Barnaamishka Aqoon is weeydaarsiga Sport ee ka baxa www.xiriiriye.com ayaa mar 2-aad boorka laga jafay wuxuuna soo bixi doonaa isbuuc kasta maalmaha Weekend haduu alle raali ka noqdo. Tix gelin & Balan qaad aan u sameenay Akhristeyaal fara badan oo ku xiran Xiriiriye.com ayaa suurto gelisay in bahda xiriiriye.com shuruud la´aan kor u sii qaadaan Barnaamishka Hal Xiraalaha Sport & Aqoon is weeydaarsiga guud.
Su´aasha Hal Xiraalaha Isbuucaan ayaa wexeey tahay sidan: Waa kuma Ciyaaryahankaan Wajigiisa uu qeeybta qarsan yahay? Soo sheeg Fadlan Magaciisa iyo kooxda uu u Ciyaaro !! Halkaan noogu soo dir Jawaabtaada & Magacaaga oo sadexan soona raaci hadaad Neenaas leedahay adoo mudan >>> xiriiriyesports@hotmail.com Mahadsanidiin .