Maxaad ka taqaan 83-Dal oo Knaan uu booqday & Wadamada loogu jecel yahay? Mala socotaa in Malaayiin Qof oo aan Soomaali aheeyn inuu baro ama ugu heeso Luuqadiisa Hooyo ee Soomaaliyeed ( Halkaan ka Daawo Shacab weeynaha Dunida oo Knaan u ooynaya iyo Taariikhdiisa oo Gaaban)
Akhristoow Knaan Cabdi Warsame ma ahaan Fanaan oo kaliyah ee waa Majaajiliiste ama Dadka sida fudud uga qosol siiya marka eey bulashada meel iskugu timaado(Shactiroole), Balwad malahan taas cadeen teedana waxaa soo daayey Tv-ga CNN-ka oo leh Knaan waxa uu ka mid yahay Fanaaniinta Caalamka ee yar oo aan wax balwad ah laheeyn.
Mucjisooyinkii aan ku arkay Markaan knaan la kulmay waxaa ka mid ahaa oo aad hoos ka daawan doontaan isaga oo Muusiga farihiisa mar mar ku garaacdo weliba badanaa marka uu qaadayo heesaha Soomaaliga ah. Waxaan kaloo la yaabay Akhristoow markaan arkay Heeso Somaaliyeed oo Cadaan fara badan eey ku heesayaan iyaga oo ka maqlay ama ka bartay Knaan.
Wadani Knaan waxa uu ku dhashay Muqdisho waxaana isaga oo yar la geeyey Dalka Canada oo uu ku soo bar baaray wuxuuna taas badal keeda ka doortay in uu Canadian sheegto Calankiisa iyo Ciidiisa sidii uu dhulka uga qaadi lahaa.
Bishii Apriil ilaa hada waxa uu tagay oo Show ka soo dhigay 83-Dal oo dunida dacaladeeda ku kala yaal. wadamada knaan aadka looga jecel yahay oo ilaa iyo hada uusan ka dhamaan waxaa ka mid ah.
37.Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Qaranka Germany oo Knaan ugu yeera Michael Jackson-koodii 2-aad, wexeeyna Heesihiisa qaadaan xitaa Marka eey seexanayaan, Weeyna keeneen oo barteen qaabka uu muusiga knaan Cabdi Warsame u suubistay: http://www.youtube.com/watch?v=G4LOIa2lhqs&feature=related
38.Halkaan ka Daawo Heesta knaan oo gaartay xitaa in Piyaano la isku garaaco, Gabaan wexeey eey ku nooshahay Canada, wexeeyna Jeclaan leheed in Knaan uu Canadian sheegto maadaama uu ku soo bar baaray Canada: http://www.youtube.com/watch?v=L8t_EFnvfx0&feature=related
40.Akhristoow maxaad ka taqaan Qaabka eey Taageerayaasha Knaan Cabdi Warsame ula qabsadaan Niikada iyo Xaraarada u heeyso ineey mar uun si Live ah u arkaan: Halkaan ka Daawo http://www.youtube.com/watch?v=n6moE_qqPnY&feature=related