Mucjiso iyo La Yaabka Dunida. Wiil Yar oo madaxa ku socda
- Daawo video
Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo noqday Xiddiga ugu Mucaaradnimada xoogan maslaxa ciyaaraha, Taageerayaasha Fc Barca, Juve & Inter Ma jecla Ibra
- Halkaan ka Daawo waxa eey ka sameeyeen Video
Weli ma aragtay Eeey Kushineeto sidii Beniaadamka camal u wata oo weliba la soo jiireen kara ?
- Halkaan ka Daawo Video
Maajaajilo Mr Bean oo af Reer waqooyi ku hadlaayo halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Real Madrid oo Koobka Spain sidii Championka ineey qaaday camal ugu dalaabdegtay (Abaar Koob)
- Video
Halkaan ka Daawo Goolasha Serie A 2010/2011 Part 1
- Video
Man City & Yaya Toure oo Man Utd Dhulka la simay inta ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Heesta Dhibaatada uu leeyahay Facebooka laga sameeyey
- Video
Soomaalida hadeey tagtay Wadamadii Ciyaaraha kubada cagta laga soo gaaray weli wexeey ka dhamaan la yihiin ku ciyaarista Saraawiisha lugaha dhaa sheer & Kabo la aan
- Video daawo yaabkaan
Halkaan ka daawo Waayeel Jaceyl dartiis Wiil yar isku badalay !
- Video
Halkaan ka daawo 15- Gool oo Top ah oo eey dhalinayaan Laacibiin caan ah
- Video ku raaxeeyso Golashaan
Inta ka Daawo Heesta Safar oo Buuraha la isla koray
- Video
Halkaan ka Daawo Xiddigii Ebid ugu nasiibka badnaa, Ciyaartiisii ugu horeesay oo safay ayuu Goolkii Sanadka dhaliyey
- Video Daawo
Halkaan ka Daawo Heesta Canab oo Jaceyl dartiis Cuntada lagu kor fakaray
- Daawo Mirahaan Caashaqa !
Eric Abidal oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Ciyaartooyda & Taageerayaasha FC Barcelona
- Daawo Cadeenta !
Halkaan ka Daawo qaabka uu Eric Abidal u duceeysto una Difaaco kooxdiisa Fc Barcelona
- Video Murugo ah
Halkaan ka Daawo Ciyaartooyda Caalamka ugu Caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen Qeybtii 4-aad
- Video
Laacibiinta Caalamka xiligii eey Caruurta ahaayeen halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad
- Video
Mario Ballotelli oo mararka qaar eey Maskaxdiisa gadal gadaal u shaqeeyso
- Halkaan ka Daawo Qaabdarada uu sameenaayo
Halkaan ka Daawo Nin Mareeykan ah oo Af Soomaaliga si wanaagsan u bartay hadana la baxay magaca Jabriil !
- Daawo Video
Halkaan ka Daawo Wariyaha Tv-ga qaranka Japan oo Taageero isla qarin waayey ka dibna qeeylo ku dhaqaaqa
- Video
Hablaha ama Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Hablaha kale ee Qaarada Africa aad uga Qurux badan yihiin welib shaqo ka hela mar kasta xayeeysiinta Dharka
- Video Daawo dumarkeena Soomaaliyeed Quruxdooda
C.Ronaldo oo Ceejo dhakab ku siiyey xiddiga eey hada iskugu jecel yihiin Ciyaartooyda ee Marcelo & C.Ronaldo oo Qadariya Laacibiinta eey Dagaalka isku bartaan ka soo biloow xiligii W.Rooney !!
- Daawo Saqiir Suujintaan 1
Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Germany oo 1993-kii ka dib markii ugu horeeysay si Dirqi ah uga badiyey Xulka Qaranka Brazil !
- Video
Saqiir yar oo Cabista Sigaarka Iskoor cusub jabshay Inta ka Daawo yaabkaan
- Video
Gabar Soomaaliyeed oo Su´aal si toos ah u weeydiisay Madaxweeynaha Mareeykanka Mr. Barack Obama halkaan ka Daawo
- Video
Caasi waalidiinoow Xaal qaado. Halkaan ka Daawo dhalinta Yurub ku kortay sida eey Waalidkood uga inkaarsadaan !
- Video Tiiraanyo
Qixii iyo Kala cararkii Shabaab ku dhacay ka dib markii eey Mamnuuceen Ciyaaraha kubada Cagta Daawashadooda Hees lagu alifay Halkaan ka Daawo Cuqubaa qabsatay Sport Naceeybkooda
- Daawo Video
Halkaan ka Daawo Fc Barcelona Fc Porto ka qaaday Super-Kobaha Yurub 2011
- Video
Maxaad kala socota sida eey isku Jeclaayeen xiligii eey Caruurta ahaayeen Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas iyo Gerald Pique : Inta ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo 11 Septembar Dhibkii dhacay iyo Dhiigii daatay
- Video
Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fenerbahce oo garoonkooda laga mabnuucay halka Dumarkii & Caruurtii loo ogolaaday eey soo xaadireen 46-kun oo Taageere ka dibna Garoonkii waxaa is qabsaday Qeeylo aan horay loo arag
- Video
Yaab : Ronaldinho oo Qalay Cristiano Ronaldo halkaan ka Daawo
- Video
Hooyada Dhashay Mesut Özil iyo Walaashiis sida eey ugu egyihiin halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo kooxaha Isku magaalada ah ee Ifka iskugu neceb iyo qaabka eey isku Jilaafeeyaan
- video
Wacdaraha & Mucjisooyinka Laacib Frank Bilal Ribery Halkaan ka Daawo
- Top Video
Halkaan ka Daawo kulan Xaraarad badan oo dhex maray Germany Vs Turkiga & Laacibiin Saaxiibo ahaa oo is jilaafay
- Video
Halkaan ka Daawo Qosolkaan C.Ronaldo oo Difaaca Qaranka Spain inta is dul saaray suu gambis ugu waday iyo Goolkii Sanadka oo uu dhali lahaa ayaa waxaa si qaab daran Hobseet uga galiyey Nani ka dibna Taageerayaasha C.Ronaldo wexeey Nani ku tilmaameen Stupid !!
- Video : Taageerayasha C.Ronaldo oo Nani Stupid ku tilmaamay !
Mucjisooyinka Caalamka : Halkaan ka Daawo Libaax si toos ah u Cunay Ninkii Xanaaneeyn jiray & Askar goobtii timid oo Libaaxii Xabad la dhacday !!
