ugu dambeeysay kulankii eey 1-0 kaga soo badisay kooxda Osasuna 30-kii bishii Janaayo wixii intaas ka dambeeyey Real Madrid 14-gool ayeey dhashatay waxaana laga dhaliyey 2-gool oo kaliyah. Halkaan ka Daawo Ciyaarta Ath.Madrid Vs Real Madrid >>> http://www.youtube.com/watch?v=ecpSjewun90 .
 
Dhanka kale kooxda Catalonia Fc Barcelona ayaa 2-1 wexeey ku suul daartay naadiga Getafe oo marti ugu ahaa Camp Nou .
Goolasha Fc Barcelona ku badisay waxaa u kala saxiixay Dani Alves oo u safta Qaranka Brazil daqiiqadii (17-aad) iyo xiddiga Asalkiisu ka soo jeedo dalka Serbia balsa qaatay dhalashada Spain una ciyaara Qaranka Spain waa Bojan Krkic (Daqiiqadii 50-aad.)
Taageerayaasha kooxda Fc Barcelona ayaa wexeey ku soo labisteen Funaanada Eric Abidal oo dhawaan Qaliin Beerka looga sameeyey laguna guuleeystay.  Ciyaarta Barca Vs Getafe Halkaan ka Daawo : http://www.youtube.com/watch?v=2-gCVj-zh78
 
Kooxaha kale ee Horyaalka Spain ayaa wexeey isku macsalaameeyen qaabkaan :
 
19.03.  18:00  RCD Mallorca 1:0 Real Zaragoza
19.03.  20:00  FC Barcelona 2:1 FC Getafe
19.03.  22:00  Atletico Madrid 1:2 Real Madrid
20.03.  17:00  Sporting Gijon 1:0 UD Almeria
20.03.  17:00  Hercules Alicante 0:4 CA Osasuna
20.03.  17:00  Racing Santander 2:1 Real Sociedad
20.03.  17:00  FC Malaga 2:0 Espanyol Barcelona
20.03.  17:00  Deportivo La Coruna 0:1 UD Levante
20.03.  19:00  Athletic Bilbao 0:1 FC Villarreal
20.03.  21:00  FC Valencia 0:1 FC Sevilla

 
Horyaalka Spain ee Primera Division ayaa kooxaha wexeey u kala horeeyaan qaabkaan :
 
1 FC Barcelona 29 25 3 1 81:15 66 78
2 Real Madrid 29 23 4 2 69:21 48 73
3 FC Villarreal 29 16 6 7 48:30 18 54
4 FC Valencia 29 16 6 7 42:33 9 54
5 Espanyol Barcelona 29 14 1 14 37:41 -4 43
6 Athletic Bilbao 29 13 3 13 44:41 3 42
7 FC Sevilla 29 12 6 11 43:43 0 42
8 Atletico Madrid 29 11 6 12 42:39 3 39
9 RCD Mallorca 29 11 5 13 30:38 -8 38
10 CA Osasuna 29 9 8 12 34:33 1 35
11 Real Sociedad 29 11 2 16 39:48 -9 35
12 UD Levante 29 10 5 14 30:39 -9 35
13 FC Getafe 29 9 7 13 39:45 -6 34
14 Racing Santander 29 8 9 12 28:43 -15 33
15 Sporting Gijon 29 7 11 11 27:35 -8 32
16 Deportivo La Coruna 29 7 10 12 23:39 -16 31
17 Real Zaragoza 29 7 9 13 28:40 -12 30
18 FC Malaga 29 8 5 16 38:59 -21 29
19 UD Almeria 29 5 11 13 30:48 -18 26
20 Hercules Alicante 29 7 5 17 25:47 -22 26

 
Dhanka Horyaalka Talyaaniga ee Serie A-ga oo la ciyaaray kulankiisii 30-aad ayaa waxaa si weeyn loogu soo dhawaaday kooxda Ac Milan oo Isbuucii la soo dhaafay gurigeeda bareejo kula dhaafi weeysay kooxda As Bari oo horyaalka Talyaaniga ugu hooseeyso waxaana Milan Isbuucaan dhibcihii ka xayuubsatay kooxda Palermo oo uga badisay 1-0. 
 
Kooxda Ac Milan ayaa waxaa Ganaax uga maqan xiddiga Qaranka Sweden Zlatan Ibrahimovic waxaana goolka ka dhaliyey (daqiiqadii 11-aad) ee ciyaarta qeeybteedii hore Xiddiga Qaranka Romania Dorin Goian. Halkaan ka Daawo Ciyaarta Palermo Vs Milan >>> http://www.youtube.com/watch?v=baAdEkX2DlU .
 
Macalinka kooxda Nerazzurri ee Ac Milan Massimiliano Allegri ayaa ku faanay in aan Hogaanka horyaalka Talyaaniga oo eey ku hogaaminayaan 62-dhibcood aan lagala wareegi doonin wuxuuna kala jeeday oo uu baaq hawada u soo mariyey kooxda Inter Milan oo ka faaideeystay Guuldarada ku habsatay Milan soona caga dhigatay 60-dhibcood ka dib markii eey 1-0 kaga badiyeen naadiga Lecce oo marti u eheed.  Kooxaha Milan Vs Inter ayaa wexeey isku aadan yihiin Isbuuca dambe haduu alle idmo. Halkaan ka daawo Inter Vs Lecce >>> http://www.youtube.com/watch?v=u-0GNhX2bBU .
 
Goolka kooxda Inter ku badisay waxaa (Daqiiqadii 52-aad ) u saxiixay Ciyaaryahan Giampaolo Pazzini.  Kooxda Juventus ayaa waxaa u soo kacay oo dhaawicii dib uga soo laabtay Laacibkooda Alessandro Del Piero. Juventus wexeey 2-1 ku suul daartay naadiga Brescia waxaana labada gool u kala saxiixay Xiddiga Qaranka Serbia Milo Krasic (Daqiiqadii 23-aad) waxaana goolka guusha u sxiixay Laacibkooda ku ag duqoobay Alessandro Del Piero (daqiiqadii 63-aad) . Halkaan ka Daawo Juventus Vs Brescia >>> http://www.youtube.com/watch?v=YhhYR2m8a5o .
 
 
Dhanka Iskoorka Gooldhalinta Taariikhda Horyaalka Talyaaniga ayaa waxaa aad u soo dhawaaday Xiddiga kooxda As Roma Francesco Totti oo goolkiisii 200-aad iyo kii 201-aad ka xareeyey kooxda Fiorentina oo eey ku kala bexeen 2-2 .
 
Totti ayaa kaalinta 2-aad ee Gooldhalinta Taariikhda horyaalka Talyaaniga waxaa 4-gool kaga horeeyo Laacibkii hore ee Qaranka Talyaaniga Mr. Roberto Baggio waxaana uu sheegay inuu soo qaban doono laacibka heeysta Iskoorka ugu badan Gooldhalinta horyaalka Talyaaniga oo ah Xiddiga hada degan ama loogu taki la yahay Kaalinta 1-aad waa Ex-Player Silvio Piola oo leh 274-Gool.
Halkaan ka Daawo Goolasha Adrian Mutu iyo F.Totti iskugu faaneen >>> http://www.youtube.com/watch?v=MixX-tCcqs0 .
 
Kulamadii horyaalka Talyaaniga ee dhacay ayaa waxaa loogu kala baxay sidan :
 
19.03.  18:00  Lazio Roma 1:0 AC Cesena
19.03.  20:45  US Palermo 1:0 AC Milan
20.03.  12:30  AC Fiorentina 2:2 AS Roma
20.03.  15:00  FC Bologna 1:1 CFC Genoa
20.03.  15:00  Inter Milan 1:0 US Lecce
20.03.  15:00  Juventus 2:1 Brescia Calcio
20.03.  15:00  Sampdoria Genoa 0:1 FC Parma
20.03.  15:00  Udinese Calcio 2:0 Catania Calcio
20.03.  15:00  AS Bari 1:2 AC Chievo
20.03.  20:45  SSC Napoli 2:1 Cagliari Calcio

 
Horyaalka Talyaaniga ayaa waxaa loo kala horeeyaa sidan:
 
1 AC Milan 30 18 8 4 51:22 29 62
2 Inter Milan 30 18 6 6 56:32 24 60
3 SSC Napoli 30 18 5 7 46:27 19 59
4 Udinese Calcio 30 17 5 8 56:30 26 56
5 Lazio Roma 30 16 6 8 36:25 11 54
6 AS Roma 30 14 8 8 47:41 6 50
7 Juventus 30 12 9 9 45:38 7 45
8 US Palermo 30 13 4 13 45:46 -1 43
9 AC Fiorentina 30 10 11 9 35:31 4 41
10 FC Bologna 30 11 10 9 33:37 -4 40
11 Cagliari Calcio 30 11 6 13 36:36 0 39
12 CFC Genoa 30 10 9 11 29:33 -4 39
13 AC Chievo 30 8 11 11 30:32 -2 35
14 FC Parma 30 7 11 12 29:41 -12 32
15 Catania Calcio 30 8 8 14 25:40 -15 32
16 Sampdoria Genoa 30 7 10 13 25:34 -9 31
17 AC Cesena 30 7 8 15 25:41 -16 29
18 US Lecce 30 7 7 16 31:52 -21 28
19 Brescia Calcio 30 6 8 16 24:38 -14 26
20 AS Bari 30 3 8 19 17:45 -28

17


Horyaalka Bundesligaha Germany waxaa kooxda Freibrug ku ciil baxday kooxda Bayern Munchen oo Champions League eey ka soo reebtay Inter Isbuucaan gudihiisa. Bayern oo ku badisay 1-2 ayaa waxaa goolka guusha u saxiixay daqiiqadii ugu dambeeysay ee 89-aad laacibka Qaranka France Bilal Franck Ribery, goolka kale waxaa u dhaliyey Mario Gomez ciyaarta Qeeybteedii hore. Halkaan ka Daawo Ciyaarta Gookla Ribery oo aad u qurux badnaa >>> http://www.youtube.com/watch?v=-Y_8hXNog9Y.
 
Kulan kale oo adag ayaa waxa uu dhex maray kooxaha Liverkusen Vs Schalke waxaana 2-0 ku badisay Liverkusen . Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=cm1sxnxl3yc.
 
