HomeSportsContactSiiSiiSomband2011Bye20112012Naceeyb1RonaldoRiyo1
 Mucjiso iyo La Yaabka Dunida. Wiil Yar oo madaxa ku socda - Daawo video
 Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo noqday Xiddiga ugu Mucaaradnimada xoogan maslaxa ciyaaraha, Taageerayaasha Fc Barca, Juve & Inter Ma jecla Ibra  - Halkaan ka Daawo waxa eey ka sameeyeen Video
 Weli ma aragtay Eeey Kushineeto sidii Beniaadamka camal u wata oo weliba la soo jiireen kara ? - Halkaan ka Daawo Video
 Maajaajilo Mr Bean oo af Reer waqooyi ku hadlaayo halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Real Madrid oo Koobka Spain sidii Championka ineey qaaday camal ugu dalaabdegtay (Abaar Koob) - Video
 Halkaan ka Daawo Goolasha Serie A 2010/2011 Part 1 - Video
 Man City & Yaya Toure oo Man Utd Dhulka la simay inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo Heesta Dhibaatada uu leeyahay Facebooka laga sameeyey - Video
 Soomaalida hadeey tagtay Wadamadii Ciyaaraha kubada cagta laga soo gaaray weli wexeey ka dhamaan la yihiin ku ciyaarista Saraawiisha lugaha dhaa sheer & Kabo la aan - Video daawo yaabkaan
 Halkaan ka daawo Waayeel Jaceyl dartiis Wiil yar isku badalay ! - Video
 Halkaan ka daawo 15- Gool oo Top ah oo eey dhalinayaan Laacibiin caan ah  - Video ku raaxeeyso Golashaan
 Inta ka Daawo Heesta Safar oo Buuraha la isla koray - Video
 Halkaan ka Daawo Xiddigii Ebid ugu nasiibka badnaa, Ciyaartiisii ugu horeesay oo safay ayuu Goolkii Sanadka dhaliyey - Video Daawo
 Halkaan ka Daawo Heesta Canab oo Jaceyl dartiis Cuntada lagu kor fakaray - Daawo Mirahaan Caashaqa !
 Eric Abidal oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Ciyaartooyda & Taageerayaasha FC Barcelona - Daawo Cadeenta !
 Halkaan ka Daawo qaabka uu Eric Abidal u duceeysto una Difaaco kooxdiisa Fc Barcelona - Video Murugo ah
 Halkaan ka Daawo Ciyaartooyda Caalamka ugu Caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen Qeybtii 4-aad - Video
 Laacibiinta Caalamka xiligii eey Caruurta ahaayeen halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad - Video
 Mario Ballotelli oo mararka qaar eey Maskaxdiisa gadal gadaal u shaqeeyso - Halkaan ka Daawo Qaabdarada uu sameenaayo
 Halkaan ka Daawo Nin Mareeykan ah oo Af Soomaaliga si wanaagsan u bartay hadana la baxay magaca Jabriil ! - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Wariyaha Tv-ga qaranka Japan oo Taageero isla qarin waayey ka dibna qeeylo ku dhaqaaqa - Video
 Hablaha ama Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Hablaha kale ee Qaarada Africa aad uga Qurux badan yihiin welib shaqo ka hela mar kasta xayeeysiinta Dharka - Video Daawo dumarkeena Soomaaliyeed Quruxdooda
 C.Ronaldo oo Ceejo dhakab ku siiyey xiddiga eey hada iskugu jecel yihiin Ciyaartooyda ee Marcelo & C.Ronaldo oo Qadariya Laacibiinta eey Dagaalka isku bartaan ka soo biloow xiligii W.Rooney !! - Daawo Saqiir Suujintaan 1
 Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Germany oo 1993-kii ka dib markii ugu horeeysay si Dirqi ah uga badiyey Xulka Qaranka Brazil ! - Video
