Haweeneey 70-jir ah oo la il daran Jaceyl eey u qaaday Wiil aad u yar ,Waayeel Jaceeyl uu galay Yaab badanaa !!
Haweeney 70-Jir ah laguna Magacaaabo Andiswa Kholani oo kunool Deegaanka Thapani oo katirsan Magaalada Rusterburg ee Dalka K/Afrika ayaa la ildaran Jaceyl baaxad weyn ay u qaaday Wiil dhalinyara ah aadna u yar.
Haweeneedan ayaana waxa ay Jaceyl baaxad weyn oo jirkeeda iyo lafaheeda galay u qaaday Andile oo ah 21-jir darisna la ah Haween da'a ah ee Jeclaatay Wiilkan.
Haweeneedan ayaa sheegaty in Mudo ay qarsaneysay Jaceylka ay wiilkan u qaaday balse ugu danbneytii ay go'aansatay in ay Jaceylkeeda ay soo bandhigto maadama uu dilooday ayna dhibna uu ku hayaya.
Andiswa ayaana mar qura u yeertay Wiilka ay Jeclaatay iyada oo u sheegtay in ay u hayso wax farxad galinaya ,andile ayana si dag dag ah ugu yimid haweened oo la fac ah Ayeeydiis markii uu salaamay kadib ayeena waxa ay gacanta ka saartay hadiyad qaali ah iyo lacag fara badan intasai kadib maxaa dhacay.
Andile oo aad ula yaaban hadiyadii qaaliga aheed ay siisay Islaanta waayeesha ah ayaa mar qura waxa uu ka war helay Cod naxariis ah oo oranaya Andile waxa aan kuugo yeeray hadii ana kuu sheego waad yaabi doontaa hasa ahaatee waxaan kaga cudur daranaya ain aysan layaab kugu noqon oo wax waliba ay aduunyada ka dhacaan.
Wiilkii ayaa waxaa kasoo haray yaba iyo amakaak markii uu cabaar indha taagay wax xogaana ay aamustay Haweeneedi ayaa mar qura cod dheer waxa ay wiilkii ku tiri Andile Ilove U aad ayana kuu jeclahay kamana maarmo mudo ayaana jaceylkaga qarsanayay oo dhibaato badan kala kulmay macaane waan ku jeclahay kaamana maarmo ee ha iga tagin ha i cidleyn waan ku baryayaa.
Wiilkii ayaa mar qura waxaa kasoo daatay dhidid waa weyn oo jirkiisa oo dhan qooyay lama filaana ku noqotay hadalka kasoo yeeray Haweeneyda waayeesha ah ayna jaarka yihiin ,warkii ayana ku dhagay oo afkii baa juuqda gabay.
Markii uu cabaar taagna aayuuna mar qura istaagay una sheegay in uusan awoodin uuna jaceyl la jili karin Haweenadan waayeesha ah una sheegay in ay iska ilowdo wax macquul ahan aysan arintu ahayn.
Markii uu xaalka halkaa marayao ayaa markeda Haweeneedii uu aad u niyad jabtay waxaa mar qura soo dhaafay ilmo iyadoona ku calaacashay kuna oysan in ay nolosheeda ay kasamreeso hadii aysan jaceylkeeda helin waxa ayna ku calaacashay markii uu wiilka ka dhaqaajinayay ha iga tagin waan ku baryaya ala.aanta aNolosha micno iima lahan ''Andiile Diyaaku raata oo la micna ah Ilove U ''
Haweeneedii ayaana ku guuldareesatay Jaceylkii ay u qaaday Wiilkii dhalinyarada ah iyadoo ila axiligan la ildaran Jaceylkaasi sariirna u saaran .
Dhacdaan layaabka leh markii lagu soo daabacay warbaahinta ayaa waxaa aad ula yaabay dad badan oo aqristay iygoona la yaab ku noqotay in uu Jaceyl galo qof waayeel ah o 70-jir ah hadana jaceyl u qaada wiil aad u yar ,walow la ogsonyahay Jaceylku in uusan indho lahayn uuna qof waliba uu saameyn ku yeelan karo.
Gacal Xuseen Gacal Ayman Cadde
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancadde@hotmail.com