Wiil la yaabay Quruxda Dumarka Soomaaliyeed ka dibna la daba kacay Amaan Af Carabi ah & Wiilkaan oo sidoo kale Amaanay qaar ka mid ah Gobolada & Degmooyinka dalka Somalia (Daawo Warbixin +Muuqaal)
Dalal badan oo ku yaal Dunida daafaheeda Dumarka Soomaaliyeed waxaa looga qirsan yahay Midabkooda mid wacan oo qurxoon weliba si aad ah uga duwan Haweenka kale ee Qaarada Africa.
Waxaa xaqiiqo noqotay Hablaha Soomaaliyeed ineey dhanka Timaha iyo dhanka Indhaha aad uga qurux badan yihiin marka la la simo Dumarka kale ee Qaarada Africa iyo kuwo ku nool Wadamada Carabta qaarkood .
Mid ka mid ah Wiilasha la dhacsan Midabka Qurxoon ee Dumarka Soomaaliyeed ayaa amaan Af Carabi ah u soo jeediyey Hablaha Soomaaliyeed wuxuuna sidoo kale Luuqada Afka Carabiga ah ku amaanay qaar ka tirsan Gobolada iyo Degmooyinka dalka Soomaliya isaga oo amaantiisa daba dhigay Qoraalo Af Carabi ah.