HomeSportsContactSiiSiiSomband2011Bye20112012Naceeyb1RonaldoRiyo1
 Mucjiso iyo La Yaabka Dunida. Wiil Yar oo madaxa ku socda - Daawo video
 Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo noqday Xiddiga ugu Mucaaradnimada xoogan maslaxa ciyaaraha, Taageerayaasha Fc Barca, Juve & Inter Ma jecla Ibra  - Halkaan ka Daawo waxa eey ka sameeyeen Video
 Weli ma aragtay Eeey Kushineeto sidii Beniaadamka camal u wata oo weliba la soo jiireen kara ? - Halkaan ka Daawo Video
 Maajaajilo Mr Bean oo af Reer waqooyi ku hadlaayo halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Real Madrid oo Koobka Spain sidii Championka ineey qaaday camal ugu dalaabdegtay (Abaar Koob) - Video
 Halkaan ka Daawo Goolasha Serie A 2010/2011 Part 1 - Video
 Man City & Yaya Toure oo Man Utd Dhulka la simay inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo Heesta Dhibaatada uu leeyahay Facebooka laga sameeyey - Video
 Soomaalida hadeey tagtay Wadamadii Ciyaaraha kubada cagta laga soo gaaray weli wexeey ka dhamaan la yihiin ku ciyaarista Saraawiisha lugaha dhaa sheer & Kabo la aan - Video daawo yaabkaan
 Halkaan ka daawo Waayeel Jaceyl dartiis Wiil yar isku badalay ! - Video
 Halkaan ka daawo 15- Gool oo Top ah oo eey dhalinayaan Laacibiin caan ah  - Video ku raaxeeyso Golashaan
 Inta ka Daawo Heesta Safar oo Buuraha la isla koray - Video
 Halkaan ka Daawo Xiddigii Ebid ugu nasiibka badnaa, Ciyaartiisii ugu horeesay oo safay ayuu Goolkii Sanadka dhaliyey - Video Daawo
 Halkaan ka Daawo Heesta Canab oo Jaceyl dartiis Cuntada lagu kor fakaray - Daawo Mirahaan Caashaqa !
 Eric Abidal oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Ciyaartooyda & Taageerayaasha FC Barcelona - Daawo Cadeenta !
 Halkaan ka Daawo qaabka uu Eric Abidal u duceeysto una Difaaco kooxdiisa Fc Barcelona - Video Murugo ah
 Halkaan ka Daawo Ciyaartooyda Caalamka ugu Caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen Qeybtii 4-aad - Video
 Laacibiinta Caalamka xiligii eey Caruurta ahaayeen halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad - Video
 Mario Ballotelli oo mararka qaar eey Maskaxdiisa gadal gadaal u shaqeeyso - Halkaan ka Daawo Qaabdarada uu sameenaayo
 Halkaan ka Daawo Nin Mareeykan ah oo Af Soomaaliga si wanaagsan u bartay hadana la baxay magaca Jabriil ! - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Wariyaha Tv-ga qaranka Japan oo Taageero isla qarin waayey ka dibna qeeylo ku dhaqaaqa - Video
 Hablaha ama Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Hablaha kale ee Qaarada Africa aad uga Qurux badan yihiin welib shaqo ka hela mar kasta xayeeysiinta Dharka - Video Daawo dumarkeena Soomaaliyeed Quruxdooda
 C.Ronaldo oo Ceejo dhakab ku siiyey xiddiga eey hada iskugu jecel yihiin Ciyaartooyda ee Marcelo & C.Ronaldo oo Qadariya Laacibiinta eey Dagaalka isku bartaan ka soo biloow xiligii W.Rooney !! - Daawo Saqiir Suujintaan 1
 Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Germany oo 1993-kii ka dib markii ugu horeeysay si Dirqi ah uga badiyey Xulka Qaranka Brazil ! - Video