- Digniin :Ha isku Daawan hadaad ka nixi doonto !!
francesco Totti oo Horyaalka Talyaaniga ka dhaliyey in ka badan 201 Gools, Halkaan ka Daawo kuwii ugu wanaagsanaa !
- 201 Totti Goals
Halkaan ka daawo wiilka zidane enzo zidane oo wacdaro cusub la soo baxay iyo aabihiis oo markasta kor ka waardiyeeya
- video daawo
Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee serie A 2010/2011
- DAAWO VIDEO GOOLAL RAAXO AH !!
Halkaan ka daawo Goolashii horyaalka Ingririiska ugu Xaraarada badnaa 2010/2011
- Video ku Raaxeeyso from Xiriiriye
Halkaan ka Daawo Goolal Mucjiso ah qaasatan kuwa Biriqda ah oo uu dhalinaayo Robin Van Persie
- Video Daawo Goolasha Biriqda
Weeraryahan Luis Suarz oo Caalamka looga yaqaan Shaydaankii Qaniinyada halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay
- Vedeo Luis Suarez waa Xiddig jiran
Mararka qaar falalka uu ku kaco Weeraryahan W.Rooney Caruurta xitaa kuma fakaraan
- Daawo Video Ceebta uu dhigay W.Rooney
Yaab : Xiddigii Qaranka Italy ee dhanka Tartanka Mootooyinka Caalamka oo Taageerayaashiisa ka dalbaday ineey Websetkiisa cusub ku darsadaan Daqiiqado yar ka dibna si Live ah u geeriyooday
- DAAWO Marco SiImoncelli oo si Live ah u geeriyooday
Weli ma aragtay Odayaal Weekiyo Waayeel ah oo inta Ciyaar eey ka badiyeen Koox Dhalinyaro ah ka dib Bakoorado soo qaatay Ciyaartiina qanaday !!
- DOO XAYEEYSIIN TOP AH
Halkaan ka daawo Ujeedo xun
- video
Halaan ka Daawo C.Ronaldo Wiil uu abti i u yahay, Walaashiis iyo Eeeygisa
- video
Taageerayaasha Leo Messi oo C.Ronaldo ku tilmaamay sigaar yacab hubeeysan Halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa Uefa Champions League 2010/2011
- Muuqaa Video
C.Ronaldo & Leo Messiga cusub halkaan ka Daawo Mucjisada soo socota
- Video
Qosolkii ugu yaabka badnaa Calaamka >> Halkaan ka Daawo Niman Cadaan iyo Madoow ah oo Dadka waalay ka dib markii ay iskaga dhigeen ineey hal Ruux yihiin (Yaaab)
- Qosolkaan Daawo hadaad rabto inaad Madax Xanuunka iyo Xanaaqa iska iloowdid !!
Halkaan ka Daawo Laacibiin caan ah oo laga dhigay Dhirta ay ka baxdo Paastada loo yaqaan Nudel-ka Spaghetti
- Muuqaal Video
Weli ma daawatay Baashaalkii ugu kululaa ee Leo Messi iyo Lamaanihiisa? Inta ka Daawo Messi oo Qosol ka bixi la
- Video Baashaalkii Leo Messi
Taladii Toora Boora >> halkaan ka Daawo Ruwaayad Qosol badan oo Qaraxyada Shabaab laga sameeyey
- Video
Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Aguero oo Wiilkiisa Benjamin Aguero isaga oo aad u yar ku bilaabay barista Darbooyinka kulul
- Daawo muuqaal Video
halkaan ka daawo muuqaal aad naxdin badan oo wariyaha Aljazeera uu ka soo diray dalka somalia gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeeda
- Video Naxdin iyo Murugo xambaarsan
Neymar oo lagu wado mustaqbalka dhan inuu ku biiro Real Madrid kana dhiciyo Barca iyo Messi oo iska bartay
- Daawo Video
Ninkii Taksiilaha ahaa muxuu sameeyey markii ay damceen Leo Messi iyo Mascherano ineey gaarigiisa ka degaan
- Daawo Yaabka Video-ga
Daawo Goolal aad u qurxoon
- Daawo Goolal aad u Qurux badan
Fc Barcelona oo qaaday Koobkii Qaaradaha > Daawo
- Daawo Barca oo qaaday Koobkii Qaaradaha
Daawo Wacdaraha Laacib Benzema
- Video
Daawo Pass-kii Waalida ee David Beckham
- Video
Giggs iyo Henry oo isku faanay, mexeey isku sameeyeen halkaan ka daawo
- Video
Fernando Torres muxuu ku soo kordhiyey Fc Chelsea? Aaway Lacagtii faraha badneed? Wuxuu ka bixi la yahay Xayeeysiin iyo Lacag aruursi kale Halkaan ka Daawo yaabkaan
- Video
Gambis aad u Xaraarad badan halkaan ka Daawo
- Video
Farxadii & Dabaaldegii Diyaarada Dusheeda >> Iniesta,Messi, Pique, Puyol iyo Xavi Hernandez DAAWO
- Video
Maxaad kala socotaa Ciyaartooyda Caalamka ugu caansan iyo Gawaarida Shirkadaha eey kala xiiseeyaan? ,* Ku biiri Aqoontaada Sport,* + Warar kale oo News ah (Halkaan ka Daawo Laacibiinta & Gawaaridooda oo dhoor Muuqaal aan idin kaga soo xulnay !)
La Yaab : Jaceylka Gerard Pique & Shakira oo halkii ugu sareeyey gaaray (Daawo Muqaalo aan idiin soo xulnay) ,* Maxaa kala heeysta kulanka Champions League ee Caawa Raul United Vs Rooney United ?,* Maxaad kala socota Wayne Rooney oo Caawa markiisii 2-aad cagta saari doono Garoonkii loogu soo baxshay magaca "bad boy" & Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News (Halkaan Daawo)!!
La Yaab : Kooxda Fc Barcelona oo qarash xoogan ku bixisa Taakuleeynta Ciyaartooy Lugaha ka go´an oo laga keenay dalka Sierra Leona laguna xanaaneeyo Qeeyb ka mid ah la Masia oo ah halka Fc Barcelona Ciyaartooyda ka soo saarto. (Sidoo kale Halkaan ka Daawo Ciyaartooy badan oo laga keenay Qaarada Africa oo mar dhaw Fc Barcelona soo caan bixin doonto)
YAAB: ii Carfi ii Carfi Kubada >> " Ninkii Carafsado Kubada ayaa Laacib noqda,, Barnaamish iyo Show uu baray Ciyaaryahan Robinho Ciyaalka dalka Brazil oo noqday mid Caan ka ah dalkaas,* Somalia Caruurta waxaa lagu Qeeyliyaa marka eey u Gambiyaan Dugsiga Quraanka laakiin Dalka Brazil Waalidka Caay iyo Qeeylo ayeey la daba kacaan Caruurta hadii eeysan Kubada soo Ciyaarin !!!
