Saxaafada dalka Talyaaniga oo Sharafta ka qaaday Macalinka Ac Milan Mr.Massimiliano Allegri >> " Waayeel Shaxaari ah oo Qooq dilay,, Halkaan ka Akhriso War bixinta Doonada lagu magacaabo Gloria Patrizi oo Bishi 2 jeer la seexan jirtay Massimiliano Allegri (Muxuu ka yiri arinkaan?)
Inta badan Saxaafada dalka Talyaaniga ayaa Dharka ka dhigtay Ceeb Taariikhi ahna dusha ka saartay Macalinka kooxda Ac Milan Mr.Massimiliano Allegri oo lagu eedeeyey isaga oo Xaas iyo Caruur leh inuu bishii labo jeer la seexan jiray Haweeneeyda lagu magacaabo Gloria Patrizi.
Haweeneeydaan lagu magacaabo Gloria Patrizi waa Doono ama Gabar aad u Naaso buur buuran wexeeyna soo saari jirtay Buugaagta lagu xayeeysiiyo Dumarka qaa qaawan iyo Filimaanta ay jilaan.
Arinta ugu yaabka badan wexeey tahay Macalin Massimiliano Allegri inta uu qarsan waayey Jaceeylka uu u qaaday Haweeneeydaan isaga oo Xaas leh ayuu waxa uu keenay inuu Dariiqyada ku dhuuqo isaga oo ku fakaray inaan loo jeedin ama meesha aysan ka agdhaweeyn Saxaafada Qalinka kulul.
Ciwaanadii ugu yaabka badnaa oo ay ka qoreen Saxaafada dalka Talyaaniga Macalin Massimiliano Allegri waxaa ka mid ahaa kuwaan "Waayeel qiyaamay reerkiisa,, >> " Waayeel Shaxaari ah oo Qooq dilay,, >> Da´´daas ayuu jiraa ka dibna wuxuu la seexday Doonooyin,, >> Macalin Massimiliano Allegri waa Aabo Ciyaal suuq ah oo Xaaskiisa qiyaanay,,. Hadaladaas iyo kuwo ka sii kululba waxaa qoray Jaraaidyada dalka Talyaaniga (Hoos ka aqriso mid ka mid ah maqaaladaas oo Af Talyaani ah.
Macalin Massimiliano Allegri oo Doonadaan ilaa sanadkii 2009-kii isticmaali jiray isaga oo Xaas leh waxa uu arinkaan ka yiri sidan " Wexeey doonayaan ineey igu diraan Xaaskeeyga iyo Wiilkeeyga oo aan aad u jeclahay,,
Massimiliano Allegri paparazzato in coppia con una ragazza bionda, con la quale rientra a casa la sera e scende a fare colazione il mattino successivo e che poi saluta con un bacio prima di andare a lavoro. Il flirt con Barbara D'Urso allora non esiste. La cosa era partita tutta dalla fatidica domanda di Signorini alla D'Urso. Durante l'Uno contro tutti di Domenica Cinque condotto da Brachino Signorini aveva chiesto alla D'Urso se era innomarata, alludendo forse a discorsi precedenti e alle voci di una storia con l'allenatore del Milan.
I due dicevano la verità, quindi, e la loro versione dei fatti è stata confermata dagli scatti comparsi su OGGI. La notizia di una presunta relazione tra Allegri e la D'Urso avrebbe indispettito entrambe subito pronti a sconfessare la cosa anche per rispetto dei compagni.
Allegri aveva rimarcato la cosa chiedendo rispetto non solo per la maglie Claudia ma anche per la serenità familiare e per il figlio Giorgio di appena un mese. Le sue richieste però hanno convinto poco, a maggior ragione se si fa beccare in flagrante con Gloria Patrizi, modella di Varese nota per i suoi scatti su playboy. Nel giugno 2009, infatti, la Patrizi viene immortalata per Palyboy in versione cowgirl. Modella di professione ha avuto un flirt con Nicola Paolinelli, uno dei tronista di Uomini e Donne ed è amica di Alessandro Martorana, l'ex fidanzato di Simona Ventura, a rivelarlo è sempre il settimanale OGGI.
Oggi la Patrizi è famosa anche per la sua liason con Massimiliano Allegri. Pare che la storia con l'allenatore del Milan sia abbastanza recente. Tutti attenti ai social network e a quanto la Patrizi scrive sulla sua bacheca di Facebook fonte inestimabile di notizie e di punti di partenza per indagini e nuovi scoop. Anche perché se Allegri pare essere geloso della sua privacy la Patrizi sembra non tenerci altrettanto.