 Saqiir yar oo Cabista Sigaarka Iskoor cusub jabshay Inta ka Daawo yaabkaan - Video
 Gabar Soomaaliyeed oo Su´aal si toos ah u weeydiisay Madaxweeynaha Mareeykanka Mr. Barack Obama halkaan ka Daawo - Video
 Caasi waalidiinoow Xaal qaado. Halkaan ka Daawo dhalinta Yurub ku kortay sida eey Waalidkood uga inkaarsadaan ! - Video Tiiraanyo
 Qixii iyo Kala cararkii Shabaab ku dhacay ka dib markii eey Mamnuuceen Ciyaaraha kubada Cagta Daawashadooda Hees lagu alifay Halkaan ka Daawo Cuqubaa qabsatay Sport Naceeybkooda - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Fc Barcelona Fc Porto ka qaaday Super-Kobaha Yurub 2011 - Video
 Maxaad kala socota sida eey isku Jeclaayeen xiligii eey Caruurta ahaayeen Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas iyo Gerald Pique : Inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo 11 Septembar Dhibkii dhacay iyo Dhiigii daatay - Video
 Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fenerbahce oo garoonkooda laga mabnuucay halka Dumarkii & Caruurtii loo ogolaaday eey soo xaadireen 46-kun oo Taageere ka dibna Garoonkii waxaa is qabsaday Qeeylo aan horay loo arag - Video
 Yaab : Ronaldinho oo Qalay Cristiano Ronaldo halkaan ka Daawo  - Video
 Hooyada Dhashay Mesut Özil iyo Walaashiis sida eey ugu egyihiin halkaan ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo kooxaha Isku magaalada ah ee Ifka iskugu neceb iyo qaabka eey isku Jilaafeeyaan  - video
 Wacdaraha & Mucjisooyinka Laacib Frank Bilal Ribery Halkaan ka Daawo - Top Video
 Halkaan ka Daawo kulan Xaraarad badan oo dhex maray Germany Vs Turkiga & Laacibiin Saaxiibo ahaa oo is jilaafay - Video
 Halkaan ka Daawo Qosolkaan C.Ronaldo oo Difaaca Qaranka Spain inta is dul saaray suu gambis ugu waday iyo Goolkii Sanadka oo uu dhali lahaa ayaa waxaa si qaab daran Hobseet uga galiyey Nani ka dibna Taageerayaasha C.Ronaldo wexeey Nani ku tilmaameen Stupid !! - Video : Taageerayasha C.Ronaldo oo Nani Stupid ku tilmaamay !
 Mucjisooyinka Caalamka : Halkaan ka Daawo Libaax si toos ah u Cunay Ninkii Xanaaneeyn jiray & Askar goobtii timid oo Libaaxii Xabad la dhacday !! - Digniin :Ha isku Daawan hadaad ka nixi doonto !!
 francesco Totti oo Horyaalka Talyaaniga ka dhaliyey in ka badan 201 Gools, Halkaan ka Daawo kuwii ugu wanaagsanaa ! - 201 Totti Goals
 Halkaan ka daawo wiilka zidane enzo zidane oo wacdaro cusub la soo baxay iyo aabihiis oo markasta kor ka waardiyeeya - video daawo
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee serie A 2010/2011 - DAAWO VIDEO GOOLAL RAAXO AH !!
 Halkaan ka daawo Goolashii horyaalka Ingririiska ugu Xaraarada badnaa 2010/2011 - Video ku Raaxeeyso from Xiriiriye
 Halkaan ka Daawo Goolal Mucjiso ah qaasatan kuwa Biriqda ah oo uu dhalinaayo Robin Van Persie - Video Daawo Goolasha Biriqda
 Weeraryahan Luis Suarz oo Caalamka looga yaqaan Shaydaankii Qaniinyada halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay - Vedeo Luis Suarez waa Xiddig jiran