Horyaalkaa Bundesliga ee Germany waxaa lagu kala baxay sidan :
Jimce :
Mönchengladbach Kaiserslautern 0:1
Sabdi :
Freiburg Bayern München 1:2
Hannover Hoffenheim 2:0
Nürnberg Bremen 1:3
Hamburger SV Köln 6:2
Frankfurt St. Pauli 2:1
Dortmund Mainz 1:1
Axad:
Leverkusen Schalke 2:0
Stuttgart Wolfsburg 1-1   



Kooxaha Bundesligaha wexeey u kala horeeyaan sidan:
 
1. Borussia Dortmund 27 19 5 3 54:16 62
2. Bayer 04 Leverkusen 27 16 7 4 56:34 55
3. Hannover 96 27 16 2 9 39:36 50
4. FC Bayern München 27 14 6 7 59:34 48
5. 1. FSV Mainz 05 27 14 2 11 42:34 44
6. 1. FC Nürnberg 27 12 6 9 42:36 42
7. Hamburger SV 27 12 4 11 43:44 40
8. SC Freiburg 27 11 4 12 34:38 37
9. 1899 Hoffenheim 27 9 9 9 42:39 36
10. FC Schalke 04 27 9 6 12 31:33 33
11. 1. FC Köln 27 9 5 13 37:49 32
12. Werder Bremen 27 8 8 11 37:53 32
13. 1. FC Kaiserslautern 27 8 7 12 36:43 31
14. Eintracht Frankfurt 27 9 4 14 27:37 31
15. VfB Stuttgart 27 8 5 14 46:49 29
16. FC St. Pauli 27 8 4 15 29:47 28
17. VfL Wolfsburg 27 6 9 12 31:40 27
18. Borussia Mönchengladbach 27 6 5 16 38:61 23

 
*** Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska oo la ciyaaray kulankiisii 30-aad ayaa waxaa guulo aad muhiim u ah gaaray kooxaha Fc Chelsea iyo Man Utd.  Kooxda Fc Chelsea wexeey Isbaaro u dhigatay una diiday ineey tartamayaasha qaadista horyaalka sanadkaan ka sii mid ahaato kooxda Man City oo ilaa iyo hada riyo ku jirto sidii eey mar uun kor ugu qaadi leheed Koobka horyaalka England oo eey ugu dambeeysay 1968-kii .
 
Fc Chelsea oo ku ciyaareeysay garoonkeeda Stamford Bridge ayaa wexeey 2-0 ku saqiir suujisay kooxda Man City oo Lacagtii tirada badneed wax u tari la´dahay.  Goolasha (Blues) Fc Chelsea waxaa u kala saxiixay Laacibiinteeda cusub ee kala ah David Luiz & Ramires  .  Xiddiga Malaayiinta laga soo baxshay ee Qaranka Spain iyo Fc Chelsea afka hore uga ciyaara Fernando Torres ayaa ilaa iyo hada waxaa si weeyn uga jiifta ciyaarta wuxuuna Nasiib u la´yahay inuu kooxdiisa cusub ee Fc Chelsea goolal u saxiixo.
 
Kooxda Bolton Wanderers oo ka Yaabsatay Xiddigaha Shayaadiinta cas cas ee Manchester United oo ku ciyaaraayey garoonkooda weeyn ee Old-Trafford-Stadium ayaa yaabkoodii wuxuu noqday in ManU oo Johnny Evans Rooso laga siiyey eey adkeeysan waayaan . Daqiiqadii 88-aad xili kala guurkii ciyaarta ayaa waxaa goolka guusha ka xareeyey Bolton Xiddiga Qaranka Bulgaria Dimitar Berbatov oo dhaliyey goolkiisii 20-aad ee xili ciyaareedkaan.
 
Laacibiinta The Gunners oo looga bartay ineey Jiif dheer galaan horyaal kasta dhamaadkiisa ayaa waxaa markaan 2-2 ku qabatay kooxda West Bromwich .  Arsenal ayaa kulankii West Bromwich hurdada ka kacday aaqirul saacii ciyaarta xili eey West Brom 2-0 ku leheed Xiddigaha Gunners. Goolasha bareejada ayaa waxaa kooxda Arsenal u saxiixay xiddiga Qaranka Russia Andrey Arschavin (daqiiqadii 70-aad) waxaana goolka labaad ee Bareejada kaga fujiyey weeraryahanka Qaranka Denmark Nicklas Bendtner (daqiiqadii 78-aad.)
 
Arsenal weli wexeey heeysataa fursad eey ku soo qaban karto kooxda Red Devils oo ku mashquulsan Champions League iyo koobka FA-ga maxaa yeelay ManU wexeey ciyaartay 30-kulan wexeeyna leedahay 63-dhibcood halka Arsenal oo hal kulan uu baaqi u yahay ka ciyaartay 29-kulan wexeeyna leedahay 58-dhibcood. Fc Chelsea Fursadeeda qaadista Horyaalka Ingiriiska weli ma dhiman oo kulan ayaa baaqi u ah wexeeyna ManU ka horeeysaa 9-dhibcood waxaana Horyaalka England ka harsan 8-kulan .
 
