Manchester United iyo Arsenal oo iskugu soo haray Tartanka Horyaalka England * 2005-tii ka dib Arsenal oo lagu wado ineey Maanta Koob Qaado * Marco Di Vaio oo kooxdiisii hore ee Juventus Isbitaal u diray * FC Barcelona oo Fakatay & Deportivo La Coruna oo Real Madrid Isbaaro u dhigatay * Borussia Dortmund oo Farxadii FC Bayern München Murugo u badashay ( Halkaan ka Daawo Qeeybtii 1-aad Kulamadii ugu adkaa Horyaalada Caalamka oo la Ciyaaray & War bixin Dhameeystiran )
Faaqidaada Horyaalada Caalamka iyo Qubanaha Xiriiriye.com Qeeybtiisa 1-aad ayaa Maanta waxaan idinkugu heeynaa warar kii ugu dambeeyey ee Kulamadii la ciyaaray iyo sidii eey kooxaha isku qaabilleen . ( Serie-A- Italy) Horyaalka Talyaaniga ee Serie A hadaanu ku hor marno waxaa la ceebeeyey oo loo diray Isbitaalka lagu baaro dadka jiran kooxda weeyn ee Juventus.
Juventus oo Xili ciyaareedkaan soo iibsatay Ciyaartooy badan oo aan caadi aheeyn ayaa waxaa lagu wareersan yahay meesha laga heeysto ama eey ka jiran tahay.
Kulankii 27-aad ee Horyaalka Talyaaniga oo la ciyaaray ayaa kooxda Juventus waxaa Gurigeeda ku ceebeeysay kooxda FC Bologna oo wadatay Weeraryahankii hore ee kooxda Juventus Marco di Vaio . FC Bologna oo 0-2 ku suul daartay Juventus ayaa waxaa labada gool u wada dhaliyey Marco di Vaio oo ka xishoon waayey Ex-naadigiisii hore.
Marco di Vaio ayaa labada gool waxa uu Laacibiinta Juventus ee Ceebeeysan ka dhaliyey Daqiiqadihii 49-aad & 66-aad. Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=pRBOxVola8I.
Macalinka kooxda Juventus Luigi Del Neri oo u yimid kooxdaas 20-kii Bishii Meey 2010-ka ayaa waxaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda laga ceeyriyo kooxdaas maadaama uusan wax Awood sidaas u buuran kooxda Juventus ku soo kordhin marka laga reebo kooxda oo isku dhex wado Guul & Guuldarooyin.
Tartanka Hanashada Horyaalka Talyaaniga ayaad waxaad moodaa ineey markaan iskugu soo hareen labada kooxood ee Sanadkaan kacsan waa AC Milan iyo SSC Napoli oo kala koreeya 3-dhibcood .
Labadaan kooxood ayaa si toos ah wexeey isku qaabili doonaan maalinta Isniinta ah 28.2.11 oo ku beegan beri . kulankaan adag oo ka dhici doona Garoonka kooxda Ac Milan ayaa kulankii ka sii horeeyey ee ka dhacay Garoonka kooxda Napoli bishii Oktoobar 2010 waxaa xiligaas 1-2 ku soo badisay kooxda Milan waxaana goolasha u kala dhaliyey Robinho & Zlatan Ibrahimovic.