 Mararka qaar falalka uu ku kaco Weeraryahan W.Rooney Caruurta xitaa kuma fakaraan - Daawo Video Ceebta uu dhigay W.Rooney
 Yaab : Xiddigii Qaranka Italy ee dhanka Tartanka Mootooyinka Caalamka oo Taageerayaashiisa ka dalbaday ineey Websetkiisa cusub ku darsadaan Daqiiqado yar ka dibna si Live ah u geeriyooday - DAAWO Marco SiImoncelli oo si Live ah u geeriyooday
 Weli ma aragtay Odayaal Weekiyo Waayeel ah oo inta Ciyaar eey ka badiyeen Koox Dhalinyaro ah ka dib Bakoorado soo qaatay Ciyaartiina qanaday !! - DOO XAYEEYSIIN TOP AH
 Halkaan ka daawo Ujeedo xun  - video
 Halaan ka Daawo C.Ronaldo Wiil uu abti i u yahay, Walaashiis iyo Eeeygisa - video
 Taageerayaasha Leo Messi oo C.Ronaldo ku tilmaamay sigaar yacab hubeeysan Halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa Uefa Champions League 2010/2011 - Muuqaa Video
 C.Ronaldo & Leo Messiga cusub halkaan ka Daawo Mucjisada soo socota  - Video
 Qosolkii ugu yaabka badnaa Calaamka >> Halkaan ka Daawo Niman Cadaan iyo Madoow ah oo Dadka waalay ka dib markii ay iskaga dhigeen ineey hal Ruux yihiin (Yaaab) - Qosolkaan Daawo hadaad rabto inaad Madax Xanuunka iyo Xanaaqa iska iloowdid !!
 Halkaan ka Daawo Laacibiin caan ah oo laga dhigay Dhirta ay ka baxdo Paastada loo yaqaan Nudel-ka Spaghetti  - Muuqaal Video
 Weli ma daawatay Baashaalkii ugu kululaa ee Leo Messi iyo Lamaanihiisa? Inta ka Daawo Messi oo Qosol ka bixi la  - Video Baashaalkii Leo Messi
 Taladii Toora Boora >> halkaan ka Daawo Ruwaayad Qosol badan oo Qaraxyada Shabaab laga sameeyey  - Video
 Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Aguero oo Wiilkiisa Benjamin Aguero isaga oo aad u yar ku bilaabay barista Darbooyinka kulul - Daawo muuqaal Video
 halkaan ka daawo muuqaal aad naxdin badan oo wariyaha Aljazeera uu ka soo diray dalka somalia gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeeda  - Video Naxdin iyo Murugo xambaarsan
 Neymar oo lagu wado mustaqbalka dhan inuu ku biiro Real Madrid kana dhiciyo Barca iyo Messi oo iska bartay - Daawo Video
 Ninkii Taksiilaha ahaa muxuu sameeyey markii ay damceen Leo Messi iyo Mascherano ineey gaarigiisa ka degaan - Daawo Yaabka Video-ga
 Daawo Goolal aad u qurxoon - Daawo Goolal aad u Qurux badan
 Fc Barcelona oo qaaday Koobkii Qaaradaha > Daawo - Daawo Barca oo qaaday Koobkii Qaaradaha
 Daawo Wacdaraha Laacib Benzema - Video
 Daawo Pass-kii Waalida ee David Beckham - Video
 Giggs iyo Henry oo isku faanay, mexeey isku sameeyeen halkaan ka daawo - Video
 Fernando Torres muxuu ku soo kordhiyey Fc Chelsea? Aaway Lacagtii faraha badneed? Wuxuu ka bixi la yahay Xayeeysiin iyo Lacag aruursi kale Halkaan ka Daawo yaabkaan  - Video
 Gambis aad u Xaraarad badan halkaan ka Daawo - Video
 Farxadii & Dabaaldegii Diyaarada Dusheeda >> Iniesta,Messi, Pique, Puyol iyo Xavi Hernandez DAAWO - Video
 Halkaan ka Daawo QosolkaanLaacibiinta ugu caansan Caalamka ma yaqaaniin Luuqada Engliash-ka - Video Muuqaal
 Daanyeer Caalamka ka yaabsaday Daawo yaabka uu sameenaya. - Video Yaab Daawo
  MesutGer