Kooxaha Horyaalka England ayaa dhibcaha Isbuucaan wexeey ku kala tirsadeen sidan :
 
Tottenham - West Ham 0:0
Villa - Wolves 0:1
West Brom - Arsenal 2:2
Stoke City - Newcastle 4:0
Man United - Bolton 1:0
Blackburn - Blackpool 2:2
Wigan - Birmingham 2:1
FC Everton - Fulham 2:1
Sunderland - Liverpool 0:2
Chelsea - Man City 2:0

 
Kooxaha Horyaalka England ee Premier League ayaa wexeey dhibcaha si xaq ah ugu kala heleen qaabkaan :
 
1 Manchester United 30 18 9 3 64:30 34 63
2 FC Arsenal 29 17 7 5 59:29 30 58
3 FC Chelsea 29 16 6 7 53:24 29 54
4 Manchester City 30 15 8 7 45:27 18 53
5 Tottenham Hotspur 29 13 10 6 41:34 7 49
6 FC Liverpool 30 13 6 11 41:36 5 45
7 Bolton Wanderers 30 10 10 10 42:41 1 40
8 FC Everton 30 9 13 8 40:39 1 40
9 AFC Sunderland 30 9 11 10 33:37 -4 38
10 Stoke City 30 11 4 15 36:38 -2 37
11 Newcastle United 30 9 9 12 44:45 -1 36
12 FC Fulham 30 7 14 9 33:33 0 35
13 Blackburn Rovers 30 9 6 15 39:51 -12 33
14 Aston Villa 30 8 9 13 37:51 -14 33
15 FC Blackpool 30 9 6 15 45:60 -15 33
16 West Bromwich 30 8 9 13 41:56 -15 33
17 West Ham United 30 7 11 12 36:49 -13 32
18 Wolverhampton 30 9 5 16 35:49 -14 32
19 Birmingham City 29 6 13 10 28:41 -13 31
20 Wigan Athletic 30 6 12 12 29:51 -22 30

 
*** Wararkii ugu dambeeyey ee World Sport wexeey sheegayaan qaabkaan :
 
*** Xiddiga Qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo dos Santos Aveiro ayaa waxa uu ka dhaawacmay Jilibka.
C.Ronaldo ayaa waxa uu si toos ah uga maqnaan doonaa labada ciyaar ee saaxiibtinimo oo lagu wado ineey yeeshaan Qarankiisa Portugal iyo Qaramada kala ah Chile & Findland. Cristiano Ronaldo ayaa lagu wadaa in la safo kulanka adag ee Champions League oo kooxdiisa Real Madrid kala hortagi doonto kooxda Tottenham 5-ta Apriil  ee bisha soo socota.
 
*** Kooxda Olympiakos oo ka dhisan horyaalka dalka Giriiga ayaa wexeey qaaday markeedii 38-aad horyaalka dalkaas.
Olympiakos oo 6-0 ku garaacday kooxda AEK Athen ayaa wexeey xaqiijisay qaadista horyaalka Giriiga ee Sanadkan. Olympiakos wexeey leedahay 67-dhibcood waxaana ku soo xigta kooxda eey ifka iskugu neceb yihiin ee Panathinaikos oo leh 57-dhibcood.
 
15-sano gudaheed Kooxda Olympiakos wexeey Horyaalka Giriiga heeysataa 13-jeer marka laga reebo Panathinaikos oo qaaday sanadihii 2004 iyo 2010-ka.
 
*** Macalinka Qaranka England Fabio Capello ayaa ku dhawaaqay in John Terry uu yahay Kaptanka Qaranka Ingiriiska.
Ciyaartooy badan ayaa isku heeysatay cidii horboode am Kaptan u noqon leheed Qaranka England waxaana jagadaan hayey oo laga soo xayuubiyey xiddiga Man Utd Rio Ferdinand.  John Terry oo horay u ahaan jiray Kaptanka Qaranka England ayaa waxaa jaadaan laga xayuubiyey bishii Febraayo 2010-kii ka dib markii lagu soo eedeeyey inuu la hoyday ama la seexday xaaska Saaxiibkiisii hore Wayne Bridge oo eey isku koox ahaan jireen. 
 
Rio Ferdinand oo Skysport la hadlaayey ka dib markii xilka Kaptanka xulka Qaranka England laga xayuubiyey ayaa waxa uu yiri sidan : " Fabio Capello sheeko ayuu bilaabaay, anaga ayuu rabaa inuu nagu dheel dheelo, waxa uu sameeyey waxaan u arkaa Respect la´aan iyo wax aanan qurxooneeyn "  . hadalka difaaca ManU Rio Ferdinand ayaa waxaa ka muuqday caro xoogan waxaana iska cad inuu ka xanaaqay Mr.  Fabio Capello oo jagada Kaptanimo John Terry ugu deeqay.
 
Filo goor Dhaw warar Top Sport News ah iyo dabcan Barnaamishka La Yaab Sports !!
 
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!

Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com

 
zinadin
Basket
yaa
Feedback
Qiso
spain2
final
Taariikh
robinho2
philip
arjen
yaya
auto
karton
suuqa
cole
hoyo
van
ikar
kaka
totti
turkiga
4
Mas
raul
mata
coach
jimmy
aguero
tartan
amir
an
cr
mofarah2
ag
cup
mb
Gerrard
ar
fifa
jaabir
gh
cf
dd
el
k
m
rk
ivan
diego
yb
deco
valencia
bilad
moscow
sp
cole
dublin
p
c
wr
peter
s
som
stefi
gool
sa
live
talo
3geesood
sansiro
cl
iq
sharci
nani
obama
keevin
mesut
ribery
ramo
wargeys
xaj
miki
cars
bayern
qasaaro
faalo
guul
rk
axad
rayi
vodka
david
carlos
ibra
alex
italy
neymar
jm
wahiba
qorituur
pele
frank
sky
sigaar
warar
hapy
forlan
bo
ceni
uk
been
knaan
saaxiibo
kalasaar
guul
dheel
euro2012
94
heiko
enzo
barca
rambo
ciidwanaagsan
ciid
scholl
studio
cr7
xx
kn
komo
plus
anelka
aqlaaq
95
90
11
8
mark
top
top2
13
city
top20
krasic
adidas
ruwaayad
naxariis
2010cl
news4
top50
sergio
heeso
faalo2
top17
berlin
top188
samuel
h
USA
jimce007
9.10.10
rabat
anaconda
44
tr
65
39
matip
99
Dardaaran1
101
laroja
taageere
18
ru
188
manU
kalabax
cunsuriyad
Muntaari
2018
paulo
Na
pipo
kafiirso
Dream
70
chaos1
tj
rtl
19
psv
paul1
bebe1
fm
jimce1
top10
144
rmcr
clg
179
hx
Damac
bale
ft10
Ronaldo9
layaab100
lukaku
Klasnic
Tatiana
Klose
Bilal
Top48
Bus
Tirana
Topf
Erwin
Marcelo
Layaab105
Layaab106
Enke
Layaab107
Vettel
Faalo17
Baraf
Wardhiigleey
Layaab108
Faalo18
Campnou
Jawaab49
Maroodi1
Ronaldinho10
Testo2
Cl89
Arsenal111
Manchester
Mucjiso2
Muqdisho
Sport9
Ar10
Elclasico10
Obama7
Mo11
Barca5
Acmilan7
Xiriiriyesong
122
Top144
tijaabo
London2
News188
Pro7
News190
Sky8
Gomez
fh2
Yaxaas2
Guti
Skh
Gooldhalinta11
Nodagaal
Barca12
Messi41
Testo4
Pls4
wind
Xaalqaado
Liga4
Abidal
Aqoon1
Abaalmarin
Rooney10
Cruz
Cl11
N17
iq51
Pato7
Jawaab48
Mmo
R9
Africa2010
Bayern11
Dunga
Sir
Prince1
Ibra2
Rooney9
City1
S11
News3
Qadro
Lmb
Shil
Garoowe
Mootto
Bl2011
Bsb
Shimbiro
News299
Layaab384
Bl22
Aqoon18
Sa18
Rk2011
Daadis2011
Toni
Faalo128
News402
Worldno1
Laliga18
News341
Casumaad8
News342
Mucjiso14
Sara1
Dhac
Jacko
Faaqidaad89
Sa2011
Villa
N3
N3
Rc6
News345
Jap
Rvp
Shax2011
Tartan2011
News661
Ibra1
Newsxxx
Newsxx
Jahwareer
News369
Torres9
Nani99
Qilaaf3
Vbommel
Ddrogba
Gabana
Faalo189
Layaab262
Milito
Cesc
Ronaldo15
HeeybadJaceeyl
Obama2011
FcXiriiriye
Sport170
Barca111
DreamGoal
Faalo244
Modric
Cl8
Darbo2
Rdl
Torressp
R10
News121
Medo
News504
Rbra
Cl44
Cl445
SiyaasiAbidal
Om
Gattuso8
Horyaalada446
News447
Halx38
Chaos1
Chaos2
News448
NaceybNo1
Dhiigbax
Rr
News449
Schweini
Reds
News505
NewsBs
Ro2011
Lustig2
Cl41
Dani
Lucas
Dhulgariir
News451
News452
Layaab363
Clf
Cl364
NewsRj
Shabell
Faalo122
Layaab211
Duuliye
NewsAll1
News888
News603
Hx69
News605
NewsO2
Best20
Jupp2
News607
Mucjiso69
News608
News/609
News610
Mc120
Newsff
FaaloDheer224
FaaqidaadNews1
Silvio
Champions333
ClNews1
Layaab281
Newswl
Newstel
Clg4
NewsHs
El4
Bale16
Shil8
Samp
Eng33
NewsCr
LayaabMadrid
Mucjiso161
Ay
CelticBombe
Mucjisooyinka122
News664
Shakira
Clsm
Clrb
Newsrc
Mc64
Aroos2011
News668
Shaac
News688
Waayeel&Jaceyl
Jaceyl84
Newszam
Newsforyou
Db7
Nato1
Fcbh
Fcbh
slo
Newsmc
Magnet
Lnc
5goals
Kwc
Porto2011
Tornaado
Jh
News702
Muqdisho2020
News703
Volkano
Newsbm1
Lam
Saadaalcl
NewsBayram
Newcar
Fcbarca2011
Iv
Qb
Qudaar
Somnl
Cp
Johana
News709
Imt
Barwuah
Salah
Cars4
Nato8
Mf
Yeman7
Zl10
Qudaar18
Faalo166
Mmm
Baar
12jir
Becks
Yeman24
Ea2011
Erdogan
Canab2011
Somgirls
News811
2cudur
News812
China2
Mushaar2011
Sanchez
Duqeeyn3
Som11
H114
Rp2011
News818