 Saqiir yar oo Cabista Sigaarka Iskoor cusub jabshay Inta ka Daawo yaabkaan - Video
 Gabar Soomaaliyeed oo SuŽaal si toos ah u weeydiisay Madaxweeynaha Mareeykanka Mr. Barack Obama halkaan ka Daawo - Video
 Caasi waalidiinoow Xaal qaado. Halkaan ka Daawo dhalinta Yurub ku kortay sida eey Waalidkood uga inkaarsadaan ! - Video Tiiraanyo
 Qixii iyo Kala cararkii Shabaab ku dhacay ka dib markii eey Mamnuuceen Ciyaaraha kubada Cagta Daawashadooda Hees lagu alifay Halkaan ka Daawo Cuqubaa qabsatay Sport Naceeybkooda - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Fc Barcelona Fc Porto ka qaaday Super-Kobaha Yurub 2011 - Video
 Maxaad kala socota sida eey isku Jeclaayeen xiligii eey Caruurta ahaayeen Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas iyo Gerald Pique : Inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo 11 Septembar Dhibkii dhacay iyo Dhiigii daatay - Video
 Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fenerbahce oo garoonkooda laga mabnuucay halka Dumarkii & Caruurtii loo ogolaaday eey soo xaadireen 46-kun oo Taageere ka dibna Garoonkii waxaa is qabsaday Qeeylo aan horay loo arag - Video
 Yaab : Ronaldinho oo Qalay Cristiano Ronaldo halkaan ka Daawo  - Video
 Hooyada Dhashay Mesut Özil iyo Walaashiis sida eey ugu egyihiin halkaan ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo kooxaha Isku magaalada ah ee Ifka iskugu neceb iyo qaabka eey isku Jilaafeeyaan  - video
 Wacdaraha & Mucjisooyinka Laacib Frank Bilal Ribery Halkaan ka Daawo - Top Video
 Halkaan ka Daawo kulan Xaraarad badan oo dhex maray Germany Vs Turkiga & Laacibiin Saaxiibo ahaa oo is jilaafay - Video
 Halkaan ka Daawo Qosolkaan C.Ronaldo oo Difaaca Qaranka Spain inta is dul saaray suu gambis ugu waday iyo Goolkii Sanadka oo uu dhali lahaa ayaa waxaa si qaab daran Hobseet uga galiyey Nani ka dibna Taageerayaasha C.Ronaldo wexeey Nani ku tilmaameen Stupid !! - Video : Taageerayasha C.Ronaldo oo Nani Stupid ku tilmaamay !
 Mucjisooyinka Caalamka : Halkaan ka Daawo Libaax si toos ah u Cunay Ninkii Xanaaneeyn jiray & Askar goobtii timid oo Libaaxii Xabad la dhacday !! - Digniin :Ha isku Daawan hadaad ka nixi doonto !!
 francesco Totti oo Horyaalka Talyaaniga ka dhaliyey in ka badan 201 Gools, Halkaan ka Daawo kuwii ugu wanaagsanaa ! - 201 Totti Goals
 Halkaan ka daawo wiilka zidane enzo zidane oo wacdaro cusub la soo baxay iyo aabihiis oo markasta kor ka waardiyeeya - video daawo
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee serie A 2010/2011 - DAAWO VIDEO GOOLAL RAAXO AH !!
 Halkaan ka daawo Goolashii horyaalka Ingririiska ugu Xaraarada badnaa 2010/2011 - Video ku Raaxeeyso from Xiriiriye
 Halkaan ka Daawo Goolal Mucjiso ah qaasatan kuwa Biriqda ah oo uu dhalinaayo Robin Van Persie - Video Daawo Goolasha Biriqda
 Weeraryahan Luis Suarz oo Caalamka looga yaqaan Shaydaankii Qaniinyada halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay - Vedeo Luis Suarez waa Xiddig jiran