Alla Nabadu macaanaa oo Horumarku Wanaagsanaa ,Shacabka Muqdisho oo Dhirtii ka baxday Wadooyinka iska jaray iyo Gododkii xiligii Dagaalada la qoday oo la xabaalay (Nuurkii Muqdisho oo dib u soo noqday)
Saxaafada Turkiga " Cristiano Ronaldo waa Fulay Fulay dhalay wuxuuna ka beensheegay Nabadgalyada dalka Turkiga,, (Halkaan ka Daawo Cadeeynta Sababta eey inta badan Jaraaidyada ugu caansan dalka Turkiga Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ugu tilmaameen Fulay Fulay dhalay iyo Xiddig uu Cuqdad Nafsi Dilooday) !!
Sir Alex Ferguson oo Gacanta ku dhigay Guul-Sanad guuradiisii 25-aad ,*(Taariikhdiisa oo kooban ) Markii ugu horeeysay Taageerayaasha Man Utd oo Gobolo fog fog ka yimd & Old Trafford oo Boos banaan laga waayey ,* Kaptan Robin Van Persie oo dhaliyey Goolkiisii 8-aad ee Horyaalka Ingiriiska & Ciyaaryahan Yaya Toure oo kacsan . (Faaqidaada Horyaalka Premier-League Halkaan ka Daawo ) !!
Messi Da´baal waa yaqaan been dheh,* Messi Da´baal ma yaqaano sidoo kale Been dheh,* Leo Messi oo ku jira Ebid Raxaadii iyo Qosolkii Nolashiisa soo martay,* Messi ma Qoslo Been dheh (Halkaan ka Daawo War bixin Sir ah oo Xiriiriye.com uu soo helay iyo Taageerayaasha Cristiano Ronaldo oo markooda dharka ka dhigay Ceebna dusha ka saaray Laacib Leo Messi) !!
(25) Liiska Xiddigaha Farxada ee inta badan Garoomada uga baxa iyaga oo Qoslaya ama Faraxsan, Laacibiintaan waxaa yar ama aan la arag Dhibka eey u geeystaan Xiddigaha kale (Akhri Kooxaha eey u saftaan & Qaramada eey u dhasheen >> Qeeybtii 2-aad Baro Dhaqamada Laacibiinta Caalamka) !!
WACDARO CUSUB : Xiddigii badali lahaa Mustaqbalka dhaw Laacibiinta kala ah C.Ronaldo iyo Leo Messi oo Hawada soo galay,* ILIMAN NDIAYE isaga oo socda ayuu kubada Garbaha ku qaataa ,* Yaa Celin doono waaye in la Qalo mooyaanee? (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan cusub oo Caalamka ugu hadal heeynta badneed ) !!!
LA YAAB : War uu Qoray Jaraaidka Caanka ah ee Tuttosport oo ka yaabisay Bahda Xiriiriye.com & Qisadaan oo noqotay tii ugu hadal heeynta badneed dalka Talyaaniga (TV-ga RAI ONO OO SII SHAAC BIXIYEY WARKAAN Daawo Sawirka Gudaha ) !!
BARNAAMISHKA KU BIIRI AQOONTAADA SPORT : Maxaad kala socotaa Ebid dhaawicii ugu xumaa oo Ciyaaryahan loo geeysto isaga oo Kubada wata? Xiddiga dhibkaan geeystay waxaa wanagsanaan leheed inuu Qori qaato ka dibna iska xaadiriyo goobaha Dagaaladu eey ka socdaan ee Caalamka !! (Halkaan ka Daawo muuqaalkaan Naxdinta badan hana isku furin hadaad Ciyaaraha kubada cagta Nici doontit)
,,Gazzetta dello Sport" Qaabdaradii Zlatan Ibrahimovic oo soo rogaal celisay iyo Horyaalnimada Ac Milan oo qatar ku jirta" (& Wararkii ugu dambeeyay ee WORLD SPORT NEWS HALKAAN KA DAAWO)
George Weah " Xulka Ghana waa Xariifiin, Maali waxeey ka xiraan ama Hawada ka qariyaan Xiddiga Fc Barcelona Seydou Keita ka dibna Maali waxeey noqotaa Gaari Taayarada laga Banjariyay " (By : Canal Plus & Wararkii ugu dambeeyay ee Koobka Qaramada Africa Halkaan ka Daawo)
WORLD SPORT NEWS : Real Madrid oo Nasiib ku fakatay,* Kooxda Blackburn Rovers oo isku qaladay Fc Arsenal iyo Man Utd ka dibna Hawada laga qariyay,*Weeraryahan Mohamed Zidan oo kulankiisii ugu horeeyay Fc Schalke ka yaabsaday ka dibna xus balaaran u sameeyay Xasuuqii ka dhacay Garoomada dalka Masaarida. (Halkaan ka Daawo Faaqidaada Horyaalka Qeeybtii 1-aad)
Dalalka Ivory Coast & Sambia oo soo caga dhigtay afarta ugu dambeeysa ee Koobka Qaramada Africa (Halkaan ka Daawo Faaqidaada African Cup of Nations ).
Qaboogii Seeyberia oo u soo wareegay Dalalka Yurub iyo dhimashada Dadka oo Boqolal kor u dhaaftay,*Garoomo Baraf uu Isbaaro dhigtay iyo Ciyaartooy la kala fasaxay (Halkaan ka Daawo Badii oo Baraf noqotay)
John Terry oo Xilkii Kaptanimada Qaranka Ingiriiska laga xayuubiyay,* Waa maxay sababta ? (Akhri Cadeenta) & Warar kii ugu dambeeyay ee WORLD SPORT NEWS !!
Matahay Qabiir Sport oo Ciyaaraha Kubada cagta ku xeel dheer? Ma laga yaabaa inaad tahay Ruux aad u Nasiib Wanaagsan? Jawaabtaadu hadii ay haa tahay soo sheeg dalka ku Guuleeysan doona Koobka Qaramada Africa 2012 oo ay iskugu soo hareen 8-Dal. (Halkaan noogu soo dir Jawaabtaada >> xiriiriyesports@hotmail.com
Mas Weeyn oo lama arag iyo lama maqal ku dhigay Dhaqaatiir suuxisay oo uu ku soo naaxay iyo goobtii oo lagu kala cararay (Helikobtaro iyo Qalab casri ah oo loo adeegsaday soo qabashada Maskii fakaday !! YAAB ) !!!!
