Chris Kyle oo ka tirsanaa Ciidamada Mareeykanka waa Shaqsiga ugu Liifka badan Dunida wuxuuna afkiisa ka qirtay inuu gacantiisa ku Dilay 255-Qofood (Daawo Muuqaal+Warbixin).
Chris Kyle waa 37 jir ka tirsanaa Ciidamada Mareeykanka gaar ahaan kuwa fuliya Hoowlgalada deg dega ah ee loo yaqaan NAVY SEAL.Askarigaan oo Warbaahinta Caalamka ay ku tilmaamtay Shaqsiga ugu Liifka badan Dunida waxa uu Afkiisa ka qirtay isaga oo la hadlayey Saxaafada dalka Mareeykanka inuu gacantiisa ku toogtay ama Liif ku dilay 255-Qofood .
Chris Kyle wuxuu sheegay Hoowlgalada uu dadka ku laayey inuu Fasax kaga heeystay Dawlada Mareeykanka waxaana ku jiray dadka uu Toogtay sida uu sheegay Dumar. Mudadii uu Dadkaan tooganayey Chris Kyle ayaa waxaa la sheegay ineey eheed mudo 8 sano ah.
Chris Kyle intii uusan ku soo biirin Ciidamada Mareeykanka gaar ahaan kuwa loo yaqaan Navy Seal waxa uu ahaan jiray Cowboy wuxuuna Liifka iyo Toogashada inta badan ku soo bartay halkii uu ka ugarsan jiray oo eheed goob jiq ah.
Ninkaan gudaha dalka Mareeykanka waxaa looga yaqaan (American Sniper) halka Caalamka loogu yeero inuu yahay Shaqsi heeysta Iskoorka Murugada. Inta badan Dadka uu Liifka ku laayey Chris Kyle ayaa wexeey ahaayeen kuwo Hubeeysan oo agtooda la tagi waayey sida warbaahinta laga sii daayey.
Chris Kyle hesitated the first time he killed a person at long range with a rifle. It was a woman who was about to attack a group of US Marines with a hand grenade.
The US Navy SEAL was overlooking an Iraqi town from a shabby building as US forces were still invading the country.
Chris Kyle is a former United States Navy SEAL, who with 255 kills, 160 of them officially confirmed by the The Pentagon, is the deadliest marksman in United