Kooxda Ac Milan ayaa Wadnaha Farta ku heeyso maadaama kulamadii eey la yeelatay kooxaha waa weeyn ee ka dhacay Garoonkeeda dhamaan looga wada badiyey sida kii As Roma (0-1) & Juventus (1-2) waxaana taas u sii dheer kooxda Napoli oo wadata Weeraryahanka Gooldhalinta Horyaalka Talyaaniga ku hogaaminaayo 20-ka Gool waa Edinson Cavani. Kaptanka SSC Napoli Paolo Cannavaro ayaa ku faanay ineey kooxda AC Milan dhibcaha ka tirsan doonaan balse taas ayaa noqon doonto mid dhib weeyn eey u marto kooxda Napoli. Maanta waxaa lagu wadaa in la wada ciyaaro Kulankii 27-aad ee Horyaalka Talyaaniga wexeeyna kooxaha Xarash weeyn iskugu hayaan sidan :
| 26.02. |
20:45 |
Juventus |
0:2 |
FC Bologna |
| 27.02. |
12:30 |
Catania Calcio |
-:- |
CFC Genua |
| 27.02. |
15:00 |
AC Cesena |
-:- |
AC Chievo |
| 27.02. |
15:00 |
AS Bari |
-:- |
AC Fiorentina |
| 27.02. |
15:00 |
Cagliari Calcio |
-:- |
Lazio Roma |
| 27.02. |
15:00 |
Brescia Calcio |
-:- |
US Lecce |
| 27.02. |
15:00 |
US Palermo |
-:- |
Udinese Calcio |
| 27.02. |
15:00 |
AS Roma |
-:- |
FC Parma |
| 27.02. |
20:45 |
Sampdoria Genua |
-:- |
Inter Milan |
| 28.02. |
20:45 |
AC Milan |
-:- |
SSC Napoli |
KOOXAHA HORYAALKA TALYAANIGA WEXEEY U KALA HOREEYAAN SIDAN HOOSE:
| 1 |
AC MILAN |
26 |
16 |
7 |
3 |
46:20 |
26 |
55 |
| 2 |
SSC Napoli |
26 |
16 |
4 |
6 |
41:22 |
19 |
52 |
| 3 |
Inter Milan |
26 |
15 |
5 |
6 |
47:29 |
18 |
50 |
| 4 |
Lazio Roma |
26 |
14 |
6 |
6 |
33:22 |
11 |
48 |
| 5 |
Udinese Calcio |
26 |
13 |
5 |
8 |
42:30 |
12 |
44 |
| 6 |
AS Roma |
26 |
12 |
6 |
8 |
39:36 |
3 |
42 |
| 7 |
Juventus |
27 |
11 |
8 |
8 |
41:34 |
7 |
41 |
| 8 |
US Palermo |
26 |
12 |
4 |
10 |
44:36 |
8 |
40 |
| 9 |
Cagliari Calcio |
26 |
10 |
5 |
11 |
32:28 |
4 |
35 |
| 10 |
CFC Genua |
26 |
9 |
8 |
9 |
24:25 |
-1 |
35 |
| 11 |
FC Bologna |
27 |
10 |
8 |
9 |
29:34 |
-5 |
35 |
| 12 |
AC Fiorentina |
26 |
8 |
9 |
9 |
28:28 |
0 |
33 |
| 13 |
AC Chievo |
26 |
7 |
10 |
9 |
28:29 |
-1 |
31 |
| 14 |
Sampdoria |
26 |
7 |
10 |
9 |
23:27 |
-4 |
31 |
| 15 |
FC Parma |
26 |
6 |
9 |
11 |
25:36 |
-11 |
27 |
| 16 |
US Lecce |
26 |
7 |
6 |
13 |
28:46 |
-18 |
27 |
| 17 |
Catania Calcio |
26 |
6 |
8 |
12 |
22:34 |
-12 |
26 |
| 18 |
Brescia Calcio |
26 |
6 |
5 |
15 |
20:33 |
-13 |
23 |
| 19 |
AC Cesena |
26 |
5 |
7 |
14 |
19:36 |
-17 |
22 |
| 20 |
AS Bari |
26 |
3 |
6 |
17 |
14:40 |
-26 |
15 |
(Primera Division/La Liga) Horyaalka dalka Spain ee La Liga waxaa fakatay oo guul muhiim ah gaartay kooxda Catalonia Fc Barcelona waxaana Isbaaro loo dhigtay kooxda loogu yeero Boqorada yurub ee Real Madrid. Fc Barcelona ayaa guri kale wexeey 0-3 ku soo garaaceen kooxda Real Mallorca .
Xiddiga heeysta Laacibka Sanadka ee Dunida Lionel Messi ayaa kooxda Barcelona waxa uu u dhaliyey goolkiisii 27-aad ee xili ciyaareedkaan Daqiiqadii 38-aad waxaana labada gool ee kale sii raacsaday David Villa (57) & Pedro (66.). Kooxda Fc Barcelona ayaa waxaa dhaawac uga maqnaa inta badan Laacibiinteeda sida Goolhaye Victor Valdes, Kaptan Carles Puyol, Matoorka dhexda Xavi Hernandez iyo Dani Alves oo Ganaax 2-Jaalle ku maqnaa. Halkaan ka Daawo jawiga Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=UhjMe2REx9Q .
