MUCJISOOYINKA CAALAMKA : Luxus Hotel oo lama arag iyo lama maqal eey ka dhacday & Milatariga Turkiga oo goobtaas Baasuukeyaal la yimid halka Ciidamadii Mareykanka ahaa sidii lagu yaqaanay duqeeyn cirka ah ku ekaadeen. (Halkaan ka Daawo Dhibka dhacay).
Luxus Hotel waxa uu ka mid yahay Hotelada Caalamka ugu Amniga wanaagsan ee mar kasta sida weeyn loo waardiyeeyo. Baranjiga Luxus Hotel qeeybtiisa ku taal Magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistaan ayaa waxaa ka dhacday Qiso lama arag iyo lama maqal ah ka dib markii naftood hurayaal Maleeshiyaadka Daalibaan ka tirsan eey iska soo dhigeen Dad Shaqaale ah oo Hotelka tir tira halka qaar eey iska soo dhigeen Rag Hoteelka Xoolaha u qala.
Hoteelkaan oo afarta dhinac eey ka degan yihiin Ciidamada Nato iyo Ciidamo kale oo dalal dhoor ah ka kala yimid ayaa waxaa la garan waayey qaabkii eey Daalibaanku hubka ugu sii xareeysteen Hoteelkaas oo eey degnaayeen madaxda Hay´adaha caalamiga ah iyo Marti sharaf kale oo u badnaa Joornaaliistayaal ka kala yimid dunida dacaladeeda.
Masuulyiintii Qaraxyadaas iyo weerarkaas ka bad baaday ayaa wexeey mahadnaq balaaran u soo jeediyeen ciidamada Milatariga dalka Turkig ee Afghanitaan jooga kuwaas oo ku tilmaamay ineey nafsadooda bad baadiyeen ka dib markii eey daaqadaha uga soo daateen iyaga oo Baasuukayaal wata.
Ciidamadii Mareykanka ahaa ee goobtaas ka ag dhawaa ayaa wexeey ku ekaadeen ineey qeeyb ka mid ah Hotel Luxus dhabar kiisa dambe Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee helikobtarada ku duqeeyaan.
Arintaan oo argagax gelisay boqolaal dadkii Hotelka degnaa ah ayaa ugu dambeentii waxaa ku naf waayey 15-qof oo labada dhinac ah(8-Daalibaan,& Dhoor Spanish ah) waxaana goobtaas mudo kooban gacanta ku haayey Daalibaankii soo weeraray oo Aakhiritaankii is wada qarxiyey !!!!!
Filo Goor Dhaw Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News & Barnaamishka LA YAAB SPORT oo maanta qiso xiiso badan xambaarsan !!