Kooxda Juventus oo Cagaha ka tuntay Ac Milan iyo Ciyaaryahan Claudio Marchisio oo noqday Halyeeygii Garoonka !! (Halkaan ka Daawo)
### Kulan adag oo dhex maray kooxaha waa weeyn ee Horyaalka Talyaaniga waa Juventus Vs Ac Milan ayaa waxaa Cagaha laga tumay ama Dhibcihii laga xayuubsaday Kooxda heeysata Horyaalka Talyaaniga ee Ac Milan.
Juventus oo 2-0 jooga kaga riday Ac Milan waxaa goolasha dhamaadkii Ciyaarta u wada saxiixay Laacibkooda Claudio Marchisio Daqiiqadihii 87-aad iyo 90-aad. Ac Milan waxaa dhamaadkii Ciyaarta Rooso laga laqsiiyey Xiddiga reer Ghana Kevin-Prince Boateng (Daqiiqadii 89-aad).
Ac Milan oo xili Ciyaareedkaan Tacbaan noqotay wexeey Guuldaradaan ku sababtay ineey Horyaalka Talyaaniga ka galaan kaalinta 15-aad wexeeyna leeyihiin 5-kulan oo eey Ciyaareen 5-dhibcood oo kaliyah.
Horyaalka Serie ayaad moodaa inuu Sanadkaan ka dhaxeeyo kooxaha Juventus iyo As Roma oo si weeyn isku soo abaabulay waxaana aad u liita oo laga deeyriyey qaab Ciyaareedkooda kooxaha ka socda Magaalada Milano waa Inter Milan iyo Ac Milan.
Hogaanka Horyaalka Talyaaniga waxaa 11-Dhibcood oo Nadiif ah ku Hogaamineeyso kooxda Juventus in kastoo Naadiga Udinese uu sidoo kale 11-Dhibcood wato balse Juventus ayaa dhanka Goolasha kaga horeeysa Udinese. Macalinka Xili Ciyaareedkaan dhexda soo xirtay ee isku abaabulay kooxda Juventus waa Xiddigii hore ee Qaranka Talyaaniga iyo kooxda Juventus Antonio Conte.
Kooxaha Juventus Vs Ac Milan ayaa sidan isku arkay :
JUVENTUS
Buffon; Lichtsteiner, Barzagli, Bonucci, Chiellini; Pirlo; Krasic (9' Giaccherini), Marchisio,Vidal (49' Pazienza), Pepe; (43' Matri).
, Grosso, Elia, Del Piero, .
Macalin : Antonio Conte
MILAN
Abbiati; Bonera, Nesta (26' Antonini), Thiago Silva, Zambrotta; Nocerino (38' Ambrosini), Van Bommel, Seedorf; K.P. Boateng; Ibrahimovic, Cassano (16' Emanuelson).
Amelia, Di Sciglio, Aquilani, Inzaghi.
Macalin : M.Allegri
Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=8aviuxylutM
HORYAALKA TALYAANIGA EE SERIE A WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN :
| 1 |
Juventus |
5 |
3 |
2 |
0 |
9:3 |
6 |
11 |
| 2 |
Udinese Calcio |
5 |
3 |
2 |
0 |
7:1 |
6 |
11 |
| 3 |
SSC Napoli |
5 |
3 |
1 |
1 |
9:3 |
6 |
10 |
| 4 |
US Palermo |
5 |
3 |
1 |
1 |
9:6 |
3 |
10 |
| 5 |
Cagliari Calcio |
5 |
3 |
1 |
1 |
8:5 |
3 |
10 |
| 6 |
AS Roma |
5 |
2 |
2 |
1 |
6:4 |
2 |
8 |
| 7 |
Lazio |
5 |
2 |
2 |
1 |
7:6 |
1 |
8 |
| 8 |
AC Chievo |
5 |
2 |
2 |
1 |
6:5 |
1 |
8 |
| 9 |
AC Fiorentina |
5 |
2 |
1 |
2 |
6:4 |
2 |
7 |
| 10 |
CFC Genoa |
5 |
2 |
1 |
2 |
9:8 |
1 |
7 |
| 11 |
Catania Calcio |
5 |
1 |
3 |
1 |
5:7 |
-2 |
6 |
| 12 |
FC Parma |
5 |
2 |
0 |
3 |
6:10 |
-4 |
6 |
| 13 |
Novara Calcio |
5 |
1 |
2 |
2 |
10:10 |
0 |
5 |
| 14 |
AC Siena |
5 |
1 |
2 |
2 |
4:4 |
0 |
5 |
| 15 |
AC Milan |
5 |
1 |
2 |
2 |
5:8 |
-3 |
5 |
| 16 |
Atalanta Bergamo |
5 |
3 |
1 |
1 |
8:7 |
1 |
4 |
| 17 |
Inter Milan |
5 |
1 |
1 |
3 |
7:11 |
-4 |
4 |
| 18 |
US Lecce |
5 |
1 |
0 |
4 |
3:9 |
-6 |
3 |
| 19 |
AC Cesena |
5 |
0 |
1 |
4 |
2:7 |
-5 |
1 |
| 20 |
FC Bologna |
5 |
0 |
1 |
4 |
2:10 |
-8 |
1 |