ILA QOSOL-SPORT kala soco Axad & Qamiis kasta Xiriiriye.com : Barnaamishka ILA QOSOL Maanta waxa uu ku saabsan yahay Qisooyin lagu qoslo oo ka dhacay Garoomada kubada cagta( Halkaan ka Daawo Party 1 & Party 2 )
Barnaamishka ILA QOSOL SPORT waxa uu www.xiriiriye.com idiin soo tabin doonaa Maalmaha Axada & Qamiista waxaana uu ku saabsanaan doonaa waxyaalaha lagu qoslo ama si weeyn loola yaabo ee ka dhaca Garoomada Caalamiga ah ee Caalamka oo idil ku yaala.
Markaad labada Party ee 1 & 2 Daawato Akhristoow bal Qosolka ha isku celin ee in yar dhoola cadee.