 |
Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.
... No Links Defined ...
Videos - barnaamijka layaab

... No Links Defined ...
|
|
Iniesta oo Spain World Cup 2010 Gacanta ka saaray, Müller oo Villa & Sneijder Gool dhalinta ka Xayuubsaday & Diego Forlan oo qaaday Laacibkii Koobka Addunka. Waxaa Run noqotay Riyadii in badan Dadka iyo Dalka reer Spain ku soo jireen. Wixii Caawa ka biloowda Spain waa Champion-ka Addunka Ceebtii koob la aanta aheeyd-na waa naga hartay ayuu yiri Difaaca Spain eey ku dhaarato Sergio Ramos. Goolka Spain waxaa uu ahaa mid qurux badan waxaana u saxiixay Xiligii dheeriga ahaa ee Ciyaarta lagu daray Nika looga yaqaan Magaalada Barcelona (Geelle Gaaboow andreas Iniesta). Holland waxaa qasaariyey Laacibka Fc Bayer München Ariel Robben oo 2-Jeer ula takay Kubad xor ah Gool haye ikar Casilas. Holland ayaa Ciyaar aad u wanagsan soo bandhigtay iskana dhicisay Spain intii karaan keeda ah laakiin waa layaqaan Holland ma aha wax bahda Sportiga ku cusub in iyaga iyo Portugaal wacdaro dhigaan kulamada Caalamiga ah Balse taas badal keeda eey noqotay (Maafish) Koob laan u laabo Dalkaaga. Xiddiga yar ee Kooxda bayer münchen Thomas Müllar ayaa dhanka gool dhalinta ka qaaday Laacibiinta kale ee kala Wesley Sneijder & David villaha oo eey min 5-Gool wada lahayeen, Müller ayaa Kabaha dahabka ee gool dhalinta loo siiyey isaga oo Sneijder & David Villa dheeraday Goolshii kale ee uu baas-kooda u dhiibay Ciyaar toyda kale ee Dalka Germany: Diego Forlan oo weerarka uga ciyaarayey Xulka Uruguay ayaa loo doortay Pest-Player. Sawiro, iyo war bixin aad u dheer oo ku saabsan Koobka Addunka & wax yaalaha lagu soo xasuusan doono filo goor dhaw. BY: Omar Ali Omar Xiriiriyaha sportiga http://www.xiriiriye.com/ omarjuva9@hotmail.com

|
| |
|  |
Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
| |
|
Heeso video ah
|
|