Maxaad ka taqaanaa 2-Arimood oo Ciyaaryahan Ricardo Kaka ilaa yaraantisii Dhibaato ku hayey balse hada Qaarada Yurub uga bad baaday ??
Laacibka XulkaQaranka Brazil iyo Kooxda Real Madrid Ricardo Kaka oo u waramayey (Trucksport.tv) ayaa sheegay in xaaladiisa Qaarada Yurub wax yaalo badan si deg deg ah isku badaleen. Kaka ayaa sheegay in labada Arimood ee nolashiisa ilaawi doonin eey tahay in ilaa yaraan tiisii xili uu 11-Jir ahaa uu Dhaqtar u soo qoray Ookiyaalaha cad cad ee loo qoro inta badan Caruurta Iskuulaadka dhigata ama aan si fiican wax uga arkin Bugaagta eey aqristaan.
Kaka ayaa sheegay in Ookiyaalahas cad uu marar badan qaadan jiray xiliguu uu u Ciyaarayey Kooxda Ac Milan ee dalka Talyaaniga balse uu u badnaa kaliyah marka uu wax aqrisanayo ama Filimaanta daawanayo.
Ricardo Kaka ayaa waxa kale oo uu sheegay in ilaa yaraan tiisii u necbanaa Ciyaarta Dabaasha oo inta badan uu ku liitay balse sheegay in uu xooga saaray markuu 17-Jir noqday.
Ciyaaryahan Kaka ayaa waxa uu intaas sii raaciyey in Dabaasha eey isla gaareen ilaa iyo heer xun oo ku kaliftay inuu soo gato Baraag u qaas ah oo xaafadooda dhex tiilay si uu kaligiis ugu bar barto Dabaasha inta uusan Iskuuka kooxdiisa eeysan Dabaal ama tartan u wadin.
Mar la weey diiyey Kaka in uu hada Dabaasha ku fiican yahay ayuu waxa uu ku Jwaabay Qosol, waxana uu yiri sidan: