Maxaad kala socotaa sida loogu kala horeeyo Gooldhalinta Horyaalada England, Italy, Spain, Germany, France iyo weliba The Uefa Champions League, Ku biiri Aqoontaada Sport.
Waxaanu Maanta halkaan idinkug heeynaa sida loo kala hogaaminaayo ama loo kala horeeyo .dhanka Gooldhalinta Horyaalada Qaarada yurub kuwooda ugu xiisaha iyo xamaasada badan iyo weliba dhamaan goolashii laga dhaliyey koobka weeyn ee qaaliga ah waa The Uefa Champions League.
Hadaanu ku hormarno horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa waxaa la ciyaaray kulankiisii 16-aad wexeeyna ciyaartooyda u kala horeeyaan dhanka Gooldhalinta sidan.
1-Dimitry Berbatov Man Utd 11-Gool.
2-Carlos Tevez Manchester City 10-Gool
3-Andrew Carroll Newcastle Utd 9-Gool
Horyaalka Talyaaniga , Italy Serie A.
1-Samuel Eto´o Inter 9-Gool
2-Edison Cavani Napoli 9-Gool.
3-Antonio Di Natale Udinese 9-Gool
Horyaalka Spain ee La Liga .
1-Cristiano Ronaldo Real Madrid 16-Gool.
2-Leonel Messi Fc Barcelona 15-Gool
3-Nilmer Villareall 9-Gool
Bundesliga Germany Deutschland.
1-Theofan Gekas Frankfurt 13-Gool
2-Pappis Dempa Cisse Freibrug 11-Gool
3-Edin Dzeko 9-Gool.
Horyaalka Faransiiska waxaa Hogaanka Gooldhalinta u haayo.
1-Mousa Sow Lille 13-Gool
2-Yuusuf Al Arabi Caen 10-Gool
3-Nene PSG 9-GooL.
Dhanka The Uefa Champions League ayaa Goolashii dhashay waxaa kala dhaliyey Laacibiintaan hoos ku xusan:
| 1 |
Samuel Eto'o |
Inter Milan |
7 |
| 2 |
Lionel Andres Messi |
FC Barcelona |
6 |
| 2 |
Mario Gomez |
Bayern Munchen |
6 |
| 4 |
Roberto Soldado |
FC Valencia |
5 |
| 4 |
Nicolas Sebastian Anelka |
FC Chelsea |
5 |
| 6 |
Gareth Bale |
Tottenham Hotspur |
4 |
| 6 |
Zlatan Ibrahimovic |
AC Milan |
4 |
| 8 |
Peter Crouch |
Tottenham Hotspur |
3 |
| 8 |
Nacer Chadli |
Twente Enschede |
3 |
| 8 |
Roman Pavlyuchenko |
Tottenham Hotspur |
3 |
| 8 |
Michel Fernandes Bastos |
Olympique Lyon |
3 |
| 8 |
Eran Zehavi |
Hapoel Tel Aviv |
3 |
| 8 |
Klaas Jan Huntelaar |
FC Schalke 04 |
3 |
| 8 |
Pedro |
FC Barcelona |
3 |
| 8 |
Marco Borriello |
AS Roma |
3 |
G- A:
Werder Bremen - Inter Mailand 3:0 (1:0)
Bremen, Alabiitare Cakýr (TUR)Goolasha: Prödl (38.), Arnautovic (48.), Pizarro (88.) halkaan ka Daawo: http://www.youtube.com/watch?v=o7XzDtusJ5c&feature=player_embedded
Twente - Tottenham 3:3 (1:1)
Enschede, alabiitare Carballo (ESP)
Goolasha: Landzaat (22./rigoore), Rosales (55.), Chadli (64.). Wisgerhof (12./iska dhaliyey ), Defoe (47., 59.)
.
G- B:
Benfica Lissabon - Schalke 04 1:2 (0:1)
Lissabon, Alabiitare Webb (ENG)
Goolasha: Luisao (87.) Jurado (19.), Höwedes (81.) halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=2f_phXWvHIQ&playnext=1&list=PL6DDCECCBCB9F307E&index=27
Olympique Lyon - Hapoel Tel Aviv 2:2 (0:0)
Lyon, AlabiitareMoen (NOR)
Goolasha: Lisandro (62.), Lacazette (88.) Sahar (63.), Zahavi (69.)
G- C:
Manchester United - Valencia 1:1 (0:1)
Manchester, Alabiitare Proenca (POR)
Goolasha: Anderson (62.). Hernandez (32.) halkaan ka Daawo: http://www.youtube.com/watch?v=aE2qdYYGK_I
Bursaspor - Glasgow Rangers 1:1 (0:1)
Bursa, Alabiitare Chapron (FRA)
Goolasha Yildirim (79.). Miller (20.)
G- D:
Barcelona - Rubin Kasan 2:0 (0:0)
Barcelona, alabiitare Eriksson (SWE)
goolasha: Fontas (51.), Vazquez (82.) halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=f9bfsS95rFA&feature=player_embedded
FC Kopenhagen - Panathinaikos 3:1 (1:0)
Kopenhagen, Alabiitare Meyer (GER)
Goolasha: Vingaard (26.), Gronkjär (50./rigore), Cisse (73./iska dhaliyey) iyo Kante (92.)
Waxaa Diyaariyey : Omar Ali Omar (Omar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com