News :Peter Niemeyer oo ah Ciyaaryahankii Haweeneydii Garsooraha eheed Naaska ku dhegay oo la wareeystay, Muxuu ka yiri Arinkaas? ( Halkaan ka Daawo meesha uu ka taabtay oo la calaamadeeyey iyo Wareysigiisa oo Tarjuman)
Peter Niemeyer oo ah ciyaaryahankii haweeneeydii Garsooraha eheed ee Bibiana Steinhaus Naaska ku dhegay ayaa laga wareeystay sababta ku kaliftay gacan fudeedka iyo in isaga oo saaxiib ama Jaceeyl leh uu ku dhaqaaqo arintaan cusub ee dunida dacaladeeda caanka ka noqotay.
Peter Niemeyer oo eey wareeysatay Sky-Sport ayaa waxa uu wareeysiga ku soo galay qosol waxaana uu yiri sidan: "Maya maya waxaas ma jiraan, runtii waxaan doonayey inaan garabka ka taabto maadaama eey i siisay jaalle balse uma jeedin ineey dhaqaaqday oo ciyaarta & Kubada ayaan iska eegayey taas ayaana u sabab ah anoo doonaya inaan garabka ka taabto inaan la kulmo Naaskeeda waana ka xumahay hadii bulshadu qalad ii fahantay. Halkaan ka Daawo : http://www.youtube.com/watch?v=gHJV1xmiiFU&feature=related