 

WORLD SPORT NEWS : 24 Bishii Apriil Sanadkii 1996 ka dib Qaranka Germany oo Guuldaro dhabarka u saaray Xulka Holland,* Kulamadii Euro Play Off oo lagu kala baxay ,* Qaranka Talyaaniga oo Gurigiisa lagu Qararamsaday,* England oo Xulka Sweden Dirqi uga badisay iyo Qaranka Argentina oo Ceeb ka bad baaday (Halkaan ka Daawo Kulamo adag oo dhacay)
 
*** Dalalka Jarmalka iyo Holland oo dhanka Ciyaaraha kubada cagta aad iskugu ximiya ayaa kulan adag wexeey isku balansadeen Garoonka WM-Arena oo ku yaala magaalada Hambrug ee dalka Germany waxaana Garoonkaas soo xaadiray Taageerayaal kor u dhaafay 51.500 oo Qof.
 
Germany oo Xulka Oranjiga Holland 3-0 uga badisay waxaa Goolasha u kala saxiixay Ciyaartooyda kala ah Thomas Müller Daqiiqadii 15-aad, Miroslav Klose Daqiiqadii 26-aad iyo Laacib Mesut Özil oo u Sadexeeyey Qaranka Holland Daqiiqadii 66-aad.
 
Xulka Germany waxaa Dhaawac ahaan uga maqnaa Laacibiinta kala ah Philipp Lahm iyo Bastian Schweinsteiger oo u wada ciyaara kooxda Fc Bayern Munchen halka Niederland/Holland eey ka maqnaayeen Laacibiin muhiim ah sida Rafael Van Der Vaart iyo Arjen Robben oo iyagana u kala ciyaara kooxaha Tottenham & Fc Bayern Munchen.
 
 1959-kii ayaa ugu dambeeysay Jarmalka oo gurigiisa Goolal sidaas u badan kaga badiya xulka Holland oo inta badan Xanjo camal iskugu kooleeyn jiray.
Qaranka Germany Taariikh ahaan mar eey ka badiyaan Xulka Holland waxaa ugu dambeeysay Ciyaar eey 0-1 kaga soo badiyeen24 Bishii Apriil Sanadkii 1996 taas oo ka dhacday Magaalada Rotterdam ee dalka Holland .
 
Ciyaartaan oo eheed mid Saaxiibtinimo balse maal mihii ugu dambeeyey waxaa Faan raaxada iskaga qaaday Saxaafada labada dal kuwaas oo qorayey ineey Guusha iyaga ku dambeeyn doonto. Halkaan ka Daawo Ciyaarta Germany Vs Holland >>> http://www.youtube.com/watch?v=QB56f-3Z244 .

 
*** Dhanka kale Garoomada Qaarada Yurub waxaa ka dhacay Kulamo adag oo loogu magac daray (Isku Diyaarintii Euro 2012) waxaana Garoonkooda dharka looga dhigay Xulka Qaranka Talyaaniga ee La Nazionale Squadra Azzurra . Xulka Italy oo ku ciyaarayey magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga waxaa 0-1 ku suul daartay Uruguay . Goolka Uruguay waxaa daqiiqadii 3-aad ee ciyaarta qeeybteedii hore Qaranka Talyaaniga kaga naxsaday Ciyaaryahan Fernandez. Halkaan ka Daawo Italy Vs Uruguay >>> http://www.youtube.com/watch?v=ntGfBRz6Mnk
 
*** England oo London ku ciyaareeysay wexeey Gool dirqi ah kaga badisay Xulka Sweden waxaana goolkaas u saxiixay Daqiiqadii 22-aad Ciyaaryahan Barry.

***Xulka Costa Rica wexeey bareejo 2-2 ah ku qabteen Qaranka Spain waxaana labada dhinac goolasha u kala saxiixay Brenes (31.), Campbell (42.) dhanka Spain waxaa goolasha u saxiixay David Silva (82.) iyo David Villa (90.)
 
 
***Dhanka Xulalkii la isku celiyey ee Euro 2012 Play Off ayaa waxaa si toos ah ugu soo gudbay koobka Qaramada Yurub oo lagu wado inuu ka furmo bisha Juun ee sanadka dambe (dalalka Poland iyo Ukraine) Wadamada kala ah Portugal , Croatia, Irland iyo Czech Republic.
 
 
*** Portugal wexeey 6-1 iskaga reebtay Bosnia-Herzegovina waxaana Goolashaas tirada badan u kala saxiixay Ciyaartooyda kala ah C. Ronaldo (8., 53.), Nani (24.), Postiga (72., 82.), Veloso (80) Labada Gool Qaranka Bosnia waxaa u kala dhaliyey Ciyaaryahan Misimovic (41), iyo Spahic (65.), Croatia Vs Turkiga 0-0 ayeey isku macsalaameeyeen , Irland Vs Estonia 1-1 ayeey ku kala bexeen , Montenegro gurigeeda waxaa 0-1 ku suul daaray Qaranka Czech Republic. Halkaan ka Daawo Portugal Vs Bosnia >>> http://www.youtube.com/watch?v=XkQf0jjjoFw .

