New: Xiddiga Qaranka Cameroon iyo kooxda Fc Schalke Joel Matip oo Isbitaalka loola cararay, maxaa laga helay? (Aqri war bixinta oo Tarjuman)
Ciyaaryahanka qaranka Cameroon iyo kooxda Fc Schalke ee horyaalka Germany Joel Matip ayaa qandho iyo xanuun aad u daran ka dib waxaa loo la cararay Isbitaalka. Baaritaan saacado qaatay ka dib ayaa Xiddigaan oo ka ciyaara dhanka Difaaca kana soo laabtay dhawaan dalka Cameroon oo ciyaar qarankiisa uu dheelaayo ugu maqnaa ayaa waxaa laga helay malario. Joel Matip ayaa xitaa waxaa looga shakiyey oo baaritaan uu ku socdaa walaashiis oo ah Dhaqtarad taas oo inta badan eey la yaaban yihiin Saxaafada Sportiga. Joel Matip waa 18-jir wuxuuna isku heestaa labo dhalasho oo kala ah Jarmal iyo Cameroon madaama hooyadiis tahay Jarmal Aabihiisna ka soo jeedo dalka Cameroon.
Xiddgaan ayaa waxa uu ka mid yahay Difaacyada ugu dhaa dheer horyaalka Jarmalka wuxuuna mar kasta kooxdiisa goolal aad u qurxoon ugu dhaliyaa Madaxa. Joel Matip ayaa waxaa dadka iyo Wariyaasha intii Isbitaalka ku soo aragtay ku sheegeen sidii qof suuxsan oo kale maadaama qandhada Malariyada eey si weeyn jirkiisa ugu yaacay ama u saaqday . Warkaan ayaa waxaa Live u soo tabiyey Bild-sport. Wixii arinta laacib Joel Matip ku soo kordha dib ayaan idin kaga soo gud bin doonaa haduu alle idmo
(Hoos ka aqri warbixinta ciyaaryahankaan oo Af Jerman ah)
Schalke Profi Joel Matip könnte an Malaria erkrankt sein und ist seit heute Vormittag in der Essener Uniklinik.
In Klinik eingeliefert
Heute vormittag wurde Schalkes Abräumer Joel Matip in die Uniklinik in Essen eingeliefert. Matip hatte hohes Fieber und Magen-Darm-Beschwerden. Der erste Verdacht lautet Malaria! Wie die BILD berichtet, könnte sich Matip in seiner Heimat Kamerun mit der Krankheit angesteckt haben, denn bereits nach seiner Rückkehr klagte er über entsprechende Symptome, die für eine Malaria-Erkrankung sprechen. Wie die BILD weiter berichtet, brachte ihn darauf hin seine Schwester, welche selbst Ärztin ist, sofort ins Krankenhaus. Mindestens eine Nacht soll der Schalker dort noch unter Beobachtung bleiben.