Kooxda Real Madrid oo mudooyinkii ugu dambeeyey Rajo ka leheed ineey soo qabato Laacibiinta kacsan ee kooxda Fc Barcelona ayaa waxaa Riyadaas Isbaaro u dhigatay kooxda Taariikh ahaan ka adag Real Madrid ee Deportivo La Coruna. Kooxaha Real Madrid iyo Deportivo La Coruna ayaa wexeey ku kala baxeen 0-0 goolal la´aan .
Dhanka kale waxaa kulan adag oo ka tirsan isla Horyaalka Spain uu dhex maray kooxaha waa weeyn ee Atletico Madrid Vs Sevilla. Ciyaartaan oo la iska dhaliyey goolal aad u qurxoon ayaa wexeey ku soo gaba gaboowday 2-2 : Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=Y_BzmHgQgIQ.
KOOXAHA HORYAALKA SPAIN AYAA WEXEEY ISKUGU AADAN YIHIIN UNA KALA BAXEEN SIDAN HOOS KU QORAN :
| 26.02. |
18:00 |
Sporting Gijon |
0:0 |
Real Zaragoza |
| 26.02. |
18:00 |
Espanyol Barcelona |
4:1 |
Real Sociedad |
| 26.02. |
18:00 |
Atletico Madrid |
2:2 |
FC Sevilla |
| 26.02. |
20:00 |
RCD Mallorca |
|
FC Barcelona |
| 26.02. |
22:00 |
Deportivo La Coruna |
0:0 |
Real Madrid |
| 27.02. |
17:00 |
Hercules Alicante |
-:- |
FC Getafe |
| 27.02. |
17:00 |
UD Levante |
-:- |
CA Osasuna |
| 27.02. |
19:00 |
Racing Santander |
-:- |
FC Villarreal |
| 27.02. |
21:00 |
Athletic Bilbao |
-:- |
FC Valencia |
| 28.02. |
21:00 |
FC Malaga |
-:- |
UD Almeria |
| 1 |
FC Barcelona |
25 |
22 |
2 |
1 |
76:13 |
63 |
68 |
| 2 |
Real Madrid |
25 |
19 |
4 |
2 |
55:19 |
36 |
61 |
| 3 |
FC Valencia |
24 |
14 |
6 |
4 |
38:25 |
13 |
48 |
| 4 |
FC Villarreal |
24 |
14 |
4 |
6 |
42:24 |
18 |
46 |
| 5 |
Espanyol Barcelona |
25 |
13 |
1 |
11 |
34:36 |
-2 |
40 |
| 6 |
Athletic Bilbao |
24 |
12 |
2 |
10 |
38:34 |
4 |
38 |
| 7 |
FC Sevilla |
25 |
10 |
5 |
10 |
38:40 |
-2 |
35 |
| 8 |
Atletico Madrid |
25 |
10 |
4 |
11 |
35:33 |
2 |
34 |
| 9 |
Real Sociedad |
25 |
11 |
1 |
13 |
36:41 |
-5 |
34 |
| 10 |
FC Getafe |
24 |
9 |
4 |
11 |
35:38 |
-3 |
31 |
| 11 |
RCD Mallorca |
25 |
9 |
4 |
12 |
25:34 |
-9 |
31 |
| 12 |
Racing Santander |
24 |
7 |
7 |
10 |
21:33 |
-12 |
28 |
| 13 |
Deportivo La Coruna |
25 |
6 |
9 |
10 |
21:35 |
-14 |
27 |
| 14 |
CA Osasuna |
24 |
6 |
7 |
11 |
25:30 |
-5 |
25 |
| 15 |
Sporting Gijon |
25 |
5 |
10 |
10 |
23:31 |
-8 |
25 |
| 16 |
Hercules Alicante |
24 |
7 |
4 |
13 |
24:38 |
-14 |
25 |
| 17 |
UD Levante |
24 |
7 |
3 |
14 |
24:36 |
-12 |
24 |
| 18 |
Real Zaragoza |
25 |
5 |
9 |
11 |
22:37 |
-15 |
24 |
| 19 |
UD Almeria |
24 |
4 |
9 |
11 |
24:40 |
-16 |
21 |
| 20 |
FC Malaga |
24 |
5 |
5 |
14 |
31:50 |
-19 |
20 |
(Bundesliga/Germany) Kooxda kubada cagta ee FC Bayern München oo Farxad iyo reeyn reeyn kala soo laabatay dalka Talyaaniga ka dib guushii eey 0-1 uga soo aargudatay kooxda Inter kulankii Champions League ayaa Farxadaas waxaa Murugo ugu badashay kooxda Borussia Dortmund oo Gurigeeda 1-3 kaga badisay .
