La Yaab : Moskow oo Gubaneeyso iyo Kooxda Spartak Moskow oo Dalka Estland u Qaxday (Halkaan ka aqri kana Daawo)
Barnaamishka La Yaab oo Maalin kasta ka baxa www.xiriiriye.com ayaa maanta waxaan Mucjisooyinkii aad horay uga barateen ee soo tebinta wararka dhanka Sportiga ka yaabiya Umada kuna reebo La Yaab waxaad uga bogan doontaan Dabka iyo Qiiqa ka qarxay Maagaalada Moscow ee Caasimada Ruushka oo sababay in Kooxihii ugu tunka weeynaa Caasimada eey isaga cararaan Maadaama Magaalo madaxdii noqotay meel Uuro Madaw iyo Holac uu ka soo haray.
Dhirta gubatay ayaa ku heeraarsan gebi ahaanba magaalada, waxaana Qiiqa uu Jahwareer iyo Cabsi ku riday dhamaan dadka magaalada degan.
Caasimada Russia ee Moscow ayaa waxaa ka dhisan Kooxo caan ah oo eey ka mid yihiin ,Spartak Moscow, Zska Moscow, Dinamo Moskow iyo Lokomativ Moskow.
Kooxda Spartak moscow oo Axada Ciyaar kulul la yeelan laheed kooxda Hogaanka u heeyso horyaalka Russia ee Zenit St. Petersburg ayaa waxaa loo sheegay in Kooxda Spartak Moskow eey magaalada Caasimada ah ee Moskow gebi ahaanbna isaga qaxday oo meeshii eey Tababarka ku sameeyn jireen uu Qiiq Qarbuday eeyna Ciyaartooydii is arki waayeen.
Waxaa kaloo la yaab noqotay markii kulan aad u adkaa oo dhex mari lahaa Kooxda Koobka Dalka Russsia heeysata ee Zska Moscow Vs Dnamo Moscow loo sheegay dadweynihii daawan lahaa kulankaas in eeysan isku soo lug gooyn Garoonka maadama Albaabada la iskugu laabay amar ka yimid wasaarada Caafimaadka iyo ka hortaga dhibaatooyinka uu kiciyo Dabka & Qiiqa darteed.
Kooxda Spartak oo u Qaxday Magaalada Tallinn ee Dalka Estland oo Ruushka aan wax sidaas ah uga fogeeyn ayaa waxaa la filayaa in beri Kooxaha kale eey iyaguna raadsadaan meelo uusan Qiiqa dhibaato iyo Caburaad ugu geeysaneyn sida Wadamada Ukrain, Bulgaria, Belerusia, iyo Romaniya.
Warkaan La Yaab badan oo Teleefishinada Sportiga ee Caalamka sida Sky Sport & Canal Plus soo tabinayeen ayaa sababay inaan ilaa iyo beri in yar dib ugu dhigno Aqristayaasha www.Xiriiriye.com oo aan u balan qaadnay in uu Maanta soo bixi doono barnaamishka La Yaab-na uu ku saab sanaan doono sidan ( Muwaadin Soomaaliyeed oo Taageerayaasha Germany ka yaabsaday) Beri ayaad ka bogan doontaan haduu alle raali ka noqdo warkaas xiisaha badan ee Shaqsigaaas Soomaaliyeed ee ka yaabsaday Taageerayaal kor u dhaafaayo 50-kun oo qof.
Halkaan ka daawo Dabka & Qiiqa Qixiyey Kooxaha ka dhisan Caasimada Ruusha ee Moscow , Hoosna ka Aqri warar kii eey ka Qoreen Jaraaidyada Sportiga ee Caalamka oo aan idiin soo tarjunay: http://www.youtube.com/watch?v=tZpSVYYjGx0
Sport News
Moskauer Klubs fliehen vor Rauchwolke
Moskau (SID) - Die giftige Rauchwolke rund um Moskau hat die Klubs der Stadt zur Flucht aus der russischen Metropole veranlasst. ZSKA Moskau hat die Hauptstadt wegen des Qualms, der durch verheerende Torf- und Waldbrände verursacht wird, hinter sich gelassen und wird sich bis zum 11. August in St. Petersburg auf die kommenden Spiele vorbereiten. Spartak Moskau ist nach einem Zwischenstopp in Estland nach Jekaterinburg ausgewichen. Bis Montag hatte der Klub auf der Anlage des Klubs Levadia Tallinn trainiert.
Auch Dynamo Moskau, Klub von Kevin Kuranyi, will die Hauptstadt wegen der Rauchwolke verlassen und sucht derzeit nach einem geeigneten Trainingsgelände.
Wegen der anhaltenden Brände hatte die russische Liga das für vergangenen Sonntag angesetzte Derby gegen zwischen Dynamo und Pokalsieger ZSKA abgesagt. Auch die Begegnung zwischen Spartak Moskau und Tabellenführer Zenit St. Petersburg musste verschoben werden. Das Länderspiel der Sbornaja gegen Bulgarien am kommenden Mittwoch wurde von Moskau nach St. Petersburg verlegt.
W/D Omar Ali Omar
Xiriiriyaha sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com