Awahnsinn
Shq
Denhaag
News838
Calan9
Hulk
Gr
Qosol142
Jr10
LuxusH
Add886
Worldf
59jir
Newspr
Layaab421
Zizou
Jalbaab
Fct
Qaraw
Kaka3
AbidalFff
Inler
Newfatix
Sigaar1
Afs
Topc
Tartansom
Boloarg
Robinhox
Somxxx
Vidal
Mucjiso122
News841
Qarax7
Paco
Eurosom
Norwaytv
Oslo12
News868
Oslo44
Finland1
Jemes
Dalsan
Fadeexo4
50sano
Wc2014
Mukhtaar
Tr5
Newsx4
Xabaal
Neymar11
Syriax
News902
Awowe
Sergio20
Muqdisho7
Cup44
SaadaqArsenal
Xavi8
Qas
Blank1
Muq8
News944
Assad
News044
News904
Tallin
BarcaTv1
Liib44
Labrazil
Mancitykun
News961
Faalo233
Qurbaha18
Newsx11
Layaab641
Layaab642
Oscar11
KnanMuq
Layaab643
Towba
Lg23
Layaab644
Newsxr
Lib19
NewsCl2012
Layaab646
LigaNewsxx
WorldNews342
Blxxx
Mc346
Suaal162
SportNewsxxx
KawaankaNews
WorldNews368
Frankfurt
Suaal163
Euro2012xx
Muc369
Soonka2011
WorldTopxxx
Arda14
GerNews
NadalNews
NewsJ
Yaxaas
Yaxaas1
News984
LokNews
Qaddafi0
JuveStadium
WorldNews371
DhaawacN04
DhaawacN04
911
WorldSport979
KloseLazio
BarcaMilan
Cl73
Cr7l
CiyaalSuuq
WorldNewslb
Suaal164
WorldNewsxxxj
WorldSportNews975
Arsenal100Qasaaro
FabregasNasri
Cavani3
Virginia
Kanoute2011
Yeman8
ArsenalBoss
QadaafiBooto
AcMilan
Layaab621
NewYork23
Ribery7
OzilZdf
Evra3
Leaguexx
Sirte
Breno
EnzoZidane10
Sirte27
BrenoBrazil
Imtixaan
CeebSom
DagaalSyria
BooliisTevez
Mafia60
Ch115
Head2011
Edingoal
Sirte44
CescDhaawac
Faheem
Wenger15
WitheLion
Juve8
Nistelrooy
ItalyNews
JuanMata
Danny2011
Ibrahim
Sirte5
XasuuqArday
Xasuuq2
Tiiraanyo2
WiilashaZidane
Tuttosport
Tuttosport1
SirteH
Bildsport14
SportNewsbyo
ShakiraPique
Iliman
Marchisio
Marchisio1
SomaliaNews
/BilicSkysport
Baroortiiq
IkeaYaab
EPL2011
Sirte10
Fadeexo2011
LibaaxBahal
BojanRoma
Newsl
SerieA
Euro2012p
Euro2012t
Hulk8
VidicEvra
Newsff4
Cr72011
Qosol21
MacalinMorinho
WrwaaDabaal
Dabaalnimo
NewsCaalamka
KlaasJan
Pl8
NewsYe
Laliga7
RomaTotti
NewsPl
NewsSom17
ZeroZero
YemanNews17
HugoBoss
WorldNews18
Bundesliga9
VanPersieA
NoQarax
WorldNews19
BaniWalid19
ClNews19
CunsuriyiintaLazio
WorldNewshc
ClNews20
ChinaNews
Weekiyo90
LiibiyaNews21
Cr7Fadeexo
MeeydkiiQadaafi
Hurricane
QaranDumay
QosolkiiCr7
ZdfNo1
SafiaiyoAisha
ArdayIstanbul
UtdVsCity
Simoncelli
Simoncelli24
CityBoss
ReerBoateng
WorldNews26
JaceeylNews
WorldNews27
XanaaqBoys
McNews27
QudaarNews
RossiDhaawac
LaligaTaariikh
Delpiero1
Sarayevo
VanperGoal
QaameeyGanaax
LigaNews30
SyriaWar30
MasjidBilal
Bililiqo1
Sanca
Sanca1
Samatar
WaxMaqal
Kai3
CeebtiiCalanka
ClNews1
CassanoKalixanuun
SportNewscl4
RonaldoSigaar?
SigaarNo
Cr100Gool
CassanoQaliin
FanRomania
SportNewscassano
JaadJarmalka
CiqaabAdduun
BaashaalkiiXeebta
QabiirFerguson
Laliga11
IrinaCr7
RiberyZdf
IbraSweden
RiberyAljazeera
WurstGar1
SaadiNews
Muqdisho2011
SomaliaTeam
ReerRibery
QaaliKiin
BenjaminAguero
SirCulus
GutiBjk
KloseGomez
GuusNews
SomaliaNiyadjab
Erikkson
CiroTabliiq
YaabGer
MucjisoRabaani
MrBarry
GattusoQac
TopNews19
Qamaam
SportNewsmls
SaifDil
AdrianoFaan
Ramjeet
Milanello
AroosMuqdisho
ClAnfac
Samsung
DhacdoDil
PersieYaab
RobinhoSon
YaabkiiTaksiilaha
BilalAnelka
GaasCiyaar
Sixir1
Laliga14
Badiil
UnitedTacbaan
ÖzilGer
MaradonaTota
Ibra100
DhacNapoli
NoWar2011
SharadPawar
SpeedVscontona
RealTababar
SemonePepe
DrogbaBye
Kubo11
Marcelinho
StadiumMuqdisho
Award2011
CiqaabAduun1
Mahiga/Dheel
Mahiga
SyriaChaos
NewsKiev
Euro2012pu
NimcaNews
Malaysia
Bastian7
Koplenz
Fabregas2
WajiQaris
Koplenz2
RobbenBack
YaabBaraf
NaciimaNadar
Denhaagicc
Inler8
Sadexqabiir
NeymarBr
HaraantiKehl
kehl1
Lyon2
SyriaNews8
DagaalEng
TevezChaos
Caafimaad
