Raul Gonzalez Blanco " Aniga iyo Shanteeyda Caruurta ah meel uma socono Fc Schalke ayaan la joogeenaa,, * Kooxda The Gunners Fc Arsenal oo Riyo cusub biloowday markii uu u yimid Laacib Thierry Daniel Henry & Wararkii ugu dambeeyey ee World Sport News !!
*** (Warar Tarjuman) Laacibkii hore ee Qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid Raul Gonzalez Blanco oo iminka dhanka Weerarka ka caawiya kooxda Fc Schalke ee horyaalka Bundesligaha dalka Germany ayaa waxa uu ku dhawaaqay inuu meelna uga socon kooxda Fc Schalke oo ka dhisan magaalada Gelselkirchen.
Raul Gonzalez ayaa yiri sidan " Saxaafadu wexeey qortay inaan heshiis halsano ama 2 sano ah u saxiixi doono kooxda Fc Schalke balse waxaan leeyahay aniga iyo Shanteeyda Caruurta ah waanu la qabsanay halkaan meelna ugama socono,,
Raul oo kooxda Fc Schalke u saftay 51 kulan waxa uu u saxiixay in ka badan 23 Gool wuxuuna hada fasax ku joogaa dalka Qadar waana 34 jir weli qibrad leh. >> (Der spanische Starstürmer Raul hat Schalke 04 ein klares Signal für einen Verbleib über das Saisonende hinaus gegeben. ?Ich bin optimistisch, dass es zu einer Einigung kommen wird. Im Moment gibt es keinen Grund, warum dem nicht so sein sollte", sagte der 34-jährige Angreifer am Freitag im Trainingslager des deutschen Bundesligisten in Katar.
Raul bestätigte einen Gesprächstermin mit Schalke im Laufe des Monats. Das Wichtigste für den Vater von fünf Kindern sei seine Familie. Die Vertragslaufzeit dagegen bezeichnete er als ?nicht so entscheidend". ?Es geht nicht um ein oder zwei Jahre", betonte Raul). <<
*** Kooxda The Gunners Fc Arsenal waxa ay biloowday Riyo cusub ka dib markii uu dib ugu soo biiray Weeraryahankoodii hore ee halista ahaa waa Laacib Thierry Daniel Henry oo lagu wado inuu mudo 2 Bilood ah u safto kooxda Fc Arsenal ka dibna dib ugu noqdo Horyaalka dalka Mareeykanka iyo kooxda uu u Ciyaaro oo lagu magacaabo New York Red Bulls (Major League Soccer MLS).
Weeraryahan Thierry Daniel Henry mudada labada bil ah wax Mushaar ah kama qaadan doono kooxda Fc Arsenal wuxuuna ugu Ciyaari doonaa si bilaash ah maadaama uu xiran yahay ama Fasax lagu jiro Horyaalka dalka Mareeykanka.
Henry wuxuu ka Ciyaari doonaa Boosaska ay baneen doonaan Laacibiinta kala ah Gervinho iyo Marouane Chamakh oo lagu wado ineey u ambabaxaan Tartanka koobka Qaarada Africa wexeeyna u kala safan doonaan dalalka Ivory Coast iyo Marooco.
Macalinka Fc Arsenal Mr.Arsene Wenger oo soo noqoshada Henry ka hadlayey waxa uu yiri sidan " Aad ayaan ugu farax sanahay soo noqoashada Thierry waxaana hubaa inuu kooxda wax weeyn tari doono mudada labada bilood ah ee uu nala joogo waana Muraal cusub oo ku soo biiray Naadiga wuxuuna ahaa Xiddig aan shaqsi ahaan aad ugu kalsoonaa , Garoonka dhexdiisa oo kaliyah kooxda wax ma tari doono ee wuxuu caawin doonaa marka ay ku jiraan Kabiinaha lagu nasto ama lagu soo tashto ,, >> ( ?Ich bin sehr glücklich", erklärte Arsenal-Trainer Arsene Wenger. ?Es war mein Wunsch, und es war der von Thierry. Wir haben ihn im Jänner und Februar, dann kehrt er in die USA zurück." Die Londoner versprechen sich von ihrem Ex-Star nicht nur Führungsqualitäten, sondern auch einen moralischen Schub. ?Ich bin sicher, dass er eine massive Bereicherung für das Team ist - sowohl auf dem Spielfeld als auch in der Kabine", meinte Wenger).<<
Weeraryahan Thierry Henry waa 34-jir wuxuu heeystaa Iskoorka Gooldhalinta Qaranka Faransiiska wuxuuna sidoo kale kooxda Fc Arsenal u saftay 370 kulan kaas oo u Saxiixay 226-Gool, 1999 ilaa 2007. Henry sanadkii 2007-kii ayuu u wareegay dhanka kooxda Fc Barcelona waxaana 9-ka bishaan Janaayo lagu wadaa inuu ka qeeyb qaato kulan ay kooxda Fc Arsenal kala hor tagi doonto Naadiga Leeds United (FA-Cup).
