La Yaab: Shumiskii Dahabka, Saxaafada Caalamka oo ku mashquulsan Lamaanaha is Jecel ee Ikar Casillas & Sara Carbonero (halkaan ka daawo)ž
Waxaa si aad ah u soo shaac baxaayo Shumiskii uu hoosta ka geliyey Goolhayaha Qaranka Spain iyo Kooxda Real Madrid Ikar Casillas Jaceyl kiisa Sara Carbonero xili eey wareysi ka qaadeysay sida uu u arko Guusha Spain ka gaartay Koobka Addunka madaama Sara Carbonero tahay Saxafiyad u shaqeeysa Tv-ga wararka soo tabiya.
Arintaan oo inta badan Saxaafada Sportiga ee Caalamka ka jiifeen ayaa waxaa hada moodaa ineey ku soo baraarugeen oo har iyo jeer war hayaan qisada dhex martay Lamaanahaas is Jecel.
Sara Carbonero ayaa iyadu sheegtay ineey aad uga xishooneysay in Saaxiibkeed Ikar Casillas uu Shumis aan caadi aheyn kula hor dhaqaaqo xili warbaahinta Caalamka eey Live eheed.
Qisadaan oo dhacday markii xulka Spain dib ugu soo laabteen Dalkooda hooyo ayaa waxaa Maanta ilaa shalay si weeyn uga faaloonayey Saxaafada Talyaaniga, Faransiiska & Jarmalka.
Halkaan Hoose ka Daawo: http://www.youtube.com/watch?v=eFQKIZkVEMQ&feature=related
Wax yaalihii ugu muhiim sanaa ee Saxaafada Sportiga ku timaamtay ayaa waxaa ka mid ahaa sidan: Shamuskii Dahabka, Shumiskii Ceebta, Shumiskii Jahwareerka, Shumiskii Mucaashaqiinta iyo Shumiskii Guusha.. ..wax yaalihii eey ka yiraahdeen Qisadaan in yar oo ka mid ah hoos kala soco !!!
(Für die TV-Reporterin war dieser Kuss Gold wert, denn sie bekam nun einen Vertrag mit der italienischen TV-Gruppe Mediaset.)
BY: Omar Ali Omar
Xiriiriyaha sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarjuva9@hotmail.com