 

*** Xulka Qaranka Argentina wuxuu ka bad baaday Ceeb iyo Fadeexo qarka u saarneed in Laacibiin badan lugtooda la furo oo Qarankaas eey iskaga tagaan weliba boos loo baneeyo Xiddigo yar yar oo Baahi kubadeed qaba.

Saxaafada Caalamka wexeey qoreen inuu Xulka Colombia si xarago leh ku garaaci doono Leo Messi iyo Jabhadiisa maadaama Venezuela iyo Bolivia oo Colombia aad uga awood yar eey ku suuxeen dhibco muhiim ahna ka xayuubsadeen Xiddigaha Qaranka Argentina. 

Saadaashaas ma dhicon oo waxaa 1-2 looga soo badiyey Xulka Qaranka Colombia waxaana markii ugu horeeysay Gurigooda ku soo laabtay Xiddigaha Argentina iyo Leo Messi oo qoslaya iskana tir tiray ilintii badneed ee maalmahaan ka muuqatay wajigooda. Halkaan ka Daawo Ciyaarta Colombia Vs Argentina >>> http://www.youtube.com/watch?v=qeO2RgtCXHc .

*** Meel ku qoro wararka Tarjumista u baahan ee ku jira keeydka Xiriiriye.com kuwaas oo ah Warar cadeen wata weliba goor dhaw soo caga dhigan doona >>> Qeeybtii 2-aad iyo qeeybtii 3-aad Xiddigo Faqri iyo baahi ku soo koray oo maanta Taajiriin isku badalay.*** 10 Ciyaaryahan oo 5 ka mid ah magacyadooda uu Soomaali ahaan caay yahay halka 5-ta kale uu magacyadooda Amaan yahay. *** Mid ka mid ah Xiddiga ugu caansan caalamka oo noqday waxa eey soomaalida u taqaan Af Xaaraanka, Xiddigaan waxaa ka soo horeeyso Caayda xun ee Afkiisa baratay, balse xumaan kama ahan oo waxaa la sheegay inuu yahay Laacib bashaash ah balaayada heeysata oo kaliyahna wexeey tahay caaydaas oo hala hees u noqotay qofkii salaamana wuu ku gamaa isaga oo wax xumaan ah aan kala jeedin weliba qoslaya (arintaan oo bahda Xiriiriye.com ka yaabsatay)

*** Qofkii ku yiraahda Laacib Frank Lampard dadka kama qoslin karo been dheh !! Lampard oo Xaflad Aroos ah wacadro ka dhigay iyo Xaaskiisa oo dharbaaxo Kaftan ah ku kala jiiday (yaab) Wararkaan ALL COMING SOON) !!
 
 
FILO WAX GOOR DHAW WARAR TOP SPORT NEWS AH OO MUCJISOOYIN XAMBAARSAN :
 
 
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka)

 
LukasPo
MesutGer
MessiTiiraanyo
FabregasAlaalax
SportNewsxaf
FaqriDimaria
WurstGar
RobinhoShow
Fadeexo5
CalankaBjk
NewsAfp5
BilicSky4
WorldNews411
MvsR
Cl11
Xaalqaado
Tacsi2
nabad1
somalia1
X2
News890
Sweden4
Lulyo1960
Clfn2011
Clrb
CelticBambo
lust
somalia1
22
yaab
fabiano
Top11
bs
r
JohnR
cars
Fcbh
LeoGoal
Faallo91
Aroos31
133
world
fcc
KunAguero11
Heeso iyo cayaaro video ah
 Shakira Waka waka - 
 Kow laba dheh kow - 
 Knaan waving flag - 
 Qaran dumay calanka saar - 
 Knaan America live - 
 Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin  - video
 halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada - video
 Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay - Video
 Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah - video
 Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad  - video
 Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro - video
 Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music - video
 Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music - 
 Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan - video
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music  - video
 Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday. - video
 Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010 - video
 Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid - 
 Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah  - 
 Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2  - Video
 Heesta Cida inta ka Daawo  - Video
 Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo - video 2
 Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm - Video
 Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo  - Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid



Xiriiriye.com