ObamaKansas
Miami
TijaabiNasiibkaaga
Elclasico163
IskoorTimo
SaadaalSport
Elc163
PersieWacdaro
Ribery12
Hollywood
SuperMario
Policefr
LampardIskoor
BenzemaNews
Hleb
LyQabiil
ClubWorld
Alena
Jurgen
SamuelRs
MilanCoach
VillaJab
MuqdishoNabad17
MaradonaPele
MidabWacan17
Clfeb
Ayew
HalgameRonaldo7
LataliyeMessi
UsCiraaq
Buufis1
Mara18
VillaYaab
SportNewsma
RonaldoBashaash
SharifSakiin1
WadanQiiqay
DavidAlaba
NorthKorea
DalBurburay
SheeydaanSuarez
MessiOro1
MessiHooyadiis
MoFarah3
YayaAfrica1
AjaxAlkmaar
Elclasico8
FacebookPolice
Becki
Becki7
SportNewsnl
IniestaMiskiin
Bisad26
Premier League
Premier League18
PremierLeague18
Pl18
MasBr
Giggs38
MexesMilan
Elmundo27
Naxdin27
YaxaasVslibaax
CityNervos
ArshavinVodka
AntonioValenciautd
CobraVsbaby
MacalinkaGermany
AskartiiLamasia
MucjisoDhalatay
Antalya
Berbatov9
CalankaCeeymi2012
SirQasaaro
AlanShearer
CityQasaaro2012
Henry12
RooneyQasaaro
ByeBye2011
SergioA
MarcoReus
DembaBa
RoMo
EeyMucjiso
VanBuyten
HenryXl
AfduubSilic
SportNews8
FaCup
Jarmal9
Messi10
Cantona2012
HenryBack
ThomasCalankaceeymi
ManciniMany
ManUfans
Zebra
SportNews12
SyriaNews12
PersieHenry
PatoBarbara
Dachau
Kyle
QiyaanoNo1
MuqNabad2012
OldBoy
ArsenalCeeb
CuqdadNafsi
PastaDerby
MasiiboAduun
Sharad4
Titanic2
RonaldinhoCaato
YaxaasVsmas
AbidalAlves
CrBaashaal
PepeBeenboode
LibaaxVsmaroodi
AfricaCup2012
PepeVsmessi
CafMuqdisho
VolkanoIt
SenegalVssambia
FletcherNaxdin
TorresFadhikudirir
DannyWelbeck
DannyVsarsenal
DrogbaVssudan
MessiVsmalaga
AnacondaVscaiman
TunisiaVsmarooko
BaniWalidxll
BlackStars
QalaayeBalotelli
Horror1991
ClasicoNews
JarmalVsburcad
SiigoXaaraan
Kalou8
MucjisadaTunisia
Paul
DirkVsunited
GyanAyew
HambalyoDhalasho
Norway29
LecceInter
YaabDaanyeer
ValdesVsibrahim
Sudan1
PirloJuventus
KawaankaCiyaartooyda
AlahliVsalmasri
MilanBeerta
KalaCarar
TopSaadaal
TerryScandal
ParmaJuventus
AfricaCup4
TopNewsmuuqaal
GeorgeWeah
ChelseaBareejo
Xasuuq1
Homs
AudiBarca
TimoJilic
Mayuka
LiisCusub
Firinjeer1
Cent
ArgentinaSports
XiriiriyeFrankfurt
QuuqleSuarez
SuarezVsevra
Homs12
ZambiaChampion
RioFerdinand
RioFerdinand1
RealBack
LeverkusenBarcelona
QaraxdiidNew
EuropaLeague17
Finland18
InterQuus
GuusNews
GuusNews1
GuusNews4
FulaynimoNo
FaNews1
FadeexoTorres1
SyriaQax
SulleyMuntari
AgaasimahaXiriiriye
YaabAlaalax1
MarcaTopnews
NapoliChelsea
Zola
RobbinCiil
RobbinCiil
RobbinCiil1
MadaxdaCaalamka
ShirkaLondon
Homs24
XoriyadaSportiga
TorresQasaaro1
TorresQasaaro
SportNews26
BisadaBalotelli
Giggs900
RiberyGool
MessiGool28
YaabYaasiinka
Qarax27
France2012
ThomasMüller
ThomasMuller
DavidDaniela
PeterCh5
WajiQaris
WajiQaris1
GaasNorway
MessiVsswiss
CalankaShabaab
FrankRijkaard
HomsXasuuq1
Knaan2012
Bakaaro2012
AndreSchürrle
Andre9
Ibra3
LampardBoas
Ronaldo30gool
Ashley1
QamaamQaad
ChelseaBack
BayerInside
GunnersRossoneri
GunnersNasiibdaro
ChelseaBoss
MessiDuqeeyn
FarasShil
UnitedBilbao
LoveSong2012
BokoHaram
MessiSixir
HalgameRonaldo32
NairobiQarax
SabaayadQosol
Rabaani12
RooneyGool20
UsAfghan
PersieGool33
RonaldoCalaacal
OleMarseile
CaruurShil
TimojilicLampard
EeySaqajaan
CityUnitedbyebye
MessiPep
XiddigahaChampionka2012
SultanKosen
PaoloMaldinisky
BayernGools20
AliDaei10
Ali10
TorresBack
MessiMushaar
QarbudaadSyria
Muamba
FaysalJawaase
Messi234gool
Tacsi22
TevezBack
LongShoot
ToulouseFr
FuchsSchalke
IndhoSarcaad
RooneyRaaligelin
MorinhoBuuq24
AqoonSport24
MartinCaceres
CaceresJuventus
MasJahwareer
CarWir
TaangiCasri
ChamberlainArsenal
ForlanYaab
Bahdil2
BenficaChelsea
MarseilleBayern
UsAir
DalDhis
Llorente
SchalkeBilbao
GomezRiyo1
Toulouse31
MuambaNasiib
RobbenGoal
AgueroShil
MilitoTesto
SirdoonkaNorway
AntonioValencia25
California
MessiSeedorf
CiidankaRibery
Tacsi5
MeirelesChelsea
IbraQarxis
QasaaroQarax5
Johanna86
EuropaLeague4
ValdesSon
PakNews
SportnewsInside
DaadisXun
MilanBeerta
MilanBeerta2
CelticChampion
WaakumaXiddigaan
SongNasri
MessiRiyo4
BalotelliQalbicaruur
MorinhoWelwel
AbidalSalaad
GaariDiyaarad
Tulsa
RobbenQasaaro
JuveYaab
RigooradiiYaanyada
GanaaxJuve5
AnelkaYaab2
Heroin
PepeBeerta
SuntaMaska
BuunBuunis
QiyaanoAabaheed
ObamaProfi
Meeyd15
RonaldoGool41
LampardBack1
XabsiPakistan
RobbenVssubotic
ShabellTababar
NewsOslomaxkamad
XoogagaRealmadrid
Musaafurin
Ribery7
Ozil10
BalotelliBack
HalyeeyCech
MessiLamaantiisa
WaayeelXayeeysiin
RobertoRonaldinho
ElClasico219
Texas
TimojilicMusic
MessiCeeb2
QuruxBadal
RobbenBahdil
RooneyRajoxumo
SamuelKoch2
JuventusWacdaro1
VanpersieSharaf
SanJabis
EeyGeesi
SanQabsi
SunHalis
MessiRigoore
MarcoBorriello
BayernFagaarta
TaageereLadilay
QunsulBergan
ValenciaBeerta
SaxaafadaFull
Asturaad2
RiyadiiReal2012
RonaldoAmaan1
MarkoMarin
Southampton
SouthamptonBack
JanssenAjax
RonaldoMarcelo
VucinicWacdaro
CeebUnited
SarkozyQadaafi
PodolskiBalanqaad
ShabellDabaal
MorinhoIbra
ObamaAfghanistan
RealChampion
LibaaxXanaaqay
TrappatoniMaskax
ConteCeeb
WaxmaqalEey
RosenbergSweden
RooneySawaariikh
LjajicYaab
BoxingSnake
BluesReds
DooqJaceyl
KlaasGool
MessiGools50
MilitoMilankiller
Yaya4
Sharon
SorryNo
GermanyTeam2012
SalaantaHitler
FinalBukarest
ShilalXun
BulbulDhaawac
GoolFalcao
ShahinNajafi
DiiqaFrance2012
PepXaflad
MaroodiDifaac
FalcaoBest
Qaracan
Pokal12
DortmundWin
BommelXanaaq
CityChampion2012
DelPiero289
RonaldoGool46
Italy2012
MootoShil
NaxdintiiAduunka
CarlosRip
JetroWillems18
FatMan
Hollande
FerdinandMadaxanuun
MichaelOwen
IndonesiaYaab
Arena2012
SoomaaliMilyineer
SoomaaliMilyineer
SoomaaliMilyineer
ChelseaWin2012
Mucjiso20
EuropasChampions
TaksiileYaab
NapoliJuve
LiveChampionka
DhulgariirTalyaaniga
BayernKiller
YamanHalaag1
BayernHolland
Heeso iyo cayaaro video ah
 Shakira Waka waka - 
 Kow laba dheh kow - 
 Knaan waving flag - 
 Qaran dumay calanka saar - 
 Knaan America live - 
 Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin  - video
 halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada - video
 Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay - Video
 Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah - video
 Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad  - video
 Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro - video
 Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music - video
 Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music - 
 Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan - video
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music  - video
 Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday. - video
 Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010 - video
 Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid - 
 Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah  - 
 Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2  - Video
 Heesta Cida inta ka Daawo  - Video
 Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo - video 2
 Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm - Video
 Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo  - Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid



Xiriiriye.com