La Yaab: Zlatan Ibrahimovic Laacib la sheegay inuu yaraantiisii Imtixaanaadka Iskuulka mar kasta ku dhici jiray. Taas waxaa u sii dheer waa Ciyaaryahan Xanaaqiisu uu dhaw yahay Kubada ilaa Yaraantiisii wuu isku dhejin jiray Waxaana iska dhalay Aabe Bosnian ah iyo Hooyo Croatian ah (Halkaan ka Aqri War bixinta oo Tarjuman Qeeybtii 1-aad) !
Barnamishka La ! Yaab waxa uu raadiyaa soona tabiyaa wararka Xasaasiga Sport ah ee inta badan la soo gud boonaado Ciyaartooyda Caalamka kuwooda ugu caansan.
Maanta La ! Yaab waxaanu idinkugu heeynaa war bixin dheer oo Bild Sport uu ka qoray Laacibka weeyn ee Qaranka Sweden iyo kooxda Ac Milan Zlatan Ibrahimovic.
War bixintaan oo Qeeybtii 1-aad ah hadaad Luuqada Jarmlka isku fiican tihiin ka aqriso halka ugu hooseeyso ee Beejkaan kuu furan. (Qeeybt 1-aad).
Zlatan Ibrahimoviæ 3-dii Oktiober 1981 ayuu ku dhashay Magaalada Malmö oo ku taal dalka Sweden wuxuuna ku soo koray Rosengard. Waxaa iska dhalay Aabe Bosnian ah iyo Hooyo Croatian ah. ilaa yaraantiisii Iskuulka aad ayuu u necbaa taas ayaana u sabab eheed inuu Maado kaste ku dhaco. Wuxuu ahaa Ciyaaryahan Xanaaq badan, Akrasiv-Player.
Kubada cagta aad ayuu jeclaa Ciyaalkana mar kasta wuu kula dagaali jiray maxaa yeelay ma uusan rabin in Kubada laga qaado ama cid kale eey dheeshe.
Iskuulka xiliyada Imtixaanka Xisaabaadka uu jiro wuu gambin jiray ama Waalidkiis ayuu u sheegi jiray inuu jiran yahay xiliyada eey jiraan Imtixaanada kulul laakiin Macalimadiisa wexeey tiri Ninkii Jirada sheeganayey haduu maqlo inuu Iskuulka geem Banooni ah leeyahay dadka isaga ayaa ugu soo hormari jiray.
Kooxdii ugu horeeysay ee uu ku biiray isaga oo 12 sano jir ahaa wexeey eheed FBK Balkan wuuna ka da´yaraa Ciyaartooyda kooxdiisa. Markasta xiliga uu kubada lugta ku haayo wuxuu dhihi jiray Sidan " Maanta Maalin aan aheeyn ayaan noqon doonaa sidii Maradona Camal. (Filo Qeeybt 2-aad iyo War bixintaan oo aad u dheereed) Hoos ka aqri Qaar kmid ah.
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
Kaum ein Spieler polarisiert in der schwedischen Auswahl so sehr wie Zlatan Ibrahimovic. Zwischenzeitlich war der ibra wegen Undiszipliniertheiten gar aus dem Kader der "Landslag" geflogen. Jetzt ist er wieder der Hoffnungsträger aller Schweden.
Markige Aussagen sorgen in der Öffentlichkeit für ein kontroverses Bild von Ibrahimovic. "Ich bin nicht daran interessiert, der Zweitbeste zu werden", liess er einst verlauten. Oder er verkündete unumwunden: "Eines Tages werde ich der neue Maradona sein." Auch für seine Gegenspieler hat er zuweilen nur Hohn und Spott übrig. "Erst ging ich nach links, das machte er auch. Dann ging ich nach rechts, das machte er auch. Dann ging wieder nach links, und er ging und kaufte sich eine Wurst", verhöhnte er nach einem Dribbling den damaligen Liverpool-Verteidiger Stéphane Henchoz. Als der Norweger John Carew seinen Spielstil als brotlose Kunst abtat, erwiderte Ibrahimovic: "Was Carew mit .
Er sei ein unscheinbares Kind gewesen, wird in Schweden über Ibrahimovic erzählt. Zlatan wuchs als Sohn eines Bosniers und einer Kroatin im Einwanderer-Quartier Rosengard in Malmö auf. Einen bleibenden Eindruck hatte Zlatan zwar schon in der Schule hinterlassen. Ein derart ungezogener Bengel, wie ihm zuweilen nachgesagt wird, sei er jedoch nicht gewesen. "Das Bild von mir als hoffnungsloser Fall entstand aus einem Interview mit einer meiner Grundschullehrerinnen. Aber ich war nicht lange bei ihr. Sie wollte wohl etwas Aufmerksamkeit", erzählt Ibrahimovic. Gleichwohl räumt er ein, in der Schule nicht der Ruhigste gewesen zu sein und auch Papierknöllchen geworfen zu haben.
Ibrahimovic war wohl kein vorbildlicher Schüler, das Lernen fiel ihm jedoch leicht. Noch leichter lief es allerdings mit dem Ball am Fuss. So spielte er im FBK Balkan in der Mannschaft der Zwölfjährigen, obwohl er zwei Jahre jünger war als der Rest des Teams. Weil er sich nicht immer zu benehmen wusste, setzten ihn die Trainer bisweilen auf die Reservebank -- so auch gegen Vellinge, als Ibrahimovic nach der Pause beim Stand von 0:4 eingewechselt wurde. Das aufmüpfige Talent traf achtmal, Balkan siegte 8:5. Der Gegner legte Protest ein; er vermutete, Zlatan sei zu alt...
Im Rosengard-Quartier war der junge Zlatan stundenlang mit dem Ball auf einem Kiesplatz anzutreffen, der schon damals sein Wembley oder San Siro war. Den Ball hatte er immer dabei; selbst im Lebensmittelgeschäft dribbelte er sich um die Regale.
Ballbehandlung, "Tunnels" und schöne Dribblings waren auf Rosengards Plätzen wichtiger als Tore zu schiessen und Spiele zu gewinnen. "Wir übten jeden Tag einen neuen Trick, und jeder wollte den besten haben", so Ibrahimovic. Hier war Zlatan der König. Sein einziges Problem war, dass er den Ball mehr liebte als das Spiel. Sich in ein Kollektiv einzufügen war nicht sein Ding -- trotz ausgeprägtem Siegeswillen.