 Mararka qaar falalka uu ku kaco Weeraryahan W.Rooney Caruurta xitaa kuma fakaraan - Daawo Video Ceebta uu dhigay W.Rooney
 Yaab : Xiddigii Qaranka Italy ee dhanka Tartanka Mootooyinka Caalamka oo Taageerayaashiisa ka dalbaday ineey Websetkiisa cusub ku darsadaan Daqiiqado yar ka dibna si Live ah u geeriyooday - DAAWO Marco SiImoncelli oo si Live ah u geeriyooday
 Weli ma aragtay Odayaal Weekiyo Waayeel ah oo inta Ciyaar eey ka badiyeen Koox Dhalinyaro ah ka dib Bakoorado soo qaatay Ciyaartiina qanaday !! - DOO XAYEEYSIIN TOP AH
 Halkaan ka daawo Ujeedo xun  - video
 Halaan ka Daawo C.Ronaldo Wiil uu abti i u yahay, Walaashiis iyo Eeeygisa - video
 Taageerayaasha Leo Messi oo C.Ronaldo ku tilmaamay sigaar yacab hubeeysan Halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa Uefa Champions League 2010/2011 - Muuqaa Video
 C.Ronaldo & Leo Messiga cusub halkaan ka Daawo Mucjisada soo socota  - Video
 Qosolkii ugu yaabka badnaa Calaamka >> Halkaan ka Daawo Niman Cadaan iyo Madoow ah oo Dadka waalay ka dib markii ay iskaga dhigeen ineey hal Ruux yihiin (Yaaab) - Qosolkaan Daawo hadaad rabto inaad Madax Xanuunka iyo Xanaaqa iska iloowdid !!
 Halkaan ka Daawo Laacibiin caan ah oo laga dhigay Dhirta ay ka baxdo Paastada loo yaqaan Nudel-ka Spaghetti  - Muuqaal Video
 Weli ma daawatay Baashaalkii ugu kululaa ee Leo Messi iyo Lamaanihiisa? Inta ka Daawo Messi oo Qosol ka bixi la  - Video Baashaalkii Leo Messi
 Taladii Toora Boora >> halkaan ka Daawo Ruwaayad Qosol badan oo Qaraxyada Shabaab laga sameeyey  - Video
 Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Aguero oo Wiilkiisa Benjamin Aguero isaga oo aad u yar ku bilaabay barista Darbooyinka kulul - Daawo muuqaal Video
 halkaan ka daawo muuqaal aad naxdin badan oo wariyaha Aljazeera uu ka soo diray dalka somalia gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeeda  - Video Naxdin iyo Murugo xambaarsan
 Neymar oo lagu wado mustaqbalka dhan inuu ku biiro Real Madrid kana dhiciyo Barca iyo Messi oo iska bartay - Daawo Video
 Ninkii Taksiilaha ahaa muxuu sameeyey markii ay damceen Leo Messi iyo Mascherano ineey gaarigiisa ka degaan - Daawo Yaabka Video-ga
 Daawo Goolal aad u qurxoon - Daawo Goolal aad u Qurux badan
 Fc Barcelona oo qaaday Koobkii Qaaradaha > Daawo - Daawo Barca oo qaaday Koobkii Qaaradaha
 Daawo Wacdaraha Laacib Benzema - Video
 Daawo Pass-kii Waalida ee David Beckham - Video
 Giggs iyo Henry oo isku faanay, mexeey isku sameeyeen halkaan ka daawo - Video
 Fernando Torres muxuu ku soo kordhiyey Fc Chelsea? Aaway Lacagtii faraha badneed? Wuxuu ka bixi la yahay Xayeeysiin iyo Lacag aruursi kale Halkaan ka Daawo yaabkaan  - Video
 Gambis aad u Xaraarad badan halkaan ka Daawo - Video
 Farxadii & Dabaaldegii Diyaarada Dusheeda >> Iniesta,Messi, Pique, Puyol iyo Xavi Hernandez DAAWO - Video
 Halkaan ka Daawo QosolkaanLaacibiinta ugu caansan Caalamka ma yaqaaniin Luuqada Engliash-ka - Video Muuqaal
 Daanyeer Caalamka ka yaabsaday Daawo yaabka uu sameenaya. - Video Yaab Daawo
  Fcbh

