 |
|
 |
miki |
 |

ILA QOSOL SPORT: Wiilka Ballack oo diiday in Garoonka laga dhex saaro ka dibna ooyey markii xoog looga saaray Ciyaartii Leverkusen Vs Wiesbaden & Taariikhda Aabihii oo kooban + Daawo News kale !! Michael Ballack Laacibka Xamaaliga qadka dhexe ayaa Garoomada ku soo laabtay ka dib dhaawac uu uga maqnaa ilaa ka hor Koobka Addunka. Ballack oo saftay kulankii Leverkusen vs Wiesbaden ayaa waxa eey kooxdiisa Cusub ku badiyeen 4-0. Michael Ballack oo inta badan ah nin Dadka uu aadka yaqaan ka qosliya ayaa waxa uu Garoonka la soo galay Wiilkiisa yar ee Anton oo aad ugu waalan kubada cagta. Ciyaartaan oo eheed mid saaxiibtinimo ayaa intii eeysan bilaaban waxaa dhacday in markii labadii kooxood isa salaameen iyaga oo wata Ciyaal yar yar ayaa waxaa Garoonka soo xaadiray Alabiitaraha oo sida aad la socotaan Ciyaar kaste oo caalami ah marka uu Garsooraha soo xaadiro ayaa garoonka laga baxshaa ama iyagaa orad uga baxo ilmaha yar yar ee mar kasta Kooxaha Caalamigu Gacmaha heeystaan. ILA QOSOL SPORT: wax lagu wada qoslay weey eheed. Cunuga Ballack ayaa diiday inuu Garoonka ka baxo balse Alabiitaraha ayaa u sheegay in Dadkaan uusan la dheeli karin oo aad uga waa weeyn yihiin. Ballack iyo Gudigii garoonka markii eey qasab uga sareen canugii oo oonaya ayaa waxa u soo dhawadaay oo weey diiyey sababta uu u doonayo inuu dad ka waa weeyn la ciyaaro? Ballack wiilkiisa ayaa yiri sidan: Aabe ayaa xalay markaan seexaneynay ii balan qaaday hadaan Caanaha iyo Cuntada dhameeysto inaan Kulaankaan wax ka dheeli doono !!! Ka dib Alabiitarihii oo qoslaya ayaa dhanka Ballack u soo dhaqaaqay oo Dhegta ka maroojiyey Michael Ballack si Cunuga yar ee beenta loo sheegay loogu qanciyo. Dhanka Kale Goolkii sii ugu horeeyey oo Rigoore ah ayaa u saxiibaxay Ballack kooxda Liverkusn xalay ciyaar ka tirsaneed Europa-Liga Ex Uefa Cup.. Taariikhda Michael Ballack oo kooban iyo Kooxihii uu u soo wada ciyaaray intuu maslaxa kubada cagta ku jiray Booska uu ka dheelo: Mittelfeld
Lambarka uu qaato: 13
Waxaa uu dhashay : 26.09.1976
U dhashay: jarmal
Dhirir kiisu waa: 1,89 m
Culeeys kiisu waa: 80 kg
Kooxaha uu wixii ka horeeyey 2010 u soo dheelay waxa ka mid ah sidan hoos ku qoran:
FC Chelsea, FC Bayern München, Bayer 04 Leverkusen, 1. FC Kaiserslautern, Chemnitzer FC, FC Karl-Marx Stadt, BSG Motor ?Fritz Heckert" Karl-Marx Stadt