8-Dal oo iskugu soo hartay Koobka Qaramada Africa,* Ac Milan oo cagaha laga tumay,*Valencia Vs Fc Barcelona oo is mari waayey,* Arsenal oo badin la´4-kulan oo ka tirsan Horyaalka Ingiriiska,* kooxaha Olympique Marseille Vs Olympique Lyon oo iskugu soo haray Fiinalaha Koobka League Cup & Wararkii ugu dambeeyey ee World Sport News !!
WORLD SPORT NEWS : Masar oo lagu baaba´ay iyo Shacabkii uu kala ilaalin jiray Xusni Mubaarak oo Nolasha isku gubay (Halkaan ka Daawo Taageerayaashii Masaarida oo is laayay)
Wararkii ugu dambeeyay ee Kawaanka kala iibsiga Ciyaartooyda oo soo xirmay iyo Laacibiin fara badan oo la kala iibsaday (Maxaa Cusub Xiriiriye.com & World Sport News ???)
Been ku xoog badanaa Bilisiyooniiste Andrea Pirlo ,* Qabiir Pirlo oo Banaanka ka toogtay Goosha iyo Xayeeysiintaan oo bahda Ciyaaraha Kubada cagta u cuntami weeysay (Halkaan ka Daawo Faanka Andrea Pirlo+Warbixin).
Xulka Qaranka Sudan oo 1970-kii ka dib markii ugu horeeysay u soo gudbay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Africa (Halkaan ka Daawo Faaqidaada African Cup of Nations)
Qaar ka mid ah Xiddigaha ugu caansan Caalamka oo la xaqiijiyay ineey Beerta ku jiraan dhanka ku hadlista Luuqada English-ka,* Leo Messi iyo Cristiano Ronaldo yaa badiyo dhanka ku hadlista Luuqada Englishka?? (Halkaan ka Daawo Barnaamish Qosol badan iyo Xiddigo caan ah oo Luuqada English-ka aan B & T aqoon)
Daanyeer ka yaabsaday Dunida oo idil iyo Caalamka oo u qiray Daanyeerka inuu yahay Xayawaanaad aad u dhib badan (Halkaan ka Daawo Yaabka uu dhigay).
TOP SPORT NEWS : Fc Arsenal oo Aston Villa ku ciil baxday iyo Laacib Robin Van Persie oo Goolkiisii 120-aad u saxiixay tan iyo intii uu xirnaa Maaliyada The Gunners, Yuu ka jabin rabaa Iskoor Taariikhi ah?,* Inter Milan oo iskoorkii Guulaha laga jabiyay iyo Ac Milan oo ma harto ku noqotay Juventus (+Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News Halkaan ka Daawo).
Yaab Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Af Soomaaligii iloowday kuna hadleeysa Af Noorweji >> Soomaalida Drammen Norway oo ku midoobay caawinta caruurta Soomaaliyeed iyo caruurta oo ku faraxsan caawimaada ay heleen (Halkaan ka Daawo Muuqaal Video ah iyo Sawiro)
Fanaaniin,Wariyaal,Ganacsato iyo Masuuliyiin kale oo Hambalyo kal iyo laab ah diraya (Dhalasho Taariikh mudan).
Xulka Guinea oo Darsin Goolal ah dhabarka u saaray Qaranka Botuswana & Laacibiinta kala ah Asamoah Gyan iyo Dede Ayew oo Xulka Ghana 6-Dhibcood farta ka saaray (Halkaan ka Daawo Faaqidaada Africa Cup of Nations ).
Kooxda Fc Liverpool oo Quus iyo Jahwareer ku riday kooxihii ka socday magaalada Manchester & Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News+Faaqidaada Horyaalada,*Real Madrid oo fakatay, Barca oo Bareega loo qabtay iyo Juventus oo Guulo muhiim ah dhax dabaalaneeysa (Halkaan ka Daawo Kulamo Top ah) !!!
Mid kamid ah Madaxweynayaasha Caalamka oo ugu baaqay in uu is casilo Tababaraha Kooxda Fc Arsenal Mr.Arsene Wenger .
Gaboon oo ka Xishoon weeysay Marooko oo marti u eheed iyo Qaranka Tunisia oo si sharaf leh ku soo baxay,*Faaqidaada Africa Cup of Nations & Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News (Halkaan ka Daawo)
36 sano ka dib Xulka Qaranka Sudan oo Goolkiisii ugu horeeyey ka dhaliyey koobka Qaramada Africa iyo Xulka Ivory Coast oo u soo baxay wareega 2-aad,* kooxda Ac Milan oo SS Lazio Lafteey qaaday jabisay (World Sport News+Africa Cup of Nations HALKAAN KA DAAWO)
Siigada ma Xaaraanbaa? >> Su´aal ay ka xishooto Soomaalida oo idil oo la weeydiiyay mid ka mid ah Mashaaiqda ugu caasan dalka Somalia,muxuu ku Jawaabay? (Halkaan ka Daawo)
MUCJISOOYINKA CAALAMKA : Maxakamad ku taala dalka Jarmalka oo xukuno kala duwan oo xabsi ah ku riday toban ka mid ah burcad badeeda Soomaalida !!
WORLD SPORT NEWS >> Barcelona oo Real Madrid ka inkaarsatay,*Inter Milan oo Dharka laga dhigay,* Senegal oo Seedaha la jaray lagana reebay Koobka Qaarada Africa iyo Equatorial Guinea oo si La Yaab ah ku soo baxday,*Fc Liverpool oo Fiinaalaha England League isa soo taagtay ka dib markii ay Daaqada ka saartay Manchester City & WARAR KII UGU DAMBEEYEY EE WORLD SPORT NEWS (Halkaan ka Daawo Kulamo Xul ah)
HORROR & NASIIBDARO >> Maxaad kala socotaa maanta oo ku beegan maalintii ay Qaranimada Soomaaliyeed bur burtay uuna biloowday Halaaga Dagaalada ilaa hada socda? (Halkaan ka Daawo Barnaamish Top ah oo ka waramaya Balaayada Dalkeenii ku habsatay).
Gazzetta dello Sport " Mario Balotelli kama Ciyaalsuuqnimo badno Wayne Rooney " Saxaafada dalka Talyaaniga oo Balotelli la safatay una Jawaabtay Jaraaidyada ka soo baxa dalka Ingiriiska ee ku kacsan Ciyaaryahan ?Bad Boy" Mario Balotelli . (Halkaan ka Daawo Dhibkii uu geeystay Balotelli & dooda Telefishinada Sportiga) !!!
Xiddigaha The Black Stars ee Qaranka Ghana oo Guul ku bilaabay Koobka Qaarada Africa iyo Xulka Maali oo Guinea Kawaanka saaray (& Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News Halkaan ka Daawo )
Qaranka Tunisia oo iska bartay Xulka Marooko iyo Gaaboon oo Sacab fara badan ka dib hilfaha u qaaday Xiddigaha Niger (Halkaan ka Daawo African Cup of Nations)
YAAB : Yaxaas lagu sheegay inuu Cuni jiray Masaska yar yar oo ku qaldamay Mas weeyn iyo Yaxaaskii oo isagii la laqay (Daawo Mucjisadaan)
African Cup of Nations : Xulka Sudan oo Qaab ahaan matalo Ciyaartooyda Qaranka Somalia & Weeraryahanka Fc Chelsea Didier Drogba oo quusiyey Qaranka Sudan,* Marocco Vs Tunisia oo Caawa Cagaha iska tumi doona waana labo Xul oo inta badan isku Ciil baxda !! (Daawo Muuqaal+Warbixin)
WORLD SPORT NEWS : Kooxaha magaalada Manchester oo quusiyey Xiddigihii ka socday London,* Man City oo faro cidiyo leh uga baxsatay Tottenham iyo Danny Welbeck oo Madax Xanuun ku riday Taageerayaasha The Gunners Fc Arsenal. (Top News & Faaqidaada Horyaalka Ingiriiska) !!!
SAXAAFADA " Fernando Torres Muxuu dhaqaaqaa oo Goolal dhaliyaa Lacagtii Fc Chelsea ayuu ka dhergay Bil kastana Xayeeysiin kama baxo oo waa Xiddig meel kale ku Mashquulsan ,, Inta badan Saxaafada dalalka Ingiriiska ,*Sapain iyo Jarmalka oo Weeraryahan Fernando Torres Balaayo ku dhigtay* (Daawo Yaabkaan)
WORLD SPORT NEWS : Francesco Totti oo Iskoor Caalami ah jabiyey,* Macalin Sir Alex Ferguson oo ka naxay Ciyaaryahan Darren Fletcher oo Viruz halis ah laga helay ,* Beecii Carlos Tevez iyo Paris Saint-Germain oo fashil ku dhamaaday iyo kooxda Juventus oo weli laga badin la´yahay+Warar kale.(Warar Top ah oo Tarjuman
Xulka Senegal oo Koobka Qaramada Africa ku bilaabay Guuldaro iyo Caajis halka Ciyaartooyda Qaranka Liibiya lagu eedeeyey ineey Socodka ku dheelayeen (Faaqidaada African Cup of Nations 2012 )
Koobkii Qaramada Africa oo beri furmi doona iyo 16-Dal oo Sanadkaan iskugu soo haray, Yaa looga cabsi qabaa inuu qaado African Cup of Nations 2012 ?.
Dagaal dhex maray koox Libaaxyo ah oo Qash qashaad la soo doontay Maroodi (Yaa la bursaday Halkaan ka Daawo).
Taageerayaasha Lionel Messi oo ku eedeeyey Cristiano Ronaldo inuu Biyo Cabsiiyo Eeyaha iyo Jaaifada & Caayda labada Taageere isku hayaan oo sii xoogeeysatay (Halkaan ka Daawo Cristiano Ronaldo oo Xayawaan lagu tilmaamay).
EL CLASICO : Kooxda Fc Barcelona oo iska baratay Real Madrid iyo Xiddigaha Real Madrid oo soo bandhigay Naceeybka ay u qabaan Ciyaaryahan Lionel Messi (Faalo+Halkaan ka Daawo).
Yaxaas Baahi la il´daran oo Masas ku Quraacday iyo Suntii Masaska oo Yaxaaskii saaqday (Intaas ka dib maxaa dhacay Halkaan ka Daawo)
MUCJISOOYINKA CAALAMKA >> Costa Concordia oo ah Maraakiibta Dunida ugu qaalisan ayaa waxaa qabsatay Qisadii Titanic & Taajiriintii saarneed oo qaarkood Bada isku tuuray (Daawo Yaabka dhacay).
Sharad aad u Xamaasad iyo Xiiso badan oo dhex maray Xiddigaha kala ah Messi & Tevez VS Maradona & Crespo ,* Taageerayaal Jalbeeysan oo Garoonka Tv-ga VIVO soo buux dhaafiyey iyo Tevez Vs Maradona oo isku Qaraaray (Yaa Badiyey Kubadii Teestada eheed labada Dhinac Halkaan ka Daawo)
Maamulada Somaliland Vs Puntland oo Qoorta isku galiyey Shacabka degan inta u dhaxeeysa Labadaas Maamul (Halkaan ka Daawo Dagaal iyo Madaafic Guryo lagu duqeeyey)
Gazzetta dello Sport " Inter Milan oo Xaraarad u yeeshay Horyaalka Talyaaniga iyo Taageerayaasha kooxda Ac Milan oo ka kala dhuuntay Goobihii lagu caweeyn jiray ee ku dhegnaa Garoonka Meazza-Stadium,, *Inter Milan oo 25 Milyan oo Cash ah ku dooneeysa Carlos Alberto Tevez (Warar Tarjuman oo Top ah + WORLD SPORT NEWS)
David Silva" Dhibka heeysta Carlos Tevez ma ahan mid yar maxaa yeelay Labadii isla hadasha waxa uu leeyahay aniga ayeey i Xamanayeen,, (David Silva oo Carlos Tevez Bahdilay : By Spain ETB Sat) !!!
WORLD SPORT NEWS : Paul Scholes" Henry wuxuu awooday anigaba waan awoodaa taasi waa balan ,, ,* Real Madrid oo qaaday Waxa loo yaqaan kala barka horyaalka La Liga (Halkaan ka Daawo Sport News Faaqidaada horyaalada ).
Maxaad kala socotaa Sirta hoose iyo qaabka uu Geele Gaaboow Leo Messi Waqtiga ugu dhumiyey Barashada Tuurista Bilisiyoonka? >> (Daawo Barnaamishka Caag Nin aan Toogan Calaacal iyo Cirka ayaa u dambeeyn doonto: Free Kick & Messi maxaa kala heeysta) ,
Libaax ku quudiyey Caruurtiisa oo baahan Dameer faroow iyo Caruurtii Libaaxa oo ka dhex baxday Calooshii Dameer faroowga (Yaab & Baahi yaa badiyey Daawo Midabka kooxaha Juventus iyo Newcastle oo lagu Quraacday !!!).