kooxda ayaantaan kacsan ee wadata Ciyaalka yar yar Hogaankana u heeyso Horyaalka Germany ee Bundesligaha ayaa waxaa goolasha u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Lucas Barrios (9.), Nuri Sahin (18.) iyo Mats Hummels (60.). Nuri Sahin waa xiddig Cusub oo lagu magacaabo Frank Lampardaha cusub wuxuuna qaataa sidoo kale Lambarka 8-aad waa Xiddigii kooxda Bayern Munchen eey celin waayeen wuxuuna u saftaa Kooxda Borussia Dortmund & Qaranka Turkiga. Ciyaaryahan Nuri Sahin ayaa waxa uu Goolasha ka toogtaa meelo aad uga fog fog wuxuuna qiyaameeyaa xiliyada eey Boortayaasha ka soo baxaan afka hore ee Goosha.
Garoonka weeyn ee kooxda Fc Bayern Munchen ( Allianz Arena) ayaa waxaa laga waayey hal kursi oo banaan ka dib markii eey soo xaadireen Taageeyaal dhan 69.000 oo Qof.
Kooxda Bayern Munchen oo ku Faanto inuu gurigeeda yahay Godkii Naarta cidii timaadana eey Cagaha uga tumaan ayaa waxaa Arinkaas beenisay kooxda ayaataan kacsan ee Borussia Dortmund oo 1-3 uga badisay Bayern Munchen oo ku ciyaareeysay Gurigeeda.
Bishii Oktoobar Sanadkii 2008-dii ayaa ugu dambeeysay 3-gool oo lagu dhaliyo Garoonka kooxda Bayern Munchen waxaana xiligaas Bareejo 3-3 ah eey ku kala bexeen kooxda Bochum. Kooxda Borussia Dortmund oo sanadkaan Cel Celis noqotay ayaa guul eey ka gaaraan kooxda Fc Bayern Munchen oo ku ciyaareeysa Goroonkeeda Allianz Arena waxaa ugu dambeeysay Bishii Oktoobar Sanadkii 1991-dii. Goolka kaliyah ee kooxda Bayern keensatay waxaa u dhaliyey Laacibka da´yar ee Qaranka Brazil waa Luiz Gustavo Daqiiqadii 16-aad. Halkaan ka Daawo Ciyaarta iyo Jawigii Garoonka >>> http://www.youtube.com/watch?v=mHamPIoA29w.
Kulamadii kale ee Horyaalka Germany wexeey kooxaha isku macsalaameeyeen sidan hoos ku qoran :
| Kaiserslautern |
Hamburger SV |
1:1 |
| Köln |
Freiburg |
1:0 |
| St. Pauli |
Hannover |
0:1 |
| Hoffenheim |
Mainz |
1:2 |
| Schalke |
Nürnberg |
1:1 |
| Bayern München |
Dortmund |
1:3 |
Maanta waxaa Ciyaaraya : Bremmen Vs Liverkussen iyo Frankfurt Vs Stuttgart.
