Weli ma aragtay Wiil yar oo Madaxa si La Yaab ah ugu socda (Halkaan ka Daawo Mucjisooyinka Caalamka iyo Wiilkaan yar oo inta Lugaha loo taago ka dibna Madaxa si Laab ah ugu Boodaayo !! )
Wiilkaan yar waxa uu ka tirsan yahay kooxda Telefishinada & Tiyaatarada Caalamka ka Yaabsatay ee Jumping oo ka dhisan dalka Thailand. Kooxdaan ayaa wexeey Safar ku maraan wadamo badan oo Qaarada Yurub ah wexeeyna ku soo bandhigaan Show dadka ka yaabiya oo sabab u noqda ineey ku helaan Lacago fara badan oo kaga timaada Dadka u soo daawasho tago kooxdaan.
Mid ka mid ah Mucjisooyinka kooxdaan oo halkaan aanu idinkugu heeyno waxaad ka Daawan doontaan Muuqaalka kooxdaan oo inta eey Wiilkaan yar Lugaha kor ugu taagaan ka dibna uu socod Madax ah kaga bixi doono weliba isaga oo Bootin dheer ku daray.