LA YAAB : Qisadii ugu hadal heeynta badneed Telefishinada Caalamka : Diego Armando Maradona " Hooyo ha dhiman inta aan noqonaayo Qofka ugu dambeeya ee aad aragto, >> Maradona oo noqday Xiddigii ugu horeeyey ee Diyaarada dusheeda ku dhex Baroorta, (Fur Sawirka gudaha oo Daawo Maradona Hooyadiis iyo Warbixinta) !!!
Arin aad u Yaab badan ayaa wexeey qabsatay Mucjisadii hore ee Ciyaarta Kubada Cagta Mr.Diego Armanda Maradono oo horay ugu soo Ciyaaray kooxaha Boca Juniors, Fc Barcelona ,Napoli , Fc Sevilla iyo Qaranka Argentina.
Maradona oo 51 jir ah laga soo bilaabo ilaa Bishii Agoosto ee Sanadkaan waxaa Tababare iyo masuul looga dhigay kooxda kubada cagta ee Al Wasl oo ka dhisan magaalada Dubai ee dalka Imaaradka Carabta.
Diego Armanda Maradona 4 jeer oo Hooyadiis Wadnaha looga soo booday wuxuu u duulay dalka Argentina balse Hooyada dhashay Maradona oo lagu magacaabo Dalma Franco de Maradona ayaa ka bad baaday Xanuunkii dhanka Wadnaha ahaa.
Mar kale ayaa Wadnaha looga soo booday Maradona Hooyadiis Dalma Franco de Maradona oo 81 jir eheed balse Dhaqaatiirta Isbitaalkii ay jiiftay oo ku yaal Caasimada dalka Argentina ee Buenos Aires wexeey Diego Maradona oo Dubai joogo u sheegeen ineey xaalada Hooyidiis eey aad uga dartay eeyna adagtahay sidii uu uga soo gaari lahaa ama u arki lahaa inta ay Nafta ka bixin.
Diego Maradona oo Diyaarad qaas ah weliba nuuca dheereeya ah ka soo kireeystay Dubai intii uusan gaarin Caasimada dalka Argentina ee Buenos Aires ayeey Nafta ka baxday Hooyadiis Dalma Franco de Maradona oo dalka Argentina ka eheed Haweeneey caan ah.
Dalma Franco de Maradona oo 81 jir eheed guud ahaan dalka Argentina waxaa looga yaqaan Dona Tota wexeeyna Hooyada dhashay Maradona caan ku eheed Xayeeysiinta dharka eey xirtaan Dumarka Waayeelka ah ama Duqooshinka loo yaqaan (qofba sida uu u yaqaan) .
Diego Armanda Maradono waxaa la sheegay inuu Hooyadiis Dalma Franco de Maradona (Dona Tota) uu aad u jeclaa wexeeyna taas kuu cadeeneeysaa ka soo biloow World Cup 2010 oo uu Maradona Qaranka Argentina macalin u ahaa ilaa xiligaan la joogo wuxuu Maradona labada Gacmood ku buufiyey Rinjiga aan dhaqmin oo u qornaa sidan (I Love You Tota, Waan ku jeclahay tota).
Arinta ugu yaabka badan wexeey tahay markii Maradona loo soo sheegay ineey Hooyadiis Nafta ka baxday wuxuu ku dul baroortay Diyaarada dusheeda.(Hoos kala soco Warka Maradona Hooyadiis oo Tarjuman iyo wax yaabihii ugu waa weeynaa ee laga qoray Nasiibdaradiisa) !
WARAR TOP AH OO TARJUMAN IYO FAAQIDAADA HORYAALADA ENGLAND, ITALY , SPAIN IYO GERMANY FILO GOOR DHAW AMA SAACAD WALBA (+SPORT NEWS KALE)
Maradona verpasst letztes Treffen mit Mutter
Die Mutter von Fußball-Legende Diego Maradona ist am Samstag verstorben. Ihr berühmter Sohn schaffte es laut ersten Berichten trotz eines Blitztrips aus Dubai nicht, seine Mutter noch einmal lebend zu sehen.
Dalma Franco de Maradona, die in Argentinien als Dona Tota bekannt war, wurde 81 Jahre alt. Sie verstarb in einer Klinik in Buenos Aires, in der sie bereits mehrmals wegen eines Herzproblems behandelt worden war.
Maradona pflegte ein sehr enges Verhältnis zu seiner Mutter. Erst bevor er im August nach Dubai gewechselt war, um den dortigen Club Al Wasl zu betreuen, ließ sich der 51-Jährige am Rücken ein neues Tattoo mit den Worten ?Tota, ich liebe dich" stechen.
Der ehemalige Weltklassekicker war sofort nach der Kunde vom schlechten Zustand seiner Mutter aus den Emiraten aufgebrochen, soll im Flugzeug aber die Nachricht von deren Tod erhalten haben.