 |
k |
 |

New: Isku aadkii Europa-League 2010/11 oo la sameeyey & Kooxaha waa weeyn oo markii ugu horeeysay kala xishooday( Warbixin) . Waxaa maanta la sameeyey Qori tuurka ama isku aadka Koobka Europa-League oo ah kan kaliyah ee ku xiga Uefa Champions League dhanka awooda kooxaha Horyaaladooda soo buuxiya kaalimaha hore. Isku aadkan oo lagu sameeyey Magaalada Nyon ee dalka Swezerland ayaa waxaa goobta fadhisay dhamaan Macalimiinta kooxaha fooda is dari doona iyo maamulka sare ee koox kasta. Sidii la filayey ma dhicin oo waxaa kala xishooday Kooxihii waa weeynaa ee la is lahaa fooda ayey is dari doonaan sida : Fc Porto, Aston Villa, Man City, Juventus, Bayer Leverkusen ,Paris SG, Fc Liverpool, Galatasaray Istanbul, Sporting Lisbon, Celtic Glasgow, Palermo , Napoli , Borussia Dortmund , PSV Eindhoven, VfB Stuttgart , Lok. Moscow, Villarreal , Fenerbahce, Lille , Feyenoord Rotterdam iwm. Hadaba kooxahaan ayaa markii ugu horeeysay si wanaagsan u kala xishooday oo weliba kala raadsaday kooxo yar yar oo Nasiibka ku addiyey. Sidan hoos ku qoran ayuu u dhacay isku aadka:
| Sturm Graz |
Juventus Turin (ITA) |
|
|
| Rapid Vienna |
Aston Villa (ENG) |
|
|
| Aris Saloniki (GRE) |
Austria Wien |
|
|
| Paris SG (FRA) |
Maccabi Tel Aviv (ISR) |
|
|
| Bayer Leverkusen (GER) |
Tawrija Simferopol (UKR) |
|
|
| CSKA Moskau (RUS) |
Anorthosis Famagusta (CYP) |
|
|
| Hajduk Split (CRO) |
Unirea Urziceni (ROU) |
|
|
| Feyenoord Rotterdam (NED) |
KAA Gent (BEL) |
|
|
| KRC Genk (BEL) |
FC Porto (POR) |
|
|
| VSC Debrecen (HUN) |
Litex Lowetsch (BUL) |
|
|
| Galatasaray Istanbul (TUR) |
Karpati Lwiw (UKR) |
|
|
| US Palermo (ITA) |
NK Maribor (SLO) |
|
|
| Club Brügge (BEL) |
Dinamo Minsk (BLR) |
|
|
| Omonia Nikosia (CYP) |
Metalist Charkiw (UKR) |
|
|
| SC Vaslui (ROU) |
OSC Lille (FRA) |
|
|
| SSC Napoli (ITA) |
IF Elfsborg Boras (SWE) |
|
|
| Sporting Lissabon (POR) |
Bröndby Kopenhagen (DEN) |
|
|
| Grasshoppers Zürich (SUI) |
Steaua Bukarest (ROU) |
|
|
| Liverpool (ENG) |
Trabzonspor (TUR) |
|
|
| Celtic Glasgow (SCO) |
FC Utrecht (NED) |
|
|
| Borussia Dortmund (GER) |
Qarabag Agdam (KAZ) |
|
|
| AIK Solna (SWE) |
Lewski Sofia (BUL) |
|
|
| Getafe (ESP) |
APOEL Nikosia (CYP) |
|
|
| Dundee United (SCO) |
AEK Athen (GRE) |
|
|
| AZ Alkmaar (NED) |
Aktobe (KAZ) |
|
|
| Dnjepr Dnjepropetrowsk (UKR) |
Lech Posen (POL) |
|
|
| CSKA Sofia (BUL) |
New Saints FC (WAL) |
|
|
| Besiktas Istanbul (TUR) |
HJK Helsinki (FIN) |
|
|
| Slovan Bratislava (SVK) |
VfB Stuttgart (GER) |
|
|
| Sibir Nowosibisrk (RUS) |
PSV Eindhoven (NED) |
|
|
| BATE Borisow (BLR) |
Maritimo Funchal (POR) |
|
|
| Lausanne Sports (SUI) |
Lok Moskau (RUS) |
|
|
| ETO Györ (HUN) |
Dinamo Zagreb (CRO) |
|
|
| Odense BK (DEN) |
Motherwell (SCO) |
|
|
| PAOK Saloniki (GRE) |
Fenerbahce Istanbul (TUR) |
|
|
| Villarreal (ESP) |
Dnjepr Mogiljow (BLR) |
|
|
| FC Timisoara (ROU) |
Manchester City (ENG)
|
|
|
|