Laacib Thierry Henry oo Saxaafada la hadlayey ayaa dhankiisa waxa uu markii ugu horeeysay yiri sida tan " Dadka yeeysan qalad ii fahmin ama Xiddig wareersan oo hadba koox ku biiraya, waxaan horay go´aan buuxa ugu gaaray inaan u ciyaari doonin koox ka dhisan Qaarada Yurub balse hada waxaan halkaan u imid waa Caawin iyo inaan Wadnaheeyga siiyo Naadiga Fc Arsenal maadaama Wadnaha ila hadlay ,,>> ( Ich bin nicht hierher zurückgekommen, um der Held zu sein oder irgendetwas zu beweisen", betonte Henry. ?Ich komme, um zu helfen. Das ist alles, das müssen die Leute verstehen. Es ist ein Leihvertrag, also werde ich die meiste Zeit auf der Bank sitzen." Der Star der Red Bulls hatte bei seinem Wechsel in die USA ursprünglich angekündigt, nicht mehr in Europa zu spielen. ?Aber wenn es um Arsenal geht, spricht mein Herz", sagte Henry).<<
*** Masuulka ugu sareeya kooxda Bayer Leverkusen dhanka Ciyaartooy u soo iibinta Ninka lagu magacaabo Wolfgang Holzhäuser waxa uu sheegay isaga oo la hadlayey Jaraaidka Bild ineeysan Qandaraaska u kordhin doonin Laacib Michael Ballack.
Wolfgang Holzhäuser ayaa ka gaabsaday sababta balse Laacib Michael Ballack ayaa u sii Ciyaari doona kooxdiisa Bayer Leverkusen ilaa Dhamaadka xili Ciyaareedkaan wuxuuna Ballack Sanadkii 2010-kii ka yimid dhanka kooxda Fc Chelsea. >> (Michael Ballack wird den deutschen Bundesligisten Bayer Leverkusen nach dieser Saison ?mit hoher Wahrscheinlichkeit" verlassen. Das sagte Bayer-Geschäftsführer Wolfgang Holzhäuser der Nachrichtenagentur dpa am Freitag und bestätigte einen Bericht der ?Bild".
?Definitiv ist das sicherlich nicht", ergänzte Holzhäuser. Allerdings spreche aus seiner Sicht aktuell wenig dafür, dass Ballack den zum Ende der Spielzeit 2011/12 auslaufenden Vertrag noch einmal verlängere. Als Ballack 2010 nach Leverkusen zurückkehrte, sei klar gewesen, ?dass wir nach zwei Jahren auseinandergehen und das Projekt dann beendet ist", sagte Holzhäuser der ?Bild")<<
*** Macalinkii hore ee Qaranka Argentina Mr.Jose Pekerman waxaa soo iibsaday Xulka Qaranka Colombia oo Bishii Dezembar iska ceeyriyey Tababare Leonel Alvarez . Macalin Jose Pekerman oo 62 jir ah waxaa lagu wadaa inuu Qaranka Colombia u soo saaro Koobka Aduunka 2014-ka oo lagu qaban doono dalka Brazil. Xulka Qaranka Colombia oo Laacibiin fara badan ay u soo keceen waxaa ugu dambeeysay Tartanka Koobka Aduunka oo ay ka qeeyb galaan sanadkii 1998-kii kaas oo lagu qabtay dalka France . >> (Jose Pekerman ist neuer Teamchef von Kolumbien. Der 62-jährige ehemalige argentinische Teamtrainer tritt die Nachfolge des Mitte Dezember entlassenen Leonel Alvarez an und soll die Kolumbianer zur WM 2014 in Brasilien führen. Kolumbien hat sich seit dem Turnier 1998 in Frankreich für keine WM mehr qualifizier.)<<
*** Kooxda Fc Bayern Munchen oo is diyaarin dhanka Champions League iyo Horyaalka Jarmalka ah ku jirta ayaa Sanadkaan cusub 2012-ka kulankii ugu horeeyey oo ay Ciyaaraan wexeey 13-0 ku suul daareen Naadiga SC Al-Sailiya oo ka dhisan dalka Qadar .
Ciyaartaan oo ka dhacday Magaalada Doha waxaa Goolashaas faraha badan 5 ka mid ah kooxda Fc Bayern Munchen u saxiixay Weeraryahanka Qaranka Croatia Ivica Olic Daqiiqadihii 52., 62., 74., 82., 84. Goolasha kale waxaa sii kala raacsaday Laacibiinta kala ah Arjen Robben (36.), Mario Gomez (37.), Thomas Müller (45.).Nils Petersen (54., 85.), Franck Ribery (73., 77.) iyo Diego Contento (78.).
Kooxda Bayer Munich waxaa u soo kacay Laacibkooda Bastian Schweinsteiger oo mudo 2 Bilood ah Garoomada Caalamiga ah uga maqnaa Dhaawac wuxuuna Ciyaartaan saftay 45 Daqiiqo .
Bayern siegen bei Schweinsteiger-Comeback 13:0
Der FC Bayern München hat sein erstes Spiel im neuen Jahr hoch gewonnen. Beim Comeback von DFB-Teamspieler Bastian Schweinsteiger besiegte der Tabellenführer der deutschen Bundesliga am Donnerstag im Trainingslager in Doha den SC Al-Sailiya mit 13:0.
Gegen den vom deutschen Ex-Nationalspieler Uli Stielike betreuten Zweitligisten aus Katar trafen zunächst Arjen Robben (36.), Mario Gomez (37.) und Thomas Müller (45.). Nach der Pause, in der Trainer Jupp Heynckes komplett durchwechselte, war Ivica Olic gleich fünfmal (52., 62., 74., 82., 84.) erfolgreich. Außerdem trafen Nils Petersen (54., 85.), Franck Ribery (73., 77.) und Diego Contento (78.).
Schweinsteiger zeigte gute Ansätze und ging zwei Monate nach seinem Schlüsselbeinbruch bei seinem 45-Minuten-Einsatz auch engagiert in die Zweikämpfe.