SAXAAFADA " Thierry Daniel Henry waa Xiddig Xariif ah oo aad u Caqli badan, Ma rabo inuu Cajuus noqdo ee waxa uu doonayaa inuu Laacib sii ahaado,,* >> Macalin Carlo Ancelotti wexeey isku Dabeecad yihiin Laacib Zlatan Ibrahimovic, maxaa yeelay Kooxdii ay u tagaanba weey Faaniyaan (Yaab Halkaan ka Akhriso Warar Top ah oo Tarjuman)
*** Xiddigii hore ee Qaranka Diiqa Reer France iyo kooxaha Fc Arsenal & Fc Barcelona Thierry Daniel Henry oo hada u Ciyaara kooxda New York Red Bulls oo ka dhisan Horyaalka dalka Mareeykanka ee Major League Soccer (MLS) ayaa lagu wadaa maalmaha soo socda inuu soo caga dhigto magaalada London.
Thierry Daniel Henry wuxuu ka faaideeystay Fursad qaali ah oo laga soo dhameeyey Macalinka kooxda The Gunners Fc Arsenal Mr.Arsene Wenger taas oo eheed inuu Laacib Henry ka mid noqdo Xiddigaha Fc Arsenal ilaa bisha Maarso maadaama Henry uu iminka fasax ku jiro horyaalka dalka Mareeykankana uu yahay mid dhoor bilood xirnaan doona.
" Thierry Henry waa Xiddig Caqli badan oo Xariif ah, ma rabo inuu Cajuus ama Ciyaaryahan socon kari waayey noqdo ee waxa uu doonayaa inuu Laacib sii ahaado wuxuuna hada raacay Wadadii uu David Beckham dhoor sano ka hor ugu tagay kooxda Ac Milan oo kale,, Hadaladaas waxaa dhanka Henry ka qortay Saxaafada Caalamka intooda badan oo la dhacsanaa kaartada uu sameeyey Weeraryahan Thierry Daniel Henry oo dhoor bilood si bilaash ah ugu Ciyaari doono kooxdiisii hore (Fc Arsenal).
Macalinka The Gunners Fc Arsenal Mr.Arsene Wenger wuxuu damac sanyahay Henry inuu ka Ciyaarsiiyo booska ay baneen doonaan dhawaan Weeraryahanada halista ah ee lagu kala magaaco Gervinho iyo Marouane Chamakh oo ku sii jeeda tartanka Koobka Qaramada Africa oo dhawaan furmi doona.
Weeraryahan Thierry Henry waa 34-jir wuxuu heeystaa Iskoorka Gooldhalinta Qaranka Faransiiska wuxuuna sidoo kale kooxda Fc Arsenal u saftay 370 kulan kaas oo u Saxiixay 226-Gool. Henry sanadkii 2007-kii ayuu u wareegay dhanka kooxda Fc Barcelona waxaana 9-ka bishaan Janaayo lagu wadaa inuu ka qeeyb qaato kulan ay kooxda Fc Arsenal kala hor tagi doonto Naadiga Leeds United (FA-Cup). WARKA CARLO ANCELOTTI BEEJKAAN BARTA UGU HOOSEEYSO KA AQRIISO >> (Die Rückkehr von Thierry Henry zu seinem Ex-Club Arsenal steht unmittelbar bevor. Der 34-jährige Franzose habe mit dem englischen Spitzenclub eine weitgehende Einigung erzielt, berichteten britische Medien am Freitag. Arsenal verhandelt nun mit der US-Profiliga Major League Soccer (MLS).
Henry, Rekordtorschütze der ?Gunners", soll einen Leihvertrag für zwei Monate erhalten und bei den Londonern in dieser Zeit die ab Jänner beim Afrikacup weilenden Stürmer Gervinho und Marouane Chamakh ersetzen. Dazu muss aber auch Henrys aktueller Arbeitgeber New York Red Bulls seine Zustimmung geben. ?Er ist der ideale Ersatz. Er hat die Erfahrung, die Qualität, er kennt den Club, er kann den Spielern auf und neben dem Platz helfen", erklärte Arsenal-Trainer Arsene Wenger sein Werben um Henry.
Frankreichs Rekordtorschütze hat in 370 Pflichtspielen für Arsenal insgesamt 226 Tore erzielt. 2007 wechselte Henry zum FC Barcelona. Ein Comeback für die ?Gunners" könnte die Clublegende, die erst vor einigen Wochen ein eigenes Denkmal erhalten hat, bereits am 9. Jänner im FA-Cup gegen Leeds United geben). <<
*** Macalin Carlo Ancelotti oo dhawaan la wareegay xilka Tababarnimo ee kooxda Paris Saint-Germain (PSG) oo hogaanka u heeysa Horyaalka dalka Faransiiska waxa uu bilaabay durbadiiba sidii laga filayey Faankiisii hore.
Macalin Carlo Ancelotti oo 52 jir ah Sanadkii wuxuu qaadan doonaa 7 Milan oo Euro wuxuuna markii Qarashkaas faraha badan loo sheegay kooxdiisa cusub u balan qaaday oo yiri sidan " Paris Saint-Germain waa Team Fantastic ah waxaana ka dhigi doonaa kooxaha ugu adag ee Qaarada Yurub,,
Macalin Carlo Ancelotti ayaa koobka Champions League u soo qaaday Naadiga AC Milan Sanadihii 2003 iyo 2007 wuxuuna sidoo kale Sanadkii 2010 Horyaalka Ingiriiska la soo qaaday kooxda Fc Chelsea.
