LA YAAB : Mid ka mid ah Xiddigaha Caalamka oo Gool Madax ama Teesto ah ka dhaliyey meel Goosha u jirta 57,3 Mitir iyo Goolkaan oo Saxaafada Sportiga ee Caalamka ugu magac dartay Head Goooooal (Halkaan ka Daawo kana Aqriso war bixinta oo Tarjuman)
Ciyaaryahan Jone Samuelsen waa Xiddiga Qadka dhexe ee kooxda Odd Grenland oo ka dhisan Horyaalka dalka Norway wuxuuna Laacibkaan Gool mucjiso ah ka dhaliyey kooxda Tromsö oo iyana sidoo kale ka dhisan isla horyaalka dalka Norway.
Saxaafada Caalamka ayaa wexeey Goolkaan u bixiyeen The Head Gooooooal maxaa yeelay Laacibkaan ayaa Goolka oo Testo ahaa waxa uu ka dhaliyey meel Goosha u jirtay 57,3 Mitir in kastoo qaar Saxaafada ka tirsan eey ku sheegeen in Xiddigaas xiligii uu goolka dhalinayey uu Goosha u jiray ugu yaraan 55-Mitir.
Ciyaartii kululeed ee labadaan kooxood dhex martay ayaa ku soo gabagaboowday 3-1 oo eey guushii ku raacday kooxda Ciyaaryahan Jone Samuelsen (Odd Grenland Vs Tromsö 3-1)
Der Norweger Jone Samuelsen hat am Sonntagabend mit einem kuriosen Kopfballtor für Schlagzeilen gesorgt. Der Mittelfeldspieler des norwegischen Erstligisten Odd Grenland erzielte im Meisterschaftsspiel gegen Tromsö aus 57,3 Metern per Kopf den Treffer zum 3:1-Endstand für sein Team. Im Anschluss an einen abgewehrten Eckball wurde Samuelsen aus kurzer Distanz noch in der eigenen Hälfte von einem Mitspieler angeköpfelt und beförderte Ball per Kopf über die zurücklaufenden Verteidiger ins Netz. Die letzten Meter rollte der Ball ins Tor, da der in den Grenland-Strafraum geeilte Tromsö-Tormann erst auf dem Rückweg vom Eckball war. ?Ich könnte behaupten, dass ich ein Tor erzielen wollte. Aber das wäre nicht die Wahrheit. Ich habe gar nicht gesehen, dass der Torhüter nicht da war", gab der gefeierte Torschütze zu.