.
La Taliye Sare Lionel Andrés Messi & Halgame Cristiano Ronaldo dos Santos Aveiro oo kala xirtay Kaalimaha 1-aad iyo 2-aad Dhanka Laacibiinta Dunida ugu Mushaar qaadashada badan (By: America's Sports Illustrated ) .
America's Sports Illustrated wuxuu Sanad kasta marka la soo gaba gabeeyo Horyaalada Caalamka soo bandhigaa Cadeenta Xiddiga ugu mushaar qaadashada badan Dunida. Waxaa markii ugu horeeysay Sanadkaan Hogaamiye kooxeed ka noqday dhanka Hogaanka Mushaar qaadashada Xiddigaha Dunida ugu Lacagta badan Ciyaaryahan Leo Messi oo Laacibiin caan ah Daaqada kala baxay
Halkaan Hoose ka Akhri Cadeenta Warkaan :
1 Lionel Messi $43,800,000
2 Cristiano Ronaldo $38,800,000
3 Wayne Rooney $29,200,000
4 Kaka $27,300,000
5 David Beckham $26,800,000
6 Ronaldinho $25,800,000
7 Carlos Tevez $21,700,000
8 Frank Lampard $20,100,000
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com