Diego Alberto Milito oo ka dhaawacmay kooxda Inter milan , Fc Bayern Munchen oo ku faraxsan Arinkaas* Hadalo lagu qoslo oo eey is dhaafsadeen taageerayaasha Bayern Munchen , * Team-ka Dunida oo la sameeyey & Qabiiro caan ah oo lagu soo daray * & Warar kii Horyaalka Talyaaniga + Natiijooyinkii ugu dambeeyey ( Halkaan ka Daawo )
Weeraryahanka Qaranka Argentina & Kooxda Inter Milan ee Horyaalka Talyaaniga Diego Alberto Milito ayaa waxaa soo gaaray Dhaawac uu garoomada caalamiga ah uga maqnaan doono mudo bil iyo bar ah.
Diego Alberto Milito ayaa waxa uu ku dhaawacmay kulankii adkaa ee dhex maray kooxaha is neceb ee Inter Milan vs As Roma oo ku soo dhamaatay 5-3 oo eey guusha ku raacday kooxda Inter. Halkaan ka Daawo kulankaas oo ka tirsanaa Serie A >>> http://www.youtube.com/watch?v=k1kQuOmgfYE.
Diego Alberto Milito waa ciyaaryahankii dhulka la simay kooxda Fc Bayern Munchen Fiinaalihii Champions League 2009/10 oo kooxda Inter Fc Bayern 2-0 uga badisay
Halkaan ka Daawo Goolashii uu Diego Alberto Milito ka dhaliyey kooxda Bayern Munchen : >>> http://www.youtube.com/watch?v=cz2CcjYrxis.
Hadaba Taageerayaasha kooxda Fc Bayern Munchen oo ka war helay in Diego Milito dhaawacmay oo uusan safan doonin kulanka adag ee labadaan kooxood dhex mari doona 23-ka bishaan Febraayo ayaa wexeey hadalo la la yaabay isku dhaafsadeen Barta eey ku kulmaan Taageerayaasho kooxda Bayern Munchen ee lagu magacaabo FC Bayern München Fan Chat Forum.
Qaar ka tirsan Taageerayaasha Bayern Munchen ayaa ku faraxsan Dhaawaca Diego Milito maadaama uu yahay Ciyaaryahankii Quusiyey hada ka hor halka qaar kale eey soo qoreen inuu yahay Diego Milito Xiddig Duqoobay oo Waayeel ah eeyna adag tahay sidii uu gool uga dhalin lahaa kooxda Fc Bayern Munchen.
Diego Alberto Milito oo 31 jir ah ayaa waxa uu ka dhaawacmay Muruqa kore ee Lugta Bidix dhanka Bawdada waxaana iska cad in uu seegi doono ama safan doonin labada kulan ee dhex mari doona kooxaha isku ciil qaba ee Inter Milan Vs Fc Bayern Munchen oo wada ciyaari doona Koobka The Uefa Champions League.
*** Dhanka kale Horyaalka Serie A ee Talyaaniga oo la ciyaaray kulamadiisii 24-aad ayaa kooxaha wexeey iskugu ruux baxeen sidan !!
Genoa Vs Ac Milan wexeey ku kala bexeen 1-1 Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=CvgMOQ6d1bA.
Cagliari Vs Juventus 1-3 Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=uutRmtw1yBg .
Horyaalka Talyaaniga ayaa kooxaha wexeey isku macsalaameeyeen sidan :
| 05.02. |
18:00 |
Udinese Calcio |
2:0 |
Sampdoria Genua |
| 05.02. |
20:45 |
Cagliari Calcio |
1:3 |
Juventus |
| 06.02. |
12:30 |
FC Bologna |
1:0 |
Catania Calcio |
| 06.02. |
15:00 |
US Lecce |
2:4 |
US Palermo |
| 06.02. |
15:00 |
Brescia Calcio |
2:0 |
AS Bari |
| 06.02. |
15:00 |
SSC Napoli |
2:0 |
AC Cesena |
| 06.02. |
15:00 |
FC Parma |
1:1 |
AC Fiorentina |
| 06.02. |
15:00 |
Lazio Roma |
1:1 |
AC Chievo |
| 06.02. |
15:00 |
CFC Genou |
1:1 |
AC Milan |
| 06.02. |
20:45 |
Inter Milan |
5:3 |
AS Roma |
Kooxaha Serie A ayaa wexeey u kala horeeyaan Qaabkaan :
| 1 |
AC Miland |
24 |
14 |
7 |
3 |
40:19 |
21 |
49 |
| 2 |
SSC Napoli |
24 |
14 |
4 |
6 |
38:22 |
16 |
46 |
| 3 |
Inter Milan |
23 |
13 |
5 |
5 |
44:27 |
17 |
44 |
| 4 |
Lazio Roma |
24 |
12 |
6 |
6 |
30:22 |
8 |
42 |
| 5 |
US Palermo |
24 |
12 |
4 |
8 |
42:31 |
11 |
40 |
| 6 |
Udinese Calcio |
24 |
12 |
4 |
8 |
39:30 |
9 |
40 |
| 7 |
AS Roma |
23 |
11 |
6 |
6 |
35:30 |
5 |
39 |
| 8 |
Juventus |
24 |
10 |
8 |
6 |
40:30 |
10 |
38 |
| 9 |
Cagliari Calcio |
24 |
9 |
5 |
10 |
28:26 |
2 |
32 |
| 10 |
AC Chievo |
24 |
7 |
10 |
7 |
26:23 |
3 |
31 |
| 11 |
AC Fiorentina |
23 |
7 |
8 |
8 |
23:24 |
-1 |
29 |
| 12 |
FC Bologna |
23 |
8 |
8 |
7 |
25:30 |
-5 |
29 |
| 13 |
CFC Genou |
23 |
7 |
7 |
9 |
19:22 |
-3 |
28 |
| 14 |
Sampdoria Genua |
23 |
6 |
9 |
8 |
20:25 |
-5 |
27 |
| 15 |
FC Parma |
24 |
6 |
8 |
10 |
23:30 |
-7 |
26 |
| 16 |
US Lecce |
24 |
6 |
6 |
12 |
24:43 |
-19 |
24 |
| 17 |
Catania Calcio |
24 |
5 |
8 |
11 |
19:31 |
-12 |
23 |
| 18 |
Brescia Calcio |
24 |
6 |
4 |
14 |
20:31 |
-11 |
22 |
| 19 |
AC Cesena |
24 |
5 |
6 |
13 |
17:31 |
-14 |
21 |
| 20 |
AS Bari |
24 |
3 |
5 |
16 |
14:39 |
-25 |
14
|
Waxaa la sameeyey Team-ka Sportiga ee Dunida oo lagu soo daray sanadkaan qabiiro caan ah, Qiimeeynta ayaa u dhacday sidan >>:
The full Laureus World Sports Awards 2011 are as follows:
Laureus World Sportsman of the Year: Rafael Nadal
Laureus World Sportswoman of the Year: Lindsey Vonn
Laureus World Team of the Year: Spain World Cup Team
Laureus World Breakthrough of the Year: Martin Kaymer
Laureus World Comeback of the Year: Valentino Rossi
Laureus World Sportsperson of the Year with a Disability: Verena Bentele
Laureus World Action Sportsperson of the Year: Kelly Slater
Laureus Lifetime Achievement Award: Zinedine Zidane
Laureus Spirit of Sport Award: European Ryder Cup Team
Laureus Sport for Good Award: May El-Khalil, founder of the Beirut Marathon
Filo Goor Dhaw Warar Sport oo Top News ah +La Yaab iyo Ku biiri Aqoontaada Sport !!
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com