LA YAAB : Ivan Gennaro Gattuso oo Cudur Xun laga helay iyo Cudurkaan oo inta badan Saxaafada laga qariyey balse hada waxaa qiray Dhaqtarkiisa iyo Macalinka Ac Milan Massimiliano Allegri ,* + Sport News >> Mid ka mid ah Xiddigaha da´da yar oo Kooxaha ugu waa weeyn Qaarada Yurub ay isku heeysteen ayaa ku biiray koox Cusub oo iyana Caan ah (Halkaan kala soco Warar Top Sport News ah oo Tarjuman )
*** Weli ma dhicin inta Taariikhda Ciyaaraha Kubada cagta la ogyahay Cudur la mid ah midka Laacib Ivan Gennaro Gattuso oo ku dhacay Laacibiinta Caalamka. Cudurkaan Xoogiisa waxaa lagu guuleeystay in Saxaafada laga qariyo ilaa uu ka soo Caafimaadayey Ciyaaryahan Ivan Gennaro Gattuso .
Taariikhdu markeey eheed 9-kii Bishii Sebtembar sanadkii 2011 waxaa Ciyaaraha Caalamiga ah ama Garoomada laga fadhiisiyey Ivan Gennaro Gattuso oo lagu sheegay inuu dhaawacmay balse xaalada ayaa hada si toos ah u Fashilantay oo waqtiga sidaas u fog ee uu Garoomada ka maqnaa Mr.Gattuso ma aheeyn Dhaawac iwm.
Ivan Gennaro Gattuso waxaa ku dhacay Cudur Indho Xanuun ah oo ka yimid dhanka Maskaxda kaas oo lagu sheegay ineey ugu wacan tahay dhanka Nervaha (Ursache für die Augenerkrankung war ein ausgefallener Nerv).
Macalinka Ac Milan oo Sxaafada la hadlayey waxa uu yiri sidan " Gattuso markaan wuu Caafimaad qabaa wuxuuna Daawooyin wanaagsan soo qaadanayey mudo dhoor Bilood ah waxaana doonayaa kulanka Saaxiibtinimo ee kooxaha Ac Milan Vs Paris Saint-Germain ku dhex maraya magaalada Dubai inaan dheelsiiyo ugu badnaan mudo 45-Daqiiqo ah,,
Arinta Caalamka oo idil ka yaabsatay wexeey tahay Dhaqtarka Gattuso oo yiri sidan " Hada wuu soo wanaagsanaaday laakiin awal ka soo biloow ilaa 2006 wuxuu isku arkay Cudur ah isaga oo Isha Bidix ku arkayo ama la noqoneeyso wax walba labo,, (Yaab Isha bidix 2-Muuqaal ayeey wax kasta uga dhigeeysaa >> auf dem linken Auge doppelt sah). HOOS KA AQRISO WAR BIXINTA OO TARJUMAN !!
Ivan Gennaro Gattuso waa 33 jir waxaana weli u socda Daawooyin taas oo la rajeenayo inuu si wanaagsan ugu Caafimaado una joojiyo Xanaaqaan faraha badan ee sabay Indha Xanuunka dhanka Nervoska Maskaxda ah .(Fiiro Gaar ah Kulankii Saaxiibtinimo ee Ac Milan Vs Paris Saint-Germain wuxuu ku dhamaaday 1-0 oo ay Rossaneri Ac Milan ku badisay waxaana Milan Goolka u Saxiixay Daqiiqadii 4-aad Alex Pato).
Taariikh ahaan Xanuun dhanka Indhaha ah waxa uu ku dhacay inta Taariikhda Ciyaaraha Kubada cagta la ogyahay Laacibkii hore ee Qaranka Holland iyo kooxda Juventus Edgar Davids kaas oo Dhaqtarkiisa uu u soo qoray inuusan Ookiyaalo la´aan dheeli karin Ciyaaraha Kubada cagta maadaama Dhidid Madaxiisa kore ka imaan jiray lagu sheegay inuu halis ku yahay Nuurka Indhihiisa ee Mustaqbalka dhaw waxaana loo soo Qoray Ookiyaal u sameeysanaa sida Nuuca Dabaasha kaas oo ka Difaaci jiray Indhihiisa inuu u soo gudbo Dhididka ka imaanayey Xiliyada uu Ciyaari jiray.
Milan-Profi Gattuso nach Augenleiden vor Comeback
Der ehemalige italienische Nationalspieler Gennaro Gattuso steht nach seiner viermonatigen Zwangspause wegen einer seltenen Augenerkrankung vor dem Comeback für den AC Milan. Im Testspiel des italienischen Meisters gegen Paris Saint-Germain am Mittwoch in Dubai soll der Mittelfeldspieler zum Einsatz kommen.