Horyaalka Germany waxaa loo kala horeeyaa sidan :
| . |
Borussia Dortmund |
24 |
18 |
4 |
2 |
52:14 |
58 |
| 2. |
Bayer 04 Leverkusen |
23 |
13 |
6 |
4 |
48:32 |
45 |
| 3. |
Hannover 96 |
24 |
14 |
2 |
8 |
34:31 |
44 |
| 4. |
FC Bayern München |
24 |
12 |
6 |
6 |
50:30 |
42 |
| 5. |
1. FSV Mainz 05 |
24 |
13 |
1 |
10 |
37:30 |
40 |
| 6. |
Hamburger SV |
24 |
11 |
4 |
9 |
35:32 |
37 |
| 7. |
SC Freiburg |
24 |
11 |
4 |
9 |
31:31 |
37 |
| 8. |
1. FC Nürnberg |
24 |
10 |
6 |
8 |
34:32 |
36 |
| 9. |
1899 Hoffenheim |
24 |
8 |
9 |
7 |
41:35 |
33 |
| 10. |
FC Schalke 04 |
24 |
8 |
6 |
10 |
29:29 |
30 |
| 11. |
1. FC Köln |
24 |
8 |
5 |
11 |
31:42 |
29 |
| 12. |
FC St. Pauli |
24 |
8 |
4 |
12 |
27:38 |
28 |
| 13. |
Eintracht Frankfurt |
23 |
8 |
3 |
12 |
24:32 |
27 |
| 14. |
VfL Wolfsburg |
24 |
6 |
8 |
10 |
29:34 |
26 |
| 15. |
1. FC Kaiserslautern |
24 |
6 |
6 |
12 |
33:42 |
24 |
| 16. |
Werder Bremen |
23 |
6 |
6 |
11 |
28:48 |
24 |
| 17. |
VfB Stuttgart |
23 |
5 |
4 |
14 |
40:47 |
19 |
| 18. |
Borussia Mönchengladbach |
24 |
5 |
4 |
15 |
35:59 |
19 |
(ENGLAND Premier-League) Horyaalka Ingiriiska ayaa guud ahaan waxaa iskugu soo haray Hanashadiisa kooxaha waa weeyn ee kala ah Shayaadiinta Cas Cas The Red Devils Manchester United iyo kooxda eey sida weeyn isku neceb yihiin ee South-East London ka dhisan waa The Gunners Arsenal London.
Horyaalka England oo la ciyaaray kulankiisii 28-aad ayaa kooxda Man Utd wexeey dhulka la Simtay kooxda Wigan Athletic. ManU oo ku ciyaareeysay Guriga kooxda Wigan Athletic ayaa wexeey ku soo badisay 0-4 waxaana goolashaas 2 ka mid ah u saxiixay Xiddiga Qaranka Mexico Javier Hernandez daqiiqadihii 17-aad iyo 74-aad waxaana labada gool ee kale sii kala raacsaday Weeraryahan Mark Wayne Rooney daqiiqadii 84-aad iyo Fabio da Silva oo damaashaadka Goolasha ku soo xiray daqiiqadii 87-aad. Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=lFHc4508aao .
Kooxda Kubada cagta ee Fc Arsenal oo ah Naadiga kaliyah ee ilaa iyo hada Xanjada ku noqday kana hari la ManU ayaa wexeey Isbuucaan gudihiisa 1-0 uga soo badiyeen kooxda Stoke City. Ciyaarta Arsenal oo la soo hor mariyey ayaa waxaa goolka u saxiixay Ciyaaryahan Squillaci. Xiddigaha kubada cagta ee Fc Arsenal waxaa lagu wadaa maanta ineey la gar guurtaan Koobkii ugu horeeyey laga soo bilaabo ilaa sanadkii 2005-tii.
Arsenal London ayaa kulan aad muhiim u ah oo Finaal ah wexeey kala hor tagi doontaa kooxda Birmingham City oo iyana 48-sano aan wax koobab ah dhadhamin.
Ciyaartaan Liga-cup-Final oo ka dhici doonto Maanta Garoonka weeyn ee Wembley-Stadium ayaa waxaa lagu wadaa in kooxda Arsenal soo afjarto 6-sano oo Abaar koobab la aan ah sida uu sheegay Macalinkooda Rugcadaaga ah Mr. Arsene Wenger.
