Maxaad ka taqaan 5-Heesood oo World Cup 2010 loo qaaday balse ilaa iyo hada Maskaxda Taageerayaasha Kubada cagta ka dhamaan la´ Maadaama mar walba laga shido Garoomada caalamiga ah ee Kubada Cagta ( Halkaan ka Daawo sida eey u kala horeeyaan Heesahaas)
5-taan heesood ayaa waxaa is weeydiin mudneen in Taagerayaal aad u fara badan eey Taariikh ku reebeen. ilaa iyo hadana Maskaxdooda goor walba ka dhawaaqeeyso maxaa yeelay codka iyo dhawaaqa heesahaan lagama waayo horyaalada England , Spain, Germany, Italy & France. Heesahaan ayaa waxaa ka mid ah sidan: