Xiriiriye iyo Xulashada Qamiista : Wiil lagu sheegay inuu Canadian yahay oo Luuqada Soomaaliga Perfect ugu hadlaayo (Halkaan ka Daawo)!
Arimaha Bulshada iyo Nabada waxaanu maanta idiin kugu heeynaa Wiil lagu sheegay inuu u dhashay dalka Canada oo Luuqada Afka Soomaaliga si Perfect ah ugu hadlaayo lana dardaarmaayo dadka iska weeyneysiiya Luuqadooda Hooyo iyaga oo si qaldan ugu faano Luuqado kale oo eeysan dhalasho iyo dhaqanba midna u laheeyn.
Sidoo kale Wiilkaan ayaa waxa uu ku amaanayaa Bulshada Soomaaliyeed dad xaga dhaqanka iyo Derisnimada Cajiib ku ah weliba is xiriirinta horumar ku gaaray , wuxuuna leeyahay bartaan aan taaganahay waxaa degan Awoowgeey mana is daaqulno maadama dhaqankeena uu sidaas yahay. halkaan ka Daawo >> : http://www.youtube.com/watch?v=qxxAZGU-LvE&feature=rec-exp_stronger_r2-2f-22-HM.