Dhalinyaro Cadaan ah oo baratay Dhaqanka & Dhaantada Soomaaliyeed ayaa sheegay dhawaan ineey soo bandhigi doonaan Muqaal iyaga oo Af Soomaali ku hadlaya (Daawo Muuqaal Calanka Ceeymi & Dhaanto).
Xiddiga Qaranka Argentina & Kooxda Fc Barcelona Lionel Messi oo markiisii 3-aad oo xiriir ah qaaday Laacibka Sanadka ee Dunida (FIFA Ballon d'Or 2011,+War Bixin >> Halkaan ka Daawo Xaflad si Heer sare ah u dhacday)
FAALO : Robinho Qosol badanaa, Rooney Xoog & Xanaaq badanaa, Messi Gaabni badanaa, Gattuso Faan & Booto badanaa, Balotelli Kibir & Qaabdaro badanaa,Xavi Kubad xukun badanaa,Özil Amaan badanaa,C.Ronaldo Orad badanaa,Van Persie Wacdaro badanaa, Sergio Ramos Qeeylo Badanaa (Akhri qeeybtii 1-aad Xiddigaha Caalamka ugu caansan iyo wax yaabaha ay Caanka ku noqdeen)
Dhacdooyinkii ugu Xasaasiyada iyo Xiisaha badnaa ee dhacay Sanadkii tagay 2011 maxaa ugu waa weeynaa oo aad ka Xasuusataa? (Daawo Barnaamish Maqal & Muuqaal ah).
Dhalinyaro u dhalatay Yurub iyo Brazil oo Waqtigooda ku dhumiyey barashada Dhaantada Soomaaliyeed & Dhalinyaradaan oo soo bandhigtay muuqaal ay ku diidan yihiin in Calanka Soomaalyeed dhulka la dhigo (Halkaan ka Daawo Hees Somali iyo Luuqada Afka Jarmalka ah)
Mucjiso Rabaani ah oo dalka Turkiga ka dhacday ayaa wexeey noqotay mid aan waligeed Dunida ka dhicin & Qofkii Qadar-kaan Alle Daawada oo Jariiraco dareemi doona (Nin Aduun joogay maxaa aragti kuu laaban >> Halkaan ka Daawo Yaabka Dhacay).
Qeeybtii 2-aad >> Mid ka mid ah Xiddigaha Dunida ugu caansan oo Faqri ku soo koray balse Maanta Qani noqday," Aabaheey Antonio Mosquera wuu diiday inuu Shaqadaan xun ka haro laakiin Xoog ayaan uga reebay,, (Halkaan ka Akhriso Xiddigaha Faqriga ku soo koray balse Maanta Taajiriinta isku badashay : Qeeybtii 1-aad & Qeeybtii 2-aad)
Dagaal kulul oo dhex maray Libaaxyo Baahan iyo Yaxaas raadinayey wax uu Cuno oo ugu dambeeyntii noqday mid uu Dhiig ku daatay (Halkaan ka Daawo Yaa lagu Qadeeyay)
Qisadii ugu hadal heeynta badneed dalka Talyaaniga : Philippe Mexes Vs Corriere della Sera >> " Ma Qeeyliyo ee waan Qarwaa, Qof Waalan ayaa Qeeyliyo, Been ayuu iga Qoray Corriere della Sera laakiin hada Qaladkiisa wuu saxay,, (Qosol iyo Yaab ka taagan Gudaha dalka Talyaaniga)
Mas Dhirirkiisa lagu sheegay 6-Mitir oo Nafta ka jaray Neef Lo´ah iyo Maskii oo isna Goobtii lagu Dilay (Daawo Muqaal+Warbixin).
Mucjiso Rabaani ah : Bisad ama Mukulaal Cunug yar oo ooynaya Seexisay ilaa uu ka gam´o iyo Arintaan oo ka yaabsatay Dad badan (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan Rabaaniga ah)
DHAGAJUUN : Gnegneri Yaya Toure oo Gacanta ku dhigay abaalmarinta Laacibka Sanadka ee Qaarada Africa (Yuu kaga guuleeystay Xilkaan adag? + Warar kale)
Mo farah oo ah Halyeey Soomaaliyeed oo taageero xoogan ku leh gudaha dalka Ingiriiska ayaa Kaalinta 3-aad ka galay Abaal marin ay bixisay BBc-da (Daawo Xaflada oo aad loo soo Camiray).
WARAR KII UGU DAMBEEYEY EE WORLD SPORT NEWS > > Skysport oo qoorta isku galiyey Hooyada dhashay Laacib Cristiano Ronaldo Mss Dolores Alveiro iyo Hooyada dhashay Laacib Leo Messi Mss Celia Maria Cuccittini >> Hooyada dhashay Laacib Cristiano Ronaldo Mss Dolores Alveiro oo Qaatu ka taagan Caay xun oo kaga timaada Taageerayaasha Leo Messi,* Waa maxay sababta Akhri War bixinta (Sawirka Gudaha ka Daawo Leo Messi iyo Hooyadiis Celia Maria Cuccittini ) !!
Lionel Messi oo Taariikhda markii ugu horeeysay qaaday Abaalmarinta Laacibka Sanadka ee dalka Argentina * Olimpia de Oro* (Faalo : Sanadkii la soo dhaafay isaga oo u soo Labistay Abaalmarintaan Qaaliga ah ayaa Haweeneey laga siiyey ka dibna waxaa goobtii ka dhacday Ceeb & Kala dhuumasho).
