Mucjisooyinka Caalamka : Weli ma aragtay Waayeel Jaceeyl Dartiis Wiil Yar isku badalay? (Halkaan ka Daawo Mucjisada 84-Jir uu Jaceyl Jiiro la galay hana Qoslin Akhristoow markaad Daawato) !!
Waxaa Hubaal ah oo horay loo yiri Jaceeylku Indho ma leh Cidii uu asiibane wuxuu la gaaraa ilaa heer uu garan waayo halka uu maraayo. Hadaba Odaygaan Waayeelka ah waxaa Lafaha ka galay Waa Jaceeyl Nuuca loo yaqaan (Ha Harsan oo Ha Hoyan Har & Habeenba). Qofka Beniaadamka ah marka uu dareemo Dhadhanka Jaceylka nuuca haya waxaa Hubaal ah inuu is badalo oo la soo baxo wax yaalo Cusub oo aan horay loogu arag sida inuu Taag dareeyo ama Awood uusan horay u laheeyn helo.
Shaqsiga Jaceylka la Taag dareeyo waa Shaqsi looga baxay Jaceeylka ama la la wadi waayey Riyadiisa & Dooqiisa. Shaqsiga Jaceeylka uu u yeelo Awooda ama Farxada balaaran waa Qof balan qaad iyo Jaceylkiisa lala gacan qabtay wuxuuna Ruuxa Jaceylka la la garbiyaa inta badan la soo baxaa Awood uusan horay u laheeyn wuxuuna dareemaa ama si wanaagsan ula Jaan qaadaa Jaceeylkiisa oo xitaa waxaa u Dhadhanto Cunto kasta oo Qaraar ama aan si wanaagsan loo karin.