 |
|
 |
keevin |
 |

La Yaaab :Kevin & Jerome Boateng Walaalo is diidan, Dhaawicii Ballack ku sii kala tagay,& Dagaalkoodii oo mar kale soo laba kacleeyey. (Akhri War bixin Tarjuman kana daawo Halkaan Goolasha Laacibiintaan) Run ahaantii Akhristoow qofkii reero Sport ah oo maqla qisada labandaan Ciyaaryahan ee 2-Qaran u kala saftay qilaafkooda dartiis ayaa waxa u dambeen doonta yaab iyo amakaag.Prince Kevin Prince Boateng & Jerome Prince Boateng waa walaalo ku dhashay Dalka Germany. Aabaha dhalay waxa uu ka soo jeedaa Dalka Ghana. Hooyada dhashay waa Jarmal waxa eey u soo wada ciyaareen hal koox waana Kooxda weeyn ee Hertha Berilin. Labadooda waxaa weeyn Kevin Prince Boateng oo 23-Jir ah una dheela Kooxda Portsmouth ee England iyo Qaranka Ghana balse hada eey qarka u saaran tahay ineey Malyuumaad lacag ah kula soo wareegto Kooxda Ac Milan ee Horyaalka Talyaaniga sidoo kale waxaa aad u dooneeyso kooxdii uu ku soo caan baxay ee Brossia Dortmond & Lazio Roma (Halkaan ka Daawo goolkii Macaanaa ee uu World Cup 2010 ku reebay Xulka USA http://www.youtube.com/watch?v=ZhT3fzBEmrQ ) Jerome Prince Boateng waa 21-Jir u safta Kooxda weeyn ee Hambrug & Qaranka Germany balse hada u wareegay Kooxda Caanka ah ee Man City (Halkaan ka Daawo sida man City loogu soo dhaweeyey http://www.youtube.com/watch?v=wXwuOJofchE) Akhristoow sida aad sawirka kore uga Jeedaan iyaga oo hardamaya waxa eey Labadaan laacib Qilaafkooda uu caan ka noqday Dunida dacaladeeda mana dhicin inta Taariikhda la ogyahay 2-Laacib oo walaalo ah oo weliba u soo wada dheelay hal xul oo Juunyer ah (Germany) & hal koox (Hertha Berlin ) ineey qillfkooda dartiis ugu kala saftaan labada wadan ee Aabaha & Hooyada dhalay Ciyaaryahanadan ka soo kala jeedaan waa Germany & Ghana. Hadaanu u gudo galno Hanjabaadii eey Saxaafada isku dhaafsadeen Dhaawicii Michael Ballck dartiis ayaa sidan eheed: Jerome Prince Boateng Manchester City & Qaranka Germany waxa uu yiri sidan: (Kevin waa noo kala dhamaatay waxaana uu i yiri inta i soo wacay waxaad suubisay qalad oo waxaad igala safatay Michael Ballack maxaa yeelay Faol-kii aan Ballack ku sameeyey ma aheeyn mid aan Roose muteeystay waxaana uu ahaa Jaale in la ii taago qalad adigana waxaad tiri waxaa sax eheed in walaalkeey la siiyo Red-card !! Jerome Prince Boateng oo hadal kiisa sii wato ayaa yiri sidan : (waan ka xumahay in weli uu walaal keey isla sax sanyahay, laakiis taas ayaa eheed tii na iskugu keen dambeeysay oo aan xirriir walaatinimo sameyno. (Halkaan ka Daawo Michael Ballack oo uu seegay ama dhaawacaas dartiis ku waayey World Cup 2010 sida uu Prince u qalay http://www.youtube.com/watch?v=D03GuERTMYc ) Intaas markii eey sheekada mareeysay ayaa waxa soo maqlay wareeysigaan Kevin Prince Boateng oo si deg deg ah ugu jawaabay walaal kiis ka yar . Kevin Prince Boateng Portsmouth & Qaranka Germany waxa uu yiri sidan : http://www.youtube.com/watch?v=SXPXfZH0fNM (hada waxii ka biloowddo qof kasta Famil-kiisa ha ku ekaado, waxna igama gelin Hantaataca uu ku hadlay tiisa ha fiirsado ana teeyda ayaan fiirsanaya waana inoo kala dhamaatay, waxaana u sheegayaa inuu iska iloobo waxa aan sameeyo sida aan u iloobay waxa uu isaga