sidoo kale u dheelid Qaranka Germany: Deutschland . Halkaan Ka Daawo Shaqadiisa badan ee dhanka kubada cagta: http://www.youtube.com/watch?v=UvZNkgMnvNw&feature=fvst Europa-League-Quali-Play-off 2010/11 oo wajigiisa hore la dheelay, Kooxda weeyn ee Juventus oo gaartay Guul muhiim ah oo guri kale ah waxaana sidaas oo kale Guryahooda ku wada badiyey Kooxaha Brossia Dortmond Napoli ,Liverpool, Stuttgart, Feyernoord, Leverkusen & CSKA Moskau. waxaa gurigeeda ku qasaartay oo 0-2 lagu garaacay kooxda Sporting Lisbon oo eey tuntay Bronby. Halkaan kala soco sida loo kala badiyey:
| 19. August: |
| Rapid Wien |
Aston Villa (ENG) |
|
1:1 |
| Sturm Graz |
Juventus (ITA) |
|
1:2 |
| Sibir Nowosibisrk (RUS) |
PSV Eindhoven (NED) |
|
1:0 |
| Paris SG (FRA) |
Maccabi Tel Aviv (ISR) |
|
2:0 |
| Bayer Leverkusen (GER) |
Tawrija Simferopol (UKR) |
|
3:0 |
| CSKA Moskau (RUS) |
Anorthosis Famagusta (CYP) |
|
4:0 |
| Hajduk Split (CRO) |
Unirea Urziceni (ROU) |
|
4:1 |
| Feyenoord Rotterdam (NED) |
KAA Gent (BEL) |
|
1:0 |
| KRC Genk (BEL) |
FC Porto (POR) |
|
0:3 |
| VSC Debrecen (HUN) |
Litex Lowetsch (BUL) |
|
2:0 |
| Galatasaray Istanbul (TUR) |
Karpati Lwiw (UKR) |
|
2:2 |
| US Palermo (ITA) |
NK Maribor (SLO) |
|
3:0 |
| Club Brügge (BEL) |
Dinamo Minsk (BLR) |
|
2:1 |
| Omonia Nikosia (CYP) |
Metalist Charkiw (UKR) |
|
0:1 |
| SC Vaslui (ROU) |
OSC Lille (FRA) |
|
0:0 |
| SSC Napoli (ITA) |
IF Elfsborg Boras (SWE) |
|
1:0 |
| Sporting Lissabon (POR) |
Bröndby Kopenhagen (DEN) |
|
0:2 |
| Steaua Bukarest (ROU) |
Grasshoppers Zürich (SUI) |
|
1:0 |
| Liverpool (ENG) |
Trabzonspor (TUR) |
|
1:0 |
| Celtic Glasgow (SCO) |
FC Utrecht (NED) |
|
2:0 |
| Borussia Dortmund (GER) |
Qarabag Agdam (AZE) |
|
4:0 |
| AIK Solna (SWE) |
Lewski Sofia (BUL) |
|
0:0 |
| Getafe (ESP) |
APOEL Nikosia (CYP) |
|
1:0 |
| Dundee United (SCO) |
AEK Athen (GRE) |
|
0:1 |
| AZ Alkmaar (NED) |
Aktobe (KAZ) |
|
2:0 |
| Dnjepr Dnjepropetrowsk (UKR) |
Lech Posen (POL) |
|
0:1 |
| CSKA Sofia (BUL) |
New Saints FC (WAL) |
|
3:0 |
| Slovan Bratislava (SVK) |
VfB Stuttgart (GER) |
|
0:1 |
| BATE Borisow (BLR) |
Maritimo Funchal (POR) |
|
3:0 |
| Lausanne Sports (SUI) |
Lok Moskau (RUS) |
|
1:1 |
| ETO Györ (HUN) |
Dinamo Zagreb (CRO) |
|
0:2 |
| Odense BK (DEN) |
Motherwell (SCO) |
|
2:1 |
| PAOK Saloniki (GRE) |
Fenerbahce Istanbul (TUR) |
|
1:0 |
| Villarreal (ESP) |
Dnjepr Mogiljow (BLR) |
|
5:0 |
| FC Timisoara (ROU) |
Manchester City (ENG) |
|
0:1 | !! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! W/D Omar Ali Omar Xiriiriyaha sportiga http://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.com
|
| |
|  |
Heeso iyo cayaaro video ah
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
| |
|
|
|