Kooxda kubada Cagta ee Fc Barcelona oo markii 3-aad oo xiriir ah ku Guuleeysatay Horyaalka dalka Spain ee La Liga, * Maalqabeenka Fc Barcelona oo sheegay inuu Laacibiin daŽyar kooxda ku soo biirin doono iyo 4-ta Weekiyada Fc Barca oo Booskooda Durbadiiba Shaki laga muujiyey, * Inter Milan Vs Palermo oo Finalka koobka Talyaaniga iskugu soo haray (Halkaan ka Daawo Ciyaarihii dhacay & Goolashii Halgame C.Ronaldo) !!

 

Horyaalka dalka Spain ee La Liga oo la ciyaaray kulankiisii 36-aad waxaa Qaadista La Liga xaqiijisay kooxda Fc Barcelona oo Naadiga Levante Bareejo 1-1 ah la gashay. Horyaalka Spain oo eey ka harsan tahay 2-kulan oo kaliyah wexeey kooxda Fc Bercelona aruursatay 92-Dhibcood oo nadiif ah halka kooxdii ku soo xigtay ee Real Madrid xaq u yeelatay 86-Dhibcood.
 
Guushaan iyo Horyaalkaan eey kooxda Fc Barcelona gacanta ku dhigtay waxa uu Taariikh ahaan noqonayaa markeedii 21-aad oo eey qaadaan Horyaalka Dalka Spain. Goolka Bareejada kooxda Fc Barcelona waxaa Daqiiqadii 28-aad u saxiixay Xiddiga Qaranka Maali Seydou Keita balse waxaa Bareejeeyey Daqiiqadii 41-aad Ciyaaryahan Qaranka Ecuador Felipe Caicedo. Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=SrHn9gQZAEQ&feature=related .


Maalqabeenka kooxda Catalonia Fc Barcelona ayaa waxa uu dhexda ka xariiqay inuu sharuud laŽaan kooxda uu ku soo biirin doono xili ciyaareedka soo socda Laacibiin caan ah oo aad u daŽyar sida uu hadalka u dhigay. Kooxda Fc Barcelona Taariikh ahaan ma jecla marka eey Ciyaartooyda kor u dhaafaan daŽda 30-ka sano maxaa yeelay Xerada ama Acdemiyada La Masia oo ah halka eey Laacibiinta ka soo saarto waxaa ka buuxo Xiddigo usub oo aad u daŽyar.

Laacibiinta ilaa iyo hada kooxda Fc Barcelona u ciyaara ee daŽda 30-ka sano cagta saaray ayaa wexeey kala yihiin 4-ta Weekiyo-Players >>>  Puyol (33-sano), Xavi (31-sano), Abidal (31-sano) iyo Keita (31-sano).


Macalinka kooxda Fc Barcelona Horyaalka u xalaaleeyey una qaaday waa Tababare Josep Guardiola oo Koobkiisii 8-aad farta ka saaray Kooxda Catalonia Fc Barcelona.

  Xiddiga Qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa Isbuucyadii ugu dambeeyey waxa uu Daris la noqday Goosha . Cristiano Ronaldo Isbuucii la soo dhaafay 4-Gool waxa uu ka soo xareeyey kooxda Fc Sevilla hadana waxa uu 3-Gool ku asqeeyey kooxda Getafe. Real Madrid oo ciyaartay kulan ka tirsan horyaalka Spain ee La Liga wexeey 4-0 kaga badiyeen Naadiga Getafe 3-da gool ee uu C.Ronaldo uu dhaliyey marka laga soo tago waxaa Goolka 4-aad ku raaxeeysatay Xiddiga Reer France Karim Benzema. Kooxaha kale ayaa sidan isku arkay.  Deportivo La Coruna wexeey 2-1 laabta u gelisay Athletic Bilbao, Malaga oo la Taliye uu ka noqday Maalqabeen u dhashay dalka Qadar 2-0 ayey ku macsalaameeysay kooxda Sporting Gijon, Racing Santander oo naf la caari eheed wexeey ku bar baratay oo 2-1 uga badisay naadiga Atletico Madrid. Halkaan ka Daawo Real Madrid Vs Getafe iyo Goolasha C.Ronaldo >>> http://www.youtube.com/watch?v=KnkilG9ctDU&feature=related
 
Kooxaha Horyaalka Spain ayaa sidan isku arkay :
 

10.05.  20:00  Deportivo La Coruna 2:1 Athletic Bilbao
10.05.  21:00  Racing Santander 2:1 Atletico Madrid
10.05.  21:00  FC Malaga 2:0 Sporting Gijon
10.05.  22:00  Real Madrid 4:0 FC Getafe
11.05.  20:00  UD Almeria 0:0 FC Villarreal
11.05.  20:00  UD Levante 1:1 FC Barcelona
11.05.  20:00  Real Sociedad 2:1 Real Zaragoza
11.05.  21:00  Espanyol Barcelona 2:2 FC Valencia
11.05.  21:00  Hercules Alicante 2:2 RCD Mallorca
11.05.  22:00  CA Osasuna 3:2 FC Sevilla


Horyaalka spain waxaa loo kala horeeyaa sidan : 

 

