HomeDiintaSportsVideosContact

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.


  koorsooyin

Koorsooyin degdeg ah oo laguu barayo caruurtaada.

Hadaad tahay waalid degan Oslo waxaa laguugu war gelinaa inaad heli karto koorsooyin laguu barayo ilmahaaga. Maalmaha waa Sabti, Axad, talaado iyo khamiis.

Talaado iyo Khamiis waa iskoolka Kampen oo saaran T-baanaha Ensjø saacadahana waa 18:00 ilaa 20:00.
Sabti iyo Axad waa iskoolka bøler oo ku yaala Bøler, T-bane 3, saacadahana waa 13:00 ilaa 15:00.

Koorsooyinka laguu barayo waa Matte, Naturfag, norsk iyo engelsk. Waxaana kuu baraya Ardayda soomaaliyeed ee dhigata jaamacada Oslo. Ilmahaagu waa inay u dhexeeyaan 10 ilaa 15 jir.

Wixii war ah oo intaa dheer kala xiriir: xassancali@gmail.com, tlf: 944 22 150

 

 
Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid



Xiriiriye.com