ILA QOSOL SPORT: Ciyaartooyda marka eey Goolal dhaliyaan Korantada ayaa ka tagta, isma oga waxa eey sameenayaan, Peter Crouch iyo Niiko maxaa kala heeysta (Halkaan ka Daawo)
ILA QOSOL SPORT: Axad & Qamiis walba. Maanta waxaan idinkugu heynaa akhristoow Ciyaartooyda ama Ciyaaryahanka marka uu gool u dhaliyo Kooxdiisa Farxad darteed Korantada ayaa ka tagta waa wax la hubo arinkaas.
Qaar ka mid ah Ciyaartooyda marka eey dabaal degayaan Dadka ayaa la yaaba, Qaar kalena marka eey Niikinayaan Dadka ayaa Jeclaada.
Hadaba Nin dheer iyo Niiko maxaa kala heeysta? Peter Crouch oo Qaranka England iyo Kooxda Tottenham u ciyaara ayaa rabo inuu xoog ku niikiyo maadama uu gool dhaliyey Farxada iyo Damaashaadka Garoonkana uu qaaday.
Bal Akhristoow ILA QOSOL SPORT OO AAD www.xiriiriye.com uga barateen Maalmaha Qamiista & Axada >Halkaan hoose ka Daawo Party 1 & 2.