QALIINKII CABSIDA KA DIB : Antonio Cassano oo markii ugu horeeysay soo gaaray goobta eey ku Tababartaan Xiddigaha Ac Milan isaga oo Gees Gees u socda (Akhri War Bixinta).
Xiddiga Qaranka Talyaaniga iyo kooxda Ac Milan Antonio Cassano ayaa markii ugu horeeysay 17-Cisho ka dib waxa uu booqasho ku yimid Xarunta ay ku Tababartaan kooxda Ac Milan taas oo lagu magacaabo Milanello.
Ciyaartooyda Ac Milan lama socon mana ogeeyn inuu Antonio Cassano goobtaas imaanaayo wuxuuna xiligii uu imaanayey Milanelo u socday si Gees Gees ah oo waxa uu qof kaste dareemayey Qaliinkii halista ahaa ee lagu sameeyey Laacibkaas.
Dhamaadkii Bishii Oktoobar ayeey eheed markii Antonio Cassano laga Qalay dhanka Wadnaha ka dib markii Xiddid ku yaal Wadnaha uu dhiig ku faray Maskaxda.
Antonio Cassano oo 29 jir ah wuxuu Garoomada Caalamiga ah ka maqnaan doonaa mudo Sanad barkiis ah waxaana dhaafi doona inta ka harsan Horyaalka Talyaaniga ee Serie A-ga .
Cassano nach Herzoperation bei Milan zu Besuch
### Antonio Cassano ist nach seiner Herzoperation wieder zum AC Milan zurückgekehrt. 17 Tage nach dem Eingriff besuchte der Stürmerstar am Dienstag erstmals seine Teamkollegen im Trainingszentrum Milanello.
Der 29-Jährige soll bereits in den nächsten Tagen mit dem Rehabilitationstraining beginnen. Zunächst ist ein Ausdauertraining geplant.
Ende Oktober war beim italienischen Nationalspieler ein Loch im Herzen entdeckt worden, das zu einer kurzzeitigen Durchblutungsstörung im Gehirn geführt hatte. Cassano fällt voraussichtlich ein halbes Jahr aus, damit muss Italiens Meister wohl den Rest der Saison auf ihn verzichten.