KULAMADII HORYAALKA ENGLAND EE LA CIYAARAY WEXEEY KOOXAHA KU KALA BEXEEN SIDAN :
| 26.02. |
16:00 |
Aston Villa |
4:1 |
Blackburn Rovers |
| 26.02. |
16:00 |
Wigan Athletic |
0:4 |
Manchester United |
| 26.02. |
16:00 |
Wolverhampton |
4:0 |
FC Blackpool |
| 26.02. |
16:00 |
Newcastle United |
1:1 |
Bolton Wanderers |
| 26.02. |
16:00 |
FC Everton |
2:0 |
AFC Sunderland |
| 27.02. |
14:30 |
West Ham United |
-:- |
FC Liverpool |
| 27.02. |
16:00 |
Manchester City |
-:- |
FC Fulham |
| 28.02. |
21:00 |
Stoke City |
-:- |
West Bromwich |
| 20.04. |
20:45 |
Tottenham Hotspur |
-:- |
FC Arsenal |
| 20.04. |
20:45 |
FC Chelsea |
-:- |
Birmingham City |
HORYAALKA INGIRIISKA WAXAA LOO KALA HOREEYA SIDAN :
| 1 |
Manchester United |
27 |
17 |
9 |
1 |
61:25 |
36 |
60 |
| 2 |
FC Arsenal |
27 |
17 |
5 |
5 |
57:27 |
30 |
56 |
| 3 |
Manchester City |
27 |
14 |
7 |
6 |
43:24 |
19 |
49 |
| 4 |
Tottenham Hotspur |
27 |
13 |
8 |
6 |
38:31 |
7 |
47 |
| 5 |
FC Chelsea |
26 |
13 |
6 |
7 |
46:22 |
24 |
45 |
| 6 |
FC Liverpool |
27 |
11 |
6 |
10 |
35:32 |
3 |
39 |
| 7 |
Bolton Wanderers |
28 |
9 |
10 |
9 |
39:38 |
1 |
37 |
| 8 |
AFC Sunderland |
28 |
9 |
10 |
9 |
33:35 |
-2 |
37 |
| 9 |
Newcastle United |
28 |
9 |
9 |
10 |
43:39 |
4 |
36 |
| 10 |
FC Everton |
27 |
7 |
12 |
8 |
35:36 |
-1 |
33 |
| 11 |
Stoke City |
27 |
10 |
3 |
14 |
31:34 |
-3 |
33 |
| 12 |
Aston Villa |
28 |
8 |
9 |
11 |
35:47 |
-12 |
33 |
| 13 |
Blackburn Rovers |
28 |
9 |
5 |
14 |
35:46 |
-11 |
32 |
| 14 |
FC Blackpool |
28 |
9 |
5 |
14 |
42:55 |
-13 |
32 |
| 15 |
FC Fulham |
27 |
6 |
13 |
8 |
28:28 |
0 |
31 |
| 16 |
Birmingham City |
26 |
6 |
12 |
8 |
25:35 |
-10 |
30 |
| 17 |
Wolverhampton |
28 |
8 |
4 |
16 |
31:46 |
-15 |
28 |
| 18 |
West Bromwich |
27 |
7 |
7 |
13 |
35:52 |
-17 |
28 |
| 19 |
Wigan Athletic |
28 |
5 |
12 |
11 |
27:49 |
-22 |
27 |
| 20 |
West Ham United |
27 |
5 |
10 |
12 |
30:48 |
-18 |
25 |
FILO GOOR DHAW NATIIJADII BARNAAMISHKA HAL XIRAALAHA XIRIIRIYE OO LAGU KALA BAXAY & BARNAAMISHKA LA YAAB OO AANU IDIN KUGU HEEYNO QISADII UGU HADAL HEEYNTA BADNEED SHALAY IYO MAANTA DHANKA MASLAXA CIYAARAHA KUBADA CAGTA OO VIDEO DAAWASHO AH :WAXAAN KALOO MAANTA IDIIN HEEYNAA KOOXAHA IFKA ISKUGU NECEB EE ISKU MAGAALADA KA DHISAN & HAL CIYAAR OO 9-ROOSO LA DHIIBAY KA DIB MARKII KOOXIHII IS NECBANAA JILAAFO RAAXADA ISKAGA QAADEEN >> DHAMAAN QODABADAAN FILO MAANTA HADUU ALLE IDMO !!!.
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com