Xiddigaha Soomaaliyeed iyo Ciyaartooyda Dunida ugu caansan oo Hees wadani ah ku wada ciiday (Halkaan ka Dhageyso kana Daawo) Ciyaartooyda Caalamka ugu magaca dheer iyo kuwa Mustaqbalka dhaw looga fadhiyo ineey soomaaliya u soo baxaan ama laacibiin dhanka kubada cagta ah u noqdaan ayaa www.xiriiriye.com waxa uu u saaray Hees wadani ah. Heestaan oo Remike ah ayaa waxaa Muusigeeda dalbaday qaar ka mid ah bahda ku xiran Xiriiriye.com Halkaan ka dhageeyso Heesta kana Daawo : >> http://www.youtube.com/watch?v=hq-Zj4tAt7Q