LA YAAB : 5 ka tirsan Laacibiinta Qaranka Chile oo Qarankooda looga raacdeeyey Cabista Qamriga,* Maxaad kala socotaa Magacyada Xiddigahaan iyo Kooxaha eey u Ciyaaraan? (Halkaan ka Akhriso Cadeeynta War bixintaan) !!!
Macalinka Qaranka Chile Mr.Claudio Borghi oo u dhashay dalka Argentina ayaa waxa uu Xulka Chile ka raacdeeyey Laacibiin caan ah oo weliba Qarankaas laf dhabar u ahaa.
Xiddigahaan oo lagu sheegay 5 Ciyaaryahan waxaa lagu eedeeyey ineey Cabis Qamri ku soo daaheen xili Ciyaartooydii kale dhamaan eey ku sugnaayeen goob Hotel ah. Ciyaartooydaan la raacdeeyey laguna eedeeyey Sarqaanka ayaa wexeey kala yihiin sidan : Arturo Vidal (Juventus), Jorge Valdivia (Palmeiras), Carlos Carmona (Atalanta), Jean Beausejour (Birmingham City) iyo Gonzalo Jara (West Bromwich Albion).
Booskii eey baneeyeen Laacibiintaan ayaa waxaa lagu buuxiyey Ciyaartooy cusub oo aad u da´yar kuwaas oo laga soo kala aruuriyey Horyaalka dalka Chile. Shantaan Ciyaaryahan wexeey noqon doonaan kuwo laga maarmaan ah maxaa yeelay Qaranka Chile beri oo Jimco ah waxaa caasimada Montevideo ee dalka Uruguay ku sugaayo Qaranka dalka Uruguay oo mudooyinkaan dambe aad u kacsan wexeeyna maalinta Talaadada ah Caasimada dalka Chile ee Santiago ku marti gelin doonaan Qaranka Paraguay (Dhamaan kulamadaan waa isreebreebka World Cup 2014 in Brazil)
FILO WAX YAR KA DIB WARAR AAD U XIISO BADAN OO MUUQAALO VIDEO AH XAMBAARSAN !!
Zu viel Alkohol: Chiles Coach wirft fünf Spieler raus
Der chilenische Nationaltrainer Claudio Borghi hat aus disziplinären Gründen fünf Spieler aus dem Teamcamp geworfen. Das Quintett ist am Dienstag um 45 Minuten zu spät und alkoholisiert von einem abendlichen Ausflug ins Mannschaftshotel zurückgekehrt. Die fünf betroffenen Akteure sind Arturo Vidal (Juventus), Jorge Valdivia (Palmeiras), Carlos Carmona (Atalanta), Jean Beausejour (Birmingham City) und Gonzalo Jara (West Bromwich Albion). Die Spieler seien in einem ?unzumutbaren Zustand" gewesen, gab Borghi als Begründung an. ?Sie waren nicht einmal fähig, sich zu verteidigen", sagte der Argentinier. Die Profis sollen erst auf einer Taufe und anschließend auf der Pferderennbahn gewesen sein, bevor sie ins Hotel kamen. Erst Anfang Oktober waren Beausejour und Valdivia aus dem Aufgebot gestrichen worden, weil sie vor dem Mannschaftstraining im Vorfeld des Qualifikationsspiels gegen Argentinien betrunken in einem Cafe gesichtet worden waren. Die Chilenen bereiten sich auf die WM-Qualifikationsspiele gegen Uruguay (am Freitag in Montevideo) und Paraguay (am Dienstag in Santiago) vor. Als Ersatz für die Rausgeworfenen holte Borghi fünf in der chilenischen Liga spielende Akteure in sein Aufgebot.