Wiil la yaabay Quruxda Dumarka Soomaaliyeed ka dibna la daba kacay Amaan Af Carabi ah & Wiilkaan oo sidoo kale Amaanay qaar ka mid ah Gobolada & Degmooyinka dalka Somalia (Halkaan ka Daawo muuqaalkaan)
LA GAZZETTA DELLO SPORT " Xaaska Buffon Alena Seredova wexeey Waashay Gabdhihii Talyaaniga oo Waalidiintooda Qaatu kala taagan yihiin,, (Waa maxay sababta Daawo Sawirka Gudaha +War bixinta)
Weeraryahan Karim Benzema oo Gacanta ku dhigay Abaal marinta Xiddiga Sanadka ee dalka Faransiiska, Yaa heeysta Iskoorka ugu badan ee Laacibka Sanadka dalka Faransiiska? (Ku Biiri Aqoontaada Sport)
Xayawaanka loo yaqaan Dolphins oo Gool Qurux badan ka dhaliyey Victor Valdes, Maxaad kala socotaa Baashaalkii Miami & Xiddigaha Barca (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan)
LA YAAB : Xitaa Leo Messi & C.Ronaldo waxba ma tari karaan Xiliga Qaboobaha >> Laacibiinta Caalamka Lugta ma dhaqaajin karaan marka uu Garoomada ka da´o Barafka waxaana sidoo kale yaraato Qeeylada badan ee Taageerayaasha maadaama uu Afkooda Caag noqo (Halkaan ka Daawo Qosolkaan Laacibiin caan ah oo wexeey sameeyaan garan waayeen ka dib markii uu Baraf Isbaaro u dhigtay)
LA YAAB : Xiddiga Qaranka Germany iyo Kooxda Fc Bayern Munchen Bastian Schweinsteiger ayaa Fikrad cusub oo uu la yimid wuxuu Shirkada Adidas ka muteeystay Lacag Caqli ka fooq ah iyo Caqligaan cusub oo dad badan ka yaabsaday (Halkaan ka Daawo Yaabka uu dhigay Bastian Schweinsteiger oo Telefishinada Live ka ahaa)
LA YAAB : Fc Barcelona oo dhashay Messi cusub,* Maxaad kala socotaa Qabiirkaan cusub oo noqday Saqiirkii ugu hadal heeynta badnaa Sportiga Caalamka? Yuu u dhashay, Waa sidee Awoodiisa Ciyaareed? (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan cusub) + Wararkii ugu dambeeyey ee World Sport News >> Xaalada Man Utd oo Alloow sahal noqotay !!
LA YAAB : Wiilka Robinho Caanaha ma cabo Cuntadana ma cuno hadaan loo wadin goobta uu Aabihiis Robinho iyo kooxda Ac Milan ku Tababartaan ee Milanello. (Halkaan ka Daawo Barnaamish Xiiso badan oo uu sii daayey Tv-ga qaaska ah ee Ac Milan & Wiilka Robinho oo noqon doona Laacib Weeyn)
Daawo Mucjisadan Haweeney aan Gacmo laheyn oo Hadana Diyaarad duulineeysa (Layaabka Dunida)
Dad badan ayaa Qasaaray ka dib markii eey Lacago ku dhigteen in Xulka Qaranka Somalia looga badin doono Goolal fara badan sida (ugu yaraan 0-3) >> Ciyaartii dhex martay Qaranka Somalia Vs Xulka Itoobiya ayaa wexeey eheed mid aan waxba la iskula harin & Kulanka Addis Ababa oo noqon doona mid kala bax ah !!
QEEYBTII 1-AAD >> Maxaad kala socotaa 3 ka mid ah Laacibiinta Caalamka oo Faqri iyo Baahi ku soo koray balse hada Taajiriin isku badalay (Halkaan ka Akhriso War Bixin Tarjuman By : Bild Sport)
Cristiano Ronaldo iyo Jaceeylkiisa Irina Shayk oo Dalxiis kulul ku tagay Dalka Turkiga, Muuqaalo aan gudaha idinkugu Diyaarinay oo Mucjiso Xambaarsan ,* Waa Yaabee Saxaafada maxaa daba dhigay Shaxaari Cristiano Ronaldo iyo Lamaanihiisa? Halkaan ka Daawo Yaabkaan kana akhriso Magacyada Qabiiradii Sport ee ku Guuleeystay Hal Xiraalihii Sportiga (Fur Sawirka gudaha soona sheeg Xiddiga aad u maleeyn karto Wajigiisa Xiligii uu yaraa ?) !!
Maxaad kala socotaa Taariikhda horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska? Ku biiri Aqoontaada Sport !!
" Garoonka Fc Barcelona anoo Asturan ayaan tagaa marka uu Wiilkeeyga Ciyaaraayo mana arag cid wax iga sheegtay,, Sidaas waxaa tiri Habiba oo ah Hooyada dhashay Xiddiga Fc Barcelona & Qaranka Holland Ibrahim Afellay !!
Weeraryahanada Caalamka waxaa ku jiro kuwo Ciyaal Suuqiin ah oo mararka qaar la kulma Jawaabta eey mudan yihiin (Halkaan ka Daawo Yaabkaan Ciyaaryahan Afka iyo wadnaha Haraanti laga galiyey ka dib markii uu muteeystay ama jilaafay Bortiyeeri !!)
Saadaal : Dalka Somalia oo Guud ahaan eey ka dhici doonto Nabad balaaran & Magaalada Muqdisho oo si Wacan u Camirmi doonto (Sababta,Qodobada & Rajada Sawirka Halkaan ka Akhri) !
Heeybad Jaceeyl Waa Hees Cusub oo loo Hagar baxay muusigna lagu Habeeyey, Heestaan wexeey ka Tarjumeeysaa xiliyada aad Jaceylkaaga is weeysaan sida aad Hooskeeda u Harsan kartid ama Hawada ula qabsan kartid iyada oo meel Fog Hoowsha kaala wada ( Halkaan ka Daawo Heesta Cusub By Studio Xiriiriye !!)
Liiska 25-ka Magac ee Xiddigaha ugu Dabeecada kulul Maslaxaha Ciyaaraha kubada Cagta iyo Kooxaha eey u saftaan (Saxaafada Caalamka qaar ayaa Laacibiintaan u taqaan Ciyaartooyda Madax Faluuqa ee Xanaaqa dhaw) !!
Heeso iyo cayaaro video ah
Shakira Waka waka
-
Kow laba dheh kow
-
Knaan waving flag
-
Qaran dumay calanka saar
-
Knaan America live
-
Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin
- video
halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada
- video
Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay
- Video
Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah
- video
Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad
- video
Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro
- video
Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music
- video
Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music
-
Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan
- video
Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music
- video
Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday.
- video
Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010
- video
Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid
-
Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah
-
Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2
- Video
Heesta Cida inta ka Daawo
- Video
Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo
- video 2
Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm
- Video
Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo
- Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
Chelsea
Arsenal
Manchester united
Liverpool
Manchester City
Tottenham
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
Inter
Juventus
Milan
Roma
Fiorentina
Napoli
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
Barcelona
Real Madrid
Valencia
Sevilla
Deportivo La Coruna
Atletico Madrid
La Yaab : Ciyaaryahan Frank Bilal Ribery oo Heshiis balaaran kala dhex dhigay Laacibiintii is dagaashaneed ee Thomas Müller iyo Arjen Robben & Taageerayaasha kooxda Bayern München oo bilaabay ineey soo gashtaan Waji la la Yaabay oo loo ekeeysiiyey Ribery (War Bixin Bild Sport : Frank Ribery ma Nabadoon Sport baa? >>> Halkaan ka Daawo Xiligii eey is Dagaaleen T.Muller Vs A.Robben !)