sameeyo. Akhristoow Saxaafada Jarmalka & England oo Naar ka daran ayaa labadaan walaalo Dab iskugu sii dhiibtay siina shiday qilaafkoodii awalba reerihii dhalay eey isku keeni waayeen. Hooyada dhashay Laacibitaan oo biloowgii bishaan Agoosto mid kasta gooni u balamisay si eey u heshiisiiso ayaa waxaa meesha ka dhacay arin aan la fileeyn oo ka yaabisay umadii iyo Saxaafadii wareysatay Analise oo ah hooyada dhashay labada wiil oo tiri : mar alaale iyo markii Jerome Prince Boateng ka yimid dhanka England iyo kooxda Man City ayuu inaga oo gudaha ku jirno ayuu waxa uu arkay Gaariga walaal kiis oo dibada yaal maxaa yeelay wuu fahmay arinta aan ugu yeeray ineey tahay Heshiiska Prince oo maalin ka hor fasax iigu yimid xaafada waxaana dhacday inuu naga dhuunto oo uu Hilton Hotel ku dego waana ku fashilmay heshiis kaas aan waqtiga badan ku dhumiyey ayey tiri Analise oo wajigeeda murugo xoogan ka muuqatay maadaama Addunkoo dhan looga sheekeesanayo Dagaalka labadeeda Wiil ee Reer Boateng .(hoos ka Aqriso warka Walaalahan is diidan) Filo in yar ka dib Barnaamishka maalinlaha ah ee (Ku biiri aqoontaada Sport) oo aad kala socotaan xiriiriye.con kuna saabsan maanta sida balanteenu eey eheed !! Ciyaaryahan caan ah oo cudurka Neefta dhibaato weeyn ku heeyso & weliba 2 Wiil oo aad u yar yar oo la soo kala baxay Mucjisooyinka Lionel messi & Cristano Ronaldo, Waxeeyna saxaafada sheegtay ineey yihiin ku wii badali lahaa labadaas Laacib waa C.ronaldo & L.Messi ..Sidoo kale filo Goor dhaw warar kale oo News ah. !! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! W/D Omar Ali Omar Xiriiriyaha sportiga http://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.com
Der Bruder-Streit zwischen den Kevin-Prince (23/spielt jetzt für Ghana) und Jérôme Boateng (21/in unserer DFB-Elf) ist eskaliert! Eine direkte Konsequenz des Brutalo-Fouls von Kevin, das unserem Capitano Michael Ballack (33) die WM-Teilnahme kostete. Erst am Mittwoch hatte Kevin-Prince über SPORTBILD.de verlauten lassen, dass er den Kontakt zu seinem jüngeren Halbbruder abgebrochen habe. ?Nach seinen Aussagen über mein Foul an Michael Ballack hatten wir Ärger. Wir haben andere Auffassungen. Da waren Aussagen dabei, mit denen er sich klar positioniert hat. Da habe ich ihm gesagt: ?Wir gehen nun getrennte Wege.?" Nun kontert Jérôme, legt neue Details aus dem hässlichen Streit dar! Der Hamburger Morgenpost erklärte er: ?Ich will keinen Kontakt zu ihm. Kevin meinte, ich hätte ihn verteidigen und Ballack kritisieren müssen - und nicht sagen sollen, dass es eine Rote Karte war. Er meinte dazu: 'Jeder geht nun seinen eigenen Weg'. Und ich sagte: Das machen wir doch schon länger." Damit nicht genug: ?Kevin sagte: 'Jeder hat seine eigene Familie - du deine, ich meine.' Das ging mir zu weit. Deshalb ist es mir jetzt auch egal, was er macht. Es interessiert mich nicht mehr!" Bisher hatten die ungleichen Boateng-Brüder ein gutes Verhältnis - nun ist das Tischtuch (vorerst) zerschnitten. Dabei steht ihnen der eigentliche Show-Down noch bevor: Am 23. Juni bestreitet Deutschland sein letztes
|
| |
|  |
Heeso iyo cayaaro video ah
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
| |
|
|
|