Tababarihii iyo Xiddigii hore ee Ac Milan oo hada kooxda Paris Saint-Germain ka ah Sportdirektor Mr.Leonardo wuxuu amaan la daba kacay Carlo Ancelotti wuxuuna Taageerayaasha Paris Saint-Germain oo isku soo baxay ku yiri sidan " Gacantiina shumiya oo Shib dhaha marba hadii uu Tababare u noqday Paris Saint-Germain Macalin Carlo Ancelotti,,
Naadiga Paris Saint-Germain waxaa iibsaday Maalqabeen u dhashay dalka Qadar wuxuuna kooxda iminka farta ka saaray Aduun lagu sheegay 90 Milyan oo Euro iyo Liis ay ku qoran yihiin Magacyada Laacibiinta lagu wado inuu soo xero galiyo Macalin Carlo Ancelotti kuwaas oo kala ah David Beckham (Los Angeles Galaxy) Xiddigaha Qaranka Brazil Ricardo Kaka (Real Madrid), iyo Alex Pato (AC Milan) , Hulk (FC Porto) iyo sidoo kale Carlos Tevez (Manchester City).
Kooxda Paris Saint-Germain (PSG) Horyaalka Faransiiska wexeey heeysataa 2 jeer oo kala ah Sanadihii 1986 iyo 1994. Macalin Carlo Ancelotti ayaa lagu wadaa inuu xili Ciyaareedkaan kooxdiisa cusub Horyaalka Faransiiska farta ka saaro in kastoo uu yahay Shaqsi faaniya kooxdii uu u tagaba ka soo biloow xiligii Juventus, Ac milan ilaa Fc Chelsea wuxuuna dabeecadaas kala mid noqday Laacib Zlatan Ibrahimovic oo kooxdii uu u tagaba ku tilmaama inuu ilaa yaraantiisii ifka ugu Jeclaan jiray ka soo biloow Kooxda Malmö,Ajax Amesterdam,Juventus,Inter Milan, Fc Barcelona iyo Ac Milan Dhamaan kooxahan Laacib Zlatan Ibrahimovic wuxuu sheegay inuu jeclaan jiray markii uu yaraa !!! .>> (Mit einem prominenten Namen will Paris Saint-Germain (PSG) die großen Ziele erreichen. Carlo Ancelotti hat sich am Freitag mit großen Versprechen als neuer Coach des französischen Traditionsclubs vorgestellt. ?PSG ist ein fantastischer Club. Ich will dabei helfen, ihn zu einem großen Verein in Europa zu machen", sagte der 52-jährige Italiener bei seiner Präsentation am Freitag im Prinzenparkstadion.
Bei PSG - seit Juni von einer Investorengruppe aus Katar geführt und finanziert - wird Ancelotti Nachfolger von Antoine Kombouare, der nach zweieinhalb Jahren trotz der jüngst erreichten ersten Herbstmeisterschaft seit 1996 beurlaubt wurde. In der Europa League (u. a. gegen Salzburg) und dem Ligapokal schied PSG früh aus. Ancelotti übernimmt sein Amt nach Silvester.
Sieben Millionen Euro Gehalt pro Jahr?
Als Referenzen bringt er zwei Siege in der Champions League mit dem AC Milan (2003 und 2007) und den nationalen Titelgewinn in England mit Chelsea (2010) mit an die Seine. In London konnte aber auch er nicht das Trauma vom fehlenden CL-Triumph beheben. Auch bei PSG sind die Ziele auf internationalen Erfolg ausgerichtet. Schon am Sonntag fliegt Ancelotti mit seinen neuen Schützlingen zur Vorbereitung auf die zweite Saisonhälfte nach Katar.
Der Italiener, der ?zunächst so schnell wie möglich Französisch lernen" will, soll nach Berichten französischer Medien in Paris einen Vertrag bis Sommer 2014 unterzeichnen und dafür ein in der Ligue 1 bisher nicht dagewesenes Gehalt von bis zu sieben Millionen Euro pro Jahr beziehen. PSG-Sportdirektor Leonardo nahm dazu nicht Stellung. Der frühere brasilianische Teamspieler sagte nur: ?Man muss ihn nicht vorstellen, wir sind sehr glücklich, dass er zu uns kommt"
Starauflauf an der Seine zu erwarten
Die Erwartungen beim zweifachen französischen Meister (1986, 1994) sind groß. Dank der Finanzspritze der neuen Clubeigentümer aus Katar wurden im Sommer knapp 90 Millionen Euro für Verstärkungen ausgegeben. Im Winter will der Club weitere Spieler holen. Im Gespräch sind neben dem englischen Kultkicker David Beckham (Los Angeles Galaxy) Stars wie die Brasilianer Kaka (Real Madrid), Pato (AC Milan) und Hulk (FC Porto) sowie der Argentinier Carlos Tevez (Manchester City).Doch aber Carlo Ancelotti Fantasiert und redet genau wie Spieler Zlatan Ibrahimovic <<