ILA QOSOL & Khamiis kasta, 5- Gool oo aad u qurux badan ayuu Xiriiriye midka ugu dambeeyo ka doortay, Bal akhristoow adna mid dooro (Halkaan ka daawo Goolasha)
Maalin kasta oo Khamiis ah sida aad ugu barateen Barnaamishka Ila Qosol Sport ee ka baxa www.xiriiriye.com ayaa waxaanu Maanta idinkugu heeynaa 5-Gool oo aad u qurux badan weliba Ciyaaryahanada dhalinaya aad si weeyn u garaneeysaan Magacyadooda iyo Kooxaha eey u dheelaanba.
Goolashaan Mucjisada ah ayaa waxa eey ka soo bilaabanayaan kor yacni Namber 5, ka dib nr 4, hadana waxaa imaanaya nr 3 iyo 2 ka dib Goolka ugu qurxoon waa inuu noqdaa Lamarka 1-aad, Balse Akhrisoow Goolka Nr-1-aad oo si cajiib ah loo dhalinaayo ayaa waxaa doortay Xiriiriye adigune dooro goolasha kale midka aad is leedahay waa uu ugu wanaagsan yahay.
Fadlan Goolka ugu dambeeyo ee ugu Quruxda badan ha isku mashquulin anagaa dooranay in uu ugu wanaagsan yahay
:) :( Lol .. ILA QOSOL MARKAAD WADA DAAWATO MAXAA YEELAY GOOLKA 1-aad anagaa ku hormarnay !!