ILA QOSOL SPORT: Duqa ha iga Xanaaqin Ok , Aniga Adiga kuuma socon ee Chelsea ayaan rabaa inaan jooga ka rido kuna joog Joogsado : Sidaas waxaa yiri Sir Alex Ferguson. Muxuusa ugu Jawaabay Arsene Wenger ??? (Qiso gaaban oo dhex martay Labadaan Rugcadaa kulankii is buucaan eey is arkeen ka dib)
ILA QOSOL SPORT & XOGTA HOOSE EE XIRIIRIYE.COM :
Ka dib Mudo dhoor maalmood ah oo Kooxda Arsenal Hogaanka horyaalka Ingiriiska heeysay ayaa waxaa Laf dhuun gashay ku noqotay kooxda Man Utd oo kulankii Isbuucaan eey yeesheen kaga badisay 1-0. Hadaba waxaa halkaan hadaloSarbeebah is weeydaar sanaayo labada Macalin ee kooxahaas Sir Alex Ferguson & Arsene Wenger .
Sir Alex Ferguson :Hi Arsene Wenger waan ku salaamay.
Arsene Wenger : Hi Sir Alex Ferguson waan kaa qaady.
Sir Alex Ferguson :Ma ii xanaaq santahay ??
Arsene Wenger :1-0 kama xanaaqo, Ciyaar waa gelin dambe.
Sir Alex Ferguson :Duqa ha iga Xanaaqin Ok , Aniga Adiga kuuma socon ee Chelsea ayaan rabaa inaan jooga ka rido kuna joog Joogsado ! .
Arsene Wenger :Chelsea u soco ama Jinni u soco Gurigeeyga markaad timaado Jihada ayaan kaa dhuminayaa Jawigana wan kaa Qarin doonaa?
Sir Alex Ferguson :Cesc Fabrigas ma soo safeeysaa Xiligaas??