La yaab Sport : Xiddiga Qaranka Portugal iyo Kooxda heeysata Horyaalka England Man Utd waa Luis Carlos Almeida da Cunha Nani ayaa si la la yaabay loo gaaday ka dib markii Sawirada isaga iyo Lamaanihiisa oo isla Qaaqaawan lagu shaaciyey Barta Internetka Caalamka gaar ahaan kuwa dalka Ingiriiska.
Jaraaidka ugu Afka dheer dalka Ingiriiska dhanka Ciyaaraha oo lagu magacaabo Mirror-sport ayaa waxa uu Kiiskaan ka qoray war bixin dheer oo taabatay labo Ciyaaryahan oo looga shakiyey ineey Sawiro uga qaadeen Kaamiro Qarsoon xili uu Ciyaaryahan Nani ku jiray Baashaal aan kala go´laheeyn. Luis Nani ayaa dhankiisa cadeeyey in labadaan Ciyaaryahan oo kaliyah eey Habeenkaas la joogeen halkii uu Lamaanihiisa kula mashquulsanaa.
Xiddigaha Kiiskaan Fadeexada ah loo heeysto ayaa wexeey kala yihiin Weeraryahanka Qaranka Bulgaria & Kooxda Shayaadiinta cas cas ee Man Utd Dimitar Ivanov Berbatov & Weeraryahanka Qaranka Talyaaniga Federico Macheda oo dhawaan kooxda Man Utd eey Amaah ku siisay kooxda Sampdoria oo ka dhisan Horyaalka Serie A-ga dalka Talyaaniga.
Labadaan Xiddig ayaa mid walba waxa uu soo istaagay sida uu jaraaidka soo bandhigay in loo keeno Cadeen ku saabsan Kiiska lagu heeysato wexeeyna Inkireen ineey Ficilkaas Foolxumada badan iyaga ka dambeeyeen. Luis Nani ayaa 80% waxaa uu Shaki balaaran ka qabaa in uu Fadeexadaan ka dambeeyey Xiddiga da´da yar ee 19-jirka ah una dhashay dalka Talyaaniga waa Laacib Federico Macheda oo Nani uu ku eedeeyey inuu ahaa Ciyaartooyda jecel ineey Telfoonkooda Gacanta ku sawirtaan wax yaalaha xun xun ee dadka kale eey u arkaan Shactirada ama waxa loo yaqaan ila Qosolka.
www.xiriiriye.com waxaa soo gaaray 13-Sawir oo kala daran kuna saabsan Fadeexada Luis Nani & Lamaanihiisa waxaana Bahda Xiriiriye ahaan kala xishoonay oo Macquul nala noqon weeysay inaan qaar ka mid ah Sawiradaas ku soo bandhigno Shabakada Xiriiriye.com maxaa yeelay waxaanu cadaan ahaan u soo qaadanay kii ugu sahlanaa ama ugu Ceeb asturnaa !!
Inta Taariikhda Sportiga la ogyahay ma ahan markii ugu horeeysay oo la gaado ama Saaxiibadiisa eey Sawiro Sex ah Kaamero qarsoon kaga qaadaan Ciyaaryahan caan ah oo waxaa Mr Nani kaga horeeyey Kiiskaan oo si wanaagsan loo gaaday Ciyaartooyda kala ah Cristiano Ronaldo & Zlatan Ibrahimovic oo Baashaal Indha la´ aan ah iyaga oo ku jiro Sharafta Sawiro looga qaaday ka dibna wexeey ka qeeyliyeen arinkaan in kastoo Ciyaartooydii eey ku eedeeyeen uu mid kasta la soo istaagay (Waxaas igama suurtoowdo inaan sameeyo iwm) !!
Inta badan Ciyaartooyda caanka ah ee Caalamka ayaa waxaa ku jiro kuwo ilaa Yaraantoodii Ciyaalsuuqeeyn ahaa oo mar walba jecel Dhibka iyo Fadeexeeynta Ciyaartooyda Masaakiinta ah ee aanan mararka qaar hadlin ama inta badan jecel degnaanta & Buuq la aanta !! .
FIIRO GAAR AH: KIISKA & FADEEXADA SAWIRADA CRISTIANO RONALDO SIDA DHANKIISA ISNA LOO GAADAY AMA LOOGA RAAYEY ISBUUCAAN AYAAN IDIIN SOO GUDBINEEYNAA HADUU RABI RAALI KA NOQDO !! Filo Goor dhaw warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News iyo Barnaamish qaas ah oo aanu ugu tala galnay Xulashada Horyaalada Caalamka sida loo kala qaaday+Barnaamishka ku biiri Aqootaada Sport. Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com