Maxaad ka Taqaan 15-ka Gool ee Ebid uu Taariirkhda Gool Dhalinta World Cup ku Hogaaminaayo Ronaldo Da Lima ? Ku biiri Aqoontaada Sport (Halkaan ka Daawo 15-ka Gool iyo dalalkii uu ka dhaliyey+qaabkii uu difaacyada u Qiyaameeyey)
La Taliye Sare Lionel Andrés Messi & Halgame Cristiano Ronaldo dos Santos Aveiro oo kala xirtay Kaalimaha 1-aad iyo 2-aad Dhanka Laacibiinta Dunida ugu Mushaar qaadashada badan (By: America's Sports Illustrated )
John Rooney oo la soo baxay Wacdaraha Walaalkiis Wayne Rooney iyo Ciyaaryahan Thierry Henry oo si weeyn u gacan qabtay (Daawo Sawirka Gudaha) Kuna biiri Aqoontaada Sport ,* Laacib Neymar & FC Santos oo Gacanta ku dhigay Copa Libertadores, Pele oo Saxaafada la hadlay.(& Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News)
Benjamin Aguero waa Wiil uu Awoowe u yahay Diego Armanda Maradona waxaana dhalay Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Kun Agüero (Halkaan ka Daawo Wiilkaan oo aad u da´yar iyo Darbooyin kulul oo la baray) .
Fadeexo iyo Ceeb cusub ayaa dhacday : Mid ka mid ah Bahda Xiriiriye.com oo lagu eedeeyey inuu Messi & Barca Taageere u yahay (Funaanad iyo Sawiro lagu arkay Halkaan ka Daawo) >> Muxuu ka yiri arinkaan markii la wacay?
Mid ka mid ah Xiddigaha ugu caansan Ciyaarta kubada Cagta oo Sanad kasta taga Xajka & Xiddigaan oo dhawaan Islaamay ayaa waxa uu dhibsaday xiliga uu Tukanaayo Dadka Xajka dhexdiisa Sawirada la daba kaca (Halkaan ka Daawo)
Frank Bilal Ribery ayaa waxaa la weey diiyey keebaa jeceshahay in laguugu yeero Frank mise Bilal wuxuuna ku Jawaabay sidan " Alxamdulillah Bilal,, (Halkaan ka Daawo sidoo kale Sambac Shaqo l´aantii ka badatay oo Wajiga iska soo Dilaaciyey ka dibna Filim ku matalaayo inuu Ribery yahay) !!
Maxaad kala socotaa Taariikhda Horyaalka Talyaaniga ee Serie A ?, Yaa loogu jecel yahay gudaha dalkaas? Ku biiri Aqoontaada Sport.(Halkaan ka Daawo Goolashii ugu dambeeyey kuwii ugu Wanaagsanaa) !!!
Geele Gaaboow Lionel Messi oo isku badalay Iskoor Ugaarsade,* Maxaad kala socotaa Xiddigaha uu doonayo inuu Iskoorka ka Jabiyo iyo dhamaan Goolashii uu u dhaliyey intii uu la joogay kooxda Catalonia Fc Barcelona?? (Leo Meesi oo Cel Celis noqday yaa u maqan Laacibiinta Caalamka waa Yaabee? +War kale Daawo) !!
LA YAAB : Mesut Özil " Mar dambe ma dhici doonto ineey i Ceebeeyso Walaasheey Nese waxaana arintaas kala hadlay Hooyo Gulizar (Halkaan ka Daawo Arinta Mesut Özil ka xanaajisay & Walaashiis oo Laf Dhuun gashay ku noqotay ka dib markii eey ka faaideeysteen Saxaafada Ciyaal Suuqiinta ah) !!
Lionel Messi oo qaaday Abaal marinta Laacibka ugu wanaagsan Qaarada Yurub,*Aqri Magacyada 10-ka Ciyaaryahan ee Cod bixinta ama Tartanka ka qeeyb gashay,*Falaqeeynta iyo awooda kooxaha Champions League ee isku dhacay ,* Emmanuel Adebayor oo ku biiray kooxda Tottenham ,* Kulan adag oo Caawa eey Hilfaha isku qaadi doonaan Super-Koobka Kooxaha Fc Barcelona vs Fc Porto (World Sport News iyo War Gelin muhiim ah)
LA YAAB : Shirkad Jarmal ah oo soo bandhigtay Muuqaalka Laacibiin caan ah marka eey gaaraan da´da 50-sano jirka,* Jürgen Klinsmann oo loo magacaabay Macalinka Qaranka Mareeykanka & Sidoo kale xulka Qaranka Argentina oo Tababare cusub loo caleemo saaray.ş
Maxaad ka taqaan 83-Dal oo Knaan uu booqday & Wadamada loogu jecel yahay? Mala socotaa in Malaayiin Qof oo aan Soomaali aheeyn inuu baro ama ugu heeso Luuqadiisa Hooyo ee Soomaaliyeed ( Halkaan ka Daawo Shacab weeynaha Dunida oo Knaan u ooynaya iyo Taariikhdiisa oo Gaaban)
Maxaad kala socotaa Taariikhda Horyaalka La Liga ee dalka Spain? Ku biiri Aqoontaada Sport (Halkaan ka Daawo Goolasha LA LIGA Kuwii ugu Wanaagsanaa) !!!
Faalo : Waa yaabee Xaguu naga soo Salaamay Danny Welbeck ? (Taariikhda Mucjisadaan Cusub) & Warar kii ugu dambeeyey ee WORLD SPORT NEWS : Difaacii Fc Bayer Munchen oo Weli Xabsi ku Xanuunsanaya (Daawo Muuqaalka Gudaha),* Bacary Sagna oo Fc Arsenal 3 Bilood ka maqnaan doona,*Macalin Claudio Ranieri oo la ganaaxay,* Javier Pastore oo Lacagtii tirada badneed ee Paris Saint-Germain xaqeeda guday Lyon-na Dhegaha ka garaacay iyo Warar kale oo Top News ah (Halkaan ka Daawo)
LA YAAB : Mesut Mustafa Özil "Bisha Ramadaan hal maalin igama fakan,dagaalkii na dhex maray aniga iyo David Villa 100% wuu iga qaldanaa !! (Wareeysi By SPORT1.de) iyo Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News !!
Home
Sports
Nagalaxiriir
SiiSiiSomband
2011
Bye2011
2012
Xiriiriye.com