HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.

... No Links Defined ...
Videos - barnaamijka layaab
... No Links Defined ...
      karton

    Messi oo Lacag xoogan farta ka saaray Aartiistihii sawir gacmeedka ka sameeyey, Iyo Aartiistaha oo cambaareeyey D.Villa, Raul & Torres .ş

    Xiddiga kubada cagta ee Kooxda Barcelona & Qaranka Argentina Lionel Messi ayaa si aad ah uga farxiyey Farshaxaniistaha inta badan gacantiisa ku sawira Ciyaartooyda ugu caansan  Dunida.
     
    Aartiistahan oo si weeyn ugu faraxsan Lacag abaal marin ah oo ka soo gaartay Laacib Lionel Messi ayaa yiri sidan : (aad ayaan ugu farax sanahay in Meesi aniga oo wax xiriir ah la sameeyn uu shaqadeeyda igu amaano ama gacan igu siiyo waana sii wadi doonaa Sawirada aan Messi ka sameeyo ayuu yiri Aartiiste Ricardo Tonido oo ku nool Magaalada Mallorca.
     
    Ricardo oo qeeyb ka mid ah Lacagtii uu Messi ka helay ku soo iibsaday mid ka mid ah gawaarida Raaxada ayaa dhanka kale waxa uu Amaan balaaran u soo jeediyey Ciyaar yahanada kala ah Zinedin Zidan, Alexsandro Del Piero, Frank Lampard, iyo Fernando Morientes oo dhamaan Sawiradii uu ka sameeyey ku helay Qidmado lacag ah balse waxa uu diiday in uu sheego cadad-ka Lacagahaas.
     
    Ricardo ayaa dhanka kale waxa uu eedeyey oo isla weeyni ku tilmaamay Ciyaartooyda kala ah David Villa, Fernando Torres iyo Francesco totti oo ii quuri waayey Mahad sanid ayuu yiri Farshaxaniistahaas mucjisada ah.
     
    Dhanka kale Lionel Messi oo wax laga weey diiyey arinkaan ayaa yiri isaga oo Qoslaya sidan: ( Sanka ma ahan keeyga oo sidaas uma san dheeri ee ha yareeyo Mr Ricardo Sankaan dhirirka badan ee Tubada aad moodid ayuu yiri Messi.

     

    Dhanka kale kooxda kubada cagta ee Hambrug oo ka dhisan dalka Germany ayaa soo xero gelisay labo ciyaartooy oo muhiim ah.
    Hambrug ayaa keentay Gojko Kacar oo u ciyaara Qaranka Serbia kana yimid kooxda Hertha Berlin. Waxaana lagu soo iibiyey Adduun gaaraya 5,5-Milyan oo Euro.
    Dhanka kale Hambrug ayaa soo xero gelisay Difaaca Qaranka Germany iyo Kooxda Schalke ee isla Budesliga Jarmalka Heiko Westermann oo isna laga soo baxshay Adduun gaaraya 7,5-milyan oo Euro.
     Horyaalka Germany oo awoodiisa isa siisay kooxda Bayer München ayaa waxaad moodaa in kooxaha kale isla Horyaalka Jarmalka si fiican hurdada uga keceen maadama Sanad-kaan horyaalka Germany uu noqday mid eey ciyaartoy badan u sii hayaamayaan.
     
    BY: Omar Ali Omar
    Xiriiriyaha  sportiga
    http://www.xiriiriye.com/
    omarjuva9@hotmail.com 

     

     
    zinadin
    Basket
    yaa
    Feedback
    Qiso
    spain2
    final
    Taariikh
    robinho2
    philip
    arjen
    yaya
    auto
    karton
    suuqa
    cole
    hoyo
    van
    ikar
    kaka
    totti
    turkiga
    4
    Mas
    raul
    mata
    coach
    jimmy
    aguero
    tartan
    amir
    an
    cr
    mofarah2
    ag
    cup
    mb
    Gerrard
    ar
    fifa
    jaabir
    gh
    cf
    dd
    el
    k
    m
    rk
    ivan
    diego
    yb
    deco
    valencia
    bilad
    moscow
    sp
    cole
    dublin
    p
    c
    wr
    peter
    s
    som
    stefi
    gool
    sa
    live
    talo
    3geesood
    sansiro
    cl
    iq
    sharci
    nani
    obama
    keevin
    mesut
    ribery
    ramo
    wargeys
    xaj
    miki
    cars
    bayern
    qasaaro
    faalo
    guul
    rk
    axad
    rayi
    vodka
    david
    carlos
    ibra
    alex
    italy
    neymar
    jm
    wahiba
    qorituur
    pele
    frank
    sky
    sigaar
    warar
    hapy
    forlan
    bo
    ceni
    uk
    been
    knaan
    saaxiibo
    kalasaar
    guul
    dheel
    euro2012
    94
    Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
    Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
     Chelsea
     Arsenal
     Manchester united
     Liverpool
     Manchester City
     Tottenham


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
     Inter
     Juventus
     Milan
     Roma
     Fiorentina
     Napoli


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
     Barcelona
     Real Madrid
     Valencia
     Sevilla
     Deportivo La Coruna
     Atletico Madrid


    Heeso video ah

    Xiriiriye.com