1. FC Barcelona 36 29 5 2 92:20 92
2. Real Madrid 36 27 5 4 91:31 86
3. Valencia 36 20 7 9 62:44 67
4. Villarreal 36 18 8 10 53:40 62
5. Athletic Bilbao 36 17 3 16 56:53 54
6. Atletico Madrid 36 15 7 14 56:49 52
7. FC Sevilla 35 15 7 13 54:55 52
8. Espanyol Barcelona 36 15 4 17 44:51 49
9. Racing Santander 36 12 10 14 39:52 46
10. Malaga 36 13 6 17 52:64 45
11. Osasuna Pamplona 36 12 8 16 44:44 44
12. UD Levante 36 12 8 16 40:50 44
13. Real Mallorca 36 12 8 16 37:49 44
14. Real Sociedad 36 14 2 20 47:62 44
15. Sporting Gijon 36 10 13 13 33:41 43
16. Deportivo La Coruna 36 10 12 14 31:45 42
17. Getafe 36 11 7 18 46:59 40
18. Real Saragossa 36 10 9 17 37:52 39
19. Hercules Alicante 36 9 7 20 35:58 34
20. Almeria 36 5 12 19 32:61 27

Horyaalka Spain sidan ayeey kooxaha isku arki doonaan Isbuucaan :

15.05.  21:00  UD Almeria -:- RCD Mallorca
15.05.  21:00  Sporting Gijon -:- Racing Santander
15.05.  21:00  Athletic Bilbao -:- FC Malaga
15.05.  21:00  FC Barcelona -:- Deportivo La Coruna
15.05.  21:00  FC Valencia -:- UD Levante
15.05.  21:00  Real Zaragoza -:- Espanyol Barcelona
15.05.  21:00  FC Sevilla -:- Real Sociedad
15.05.  21:00  FC Getafe -:- CA Osasuna
15.05.  21:00  FC Villarreal Real Madrid
15.05.  21:00  Atletico Madrid -:- Hercules Alicante

Dhanka kale Koobka Dalka Talyaaniga ayaa Ciyaartiisa Fiinaal-ka ah waxaa iskugu soo haray Kooxda Palermo oo horay u soo reebtay Naadiga Ac Milan oo Horyaalka Talyaaniga heeysata iyo Kooxda Inter oo As Roma Bareejo 1-1 ah la gashay. Halkaan ka Daawo sida Palermo eey u meed garaacday Ac Milan >>> http://www.youtube.com/watch?v=2fLoWhscuro .
 
Inter Milan wexeey horay gurigeeda 0-1 uga soo badisay kooxda As Roma hadana wexeey 1-1 isku macsalaameeyeen kooxda As Roma. Inter oo goolka ku hormartay waxaa u saxiixay Xiddiga Qaranka Cameroon Samuel EtoŽo daqiiqadii 58-aad waxaana kooxda As Roma Goolka Bareejada u dhaliyey Ciyaaryahan Mark Borriello daqiiqadii 84-aad. Halkaan ka Daawo Inter Vs As Roma >>>
http://www.youtube.com/watch?v=j4tDgf5Skgg .

 

Filo Goor Dhaw war Top Sport News ah iyo Barnaamishka La Yaab oo Xiiso gooni ah xambaarsan Maanta !

Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
 

Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
 
LukasPo
MesutGer
MessiTiiraanyo
FabregasAlaalax
SportNewsxaf
FaqriDimaria
WurstGar
RobinhoShow
Fadeexo5
CalankaBjk
NewsAfp5
BilicSky4
WorldNews411
MvsR
Cl11
Xaalqaado
Tacsi2
nabad1
somalia1
X2
News890
Sweden4
Lulyo1960
Clfn2011
Clrb
CelticBambo
lust
somalia1
22
yaab
fabiano
Top11
bs
r
JohnR
cars
Fcbh
LeoGoal
Faallo91
Aroos31
133
world
fcc
KunAguero11
Heeso iyo cayaaro video ah
 Shakira Waka waka - 
 Kow laba dheh kow - 
 Knaan waving flag - 
 Qaran dumay calanka saar - 
 Knaan America live - 
 Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin  - video
 halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada - video
 Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay - Video
 Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah - video
 Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad  - video
 Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro - video
 Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music - video
 Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music - 
 Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan - video
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music  - video
 Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday. - video
 Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010 - video
 Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid - 
 Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah  - 
 Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2  - Video
 Heesta Cida inta ka Daawo  - Video
 Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo - video 2
 Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm - Video
 Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo  - Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid



Xiriiriye.com