?Er ist bereit, es geht ihm gut, und er wird mindestens 45 Minuten spielen", sagte Milan-Trainer Massimiliano Allegri am Dienstag. Der 33 Jahre alte Gattuso hat seit dem 9. September 2011 kein Spiel mehr bestritten. Ursache für die Augenerkrankung war ein ausgefallener Nerv, der einen Muskel im Auge steuert und dazu führte, dass der Weltmeister von 2006 auf dem linken Auge doppelt sah.
*** Laacibka da´da yar ee Qaranka Germany iyo kooxda Mönchengladbach Marco Reus ayaa waxaa 18 Milyan oo Euro ku soo xero galisay kooxda heeysata Horyaalka Bundesligaha dalka Germany waa Borussia Dortmund.
Marco Reus waa mucjisadii 3-aad ee u soo baxda Qaranka Germany mudo 2 Sano gudahood ah marka laga soo tago Laacibiinta kala ah Mesut Özil iyo Mario Götze oo isna u Ciyaara kooxda Borussia Dortmund.
Xiddigaan oo Saxiixay Heshiis ku kacaayo ilaa Sanadka 2015-ka waxaa si weeyn iskugu heeystay kooxaha kala ah Fc Bayern MÜnchen, Fc Arsenal, Juventus iyoTottenham. Laacibkaan da´da yar oo la hadlayey Tv-ga ZDF-ka waxa uu sheegay isaga Shaqsi ahaantiisa inuu doortay ku biirista Borussia Dortmund oo ah halkii uu ku dhashay yaraantiisa inkastoo uu mudo fog ka tirsanaa kooxda Mönchengladbach oo ka dhisan Gobolka Dusldorf oo Xuduud la leh dalka Holland.Halkaan ka Daawo Mucjisadaan Cusub >>> http://www.youtube.com/watch?v=r_SdMJwfRyY
Dhanka kale Xiddiga isagana lagu tilmaamay Mucjisada Cusub ee Qaranka Germany iyo kooxda Borussia Dortmund Mario Götze ayaa kooxdiisa u saxiixay Qandaraas cusub oo ku eg ilaa sanadka 2014-ka waxaana arinkaas shaaciyiyey Masuulka ugu sareeya kooxda Borussia Dortmund Mr.Michael Zorc.
Ciyaaryahan Mario Götze waa Laacibkii ay kooxda Fc Arsenal u gaartay Aduun gaaraya 40 Milyan oo Euro waxaana ilaa iyo hada weli isku heeysta kooxaha kala ah Bayern München, Fc Arsenal iyo Real Madrid (Hoos ka Akhriso Warka oo Tarjuman : Filo Goor dhaw Warar Top News ah) >>
DFB-Teamspieler Reus wechselt zu Dortmund
Marco Reus wechselt im Sommer zum deutschen Meister Borussia Dortmund. Das teilte sein Verein Borussia Mönchengladbach am Mittwoch mit. Der DFB-Teamspieler hat zwar noch einen Vertrag bis 2015, kann den Club aber am Ende der Saison für etwa 18 Millionen Euro verlassen. ?Ich habe mich entschieden, dass ich in der kommenden Saison den nächsten Schritt machen möchte", sagte der gebürtige Dortmunder auf der vereinseigenen Website.
An Mönchengladbachs Star soll dem Vernehmen nach auch der FC Bayern München interessiert gewesen sein. Auch die Gladbacher hätten den 22-Jährigen noch gerne länger behalten. ?Wir haben Marco ein neues Angebot gemacht, bei dem der Verein über seine Schmerzgrenze gegangen ist - trotzdem hat sich Marco für einen Wechsel entschieden", sagte Sportdirektor Max Eberl.
BVB will umworbenen Götze halten
Dortmund wird zudem weiter mit Jungstar Mario Götze planen. ?Wir sind uns mit Mario einig, dass er auch in der nächsten Saison in Dortmund spielt. Er hat einen Vertrag bis 2014 - wir haben keinen Grund, ihn zu verkaufen", sagte Club-Manager Michael Zorc der ?Bild"-Zeitung.
Der deutsche Teamspieler (19) war in jüngster Zeit mit mehreren Großclubs in Verbindung gebracht worden. Unter anderem waren Vereine wie Bayern München, Arsenal London und Real Madrid als potenzielle neue Arbeitgeber für den technisch begabten Deutschen gehandelt worden.