Fc Barcelona iyo Real Madrid oo Goolal iskugu faanay >> Ku biiri Liiska Aqoontaada Sport, Fc Barcelona 9-kii kulan ee ugu dambeeyey Garoonkeeda Camp Nou 25 Dhibcood ayeey shaqeeysatay welina Gool loogama dhalin waana Natiijadaan dhanka Goolasha (39:0) >>> Maxaad kala socotaa waa Goormee kulanka Caalamka looga yaqaan El Clasico ? (Halkaan ka Daawo Faaqidaada La Liga)
Horyaalka La Liga ayaa Xiiseeyntiisa wexeey gaartay halkii ugu sareeysay maadaama labada kooxeed ee isku heeysta La Liga labaduba awood badan yihiin xili Ciyaareedkaan.
Kooxda Real Madrid oo dhan kaste ka dhisan Sanadkaan wexeey 0-3 Dhibcihii kaga soo xayuubsatay Naadiga Sporting Gijon oo ku ciyaarayey Garoonkiisa qaaska ah. Goolasha Boqorada Yurub ) Los Blancos (The Whites) waxaa u kala saxiixay Xiddigaha kala ah Angel Di Maria (35.), Cristiano Ronaldo oo Goolkiisii 17-aad dhaliyey (65.) iyo Ciyaaryahan Marcelo (91.). Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=qz4npp0a6w0 .
Kooxda Fc Barcelona wexeey Jilbaha u laabtay naadiga Levante oo mar dhexdaas ah La Liga Cel celis noqday. Catalonia Fc Barcelona 5 & 0 ayeey faraqa u galisay Levante waxaana Goolashaas u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas oo labo Gool kala dhaliyey Daqiiqadihii (4-aad & 33-aad, Isaac Cuenca ayaa raacsaday goolka 3-aad (Daqiiqadii 37-aad.), waxaana Levante u afareey Xiddiga heeysta Laacibnimada Caalamka waa Lionel Messi (Daqiiqadii 55-aad.) Ugu dambeeyntii waxaa Ciyaarta si naxariisdaro ah 5-0 ugu soo afjaray Ciyaaryahan Alexis Sanchez (Daqiiqadii 61-aad.).
Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=rN7W8GNOMtE .
Fiiro Gaar Ah : Fc Barcelona 9-kii kulan ee ugu dambeeysay Garoonkeeda Camp Nou 25 Dhibcood ayeey shaqeeysatay welina Gool loogama dhalin, Natiijadaan ayeey dhanka Goolasha xaq u yeelatay , 39-gool weey dhalisay welin hal gool loogama dhalin sagaalkii kulan ee ugu dambeeysay (39:0).
Kulanka Caalamka looga bixiyey Kala reebtada balse horay loogu yeeri jiray El Clasico ayaa dhex mari doona kooxaha Real Madrid Vs Fc Barcelona Habeenka Sabtida ah 10.12.2011 .
Horyaalka Spain kooxda Real Madrid wexeey ku Hogaamineeysaa 37-Dhibcood halka Fc Barcelona ka leedahay 34-Dhibcood balse Real Madrid kulan ayaa baaqi u ah.
HORYAALKA LA LIGA KOOXAHA INTII KULANTAY WEXEEY KU KALA BEXEEN NATIIJADAAN :
| Gijon |
Real Madrid |
0:3 |
| Santander |
Villarreal |
1:0 |
| FC Barcelona |
Levante |
5:0 |
| Valencia |
Espanyol Barcelona |
2:1 |
LA LIGA WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN :
| 1. |
Real Madrid |
14 |
12 |
1 |
1 |
49:10 |
37 |
| 2. |
FC Barcelona |
15 |
10 |
4 |
1 |
47:7 |
34 |
| 3. |
Valencia |
14 |
9 |
3 |
2 |
23:14 |
30 |
| 4. |
UD Levante |
14 |
8 |
2 |
4 |
23:17 |
26 |
| 5. |
Malaga |
13 |
7 |
2 |
4 |
17:16 |
23 |
| 6. |
FC Sevilla |
13 |
5 |
6 |
2 |
13:10 |
21 |
| 7. |
Atletico Madrid |
14 |
5 |
4 |
5 |
21:21 |
19 |
| 8. |
Osasuna Pamplona |
13 |
4 |
6 |
3 |
16:25 |
18 |
| 9. |
Athletic Bilbao |
13 |
4 |
5 |
4 |
19:16 |
17 |
| 10. |
Espanyol Barcelona |
14 |
5 |
2 |
7 |
11:17 |
17 |
| 11. |
Rayo Vallecano |
15 |
4 |
4 |
7 |
16:22 |
16 |
| 12. |
Villarreal |
14 |
3 |
5 |
6 |
11:20 |
14 |
| 13. |
Getafe |
13 |
3 |
4 |
6 |
14:19 |
13 |
| 14. |
Betis Sevilla |
13 |
4 |
1 |
8 |
12:19 |
13 |
| 15. |
Real Mallorca |
12 |
3 |
4 |
5 |
10:17 |
13 |
| 16. |
Granada |
12 |
3 |
3 |
6 |
5:12 |
12 |
| 17. |
Real Sociedad |
13 |
3 |
3 |
7 |
12:20 |
12 |
| 18. |
Racing Santander |
14 |
2 |
6 |
6 |
10:20 |
12 |
| 19. |
Sporting Gijon |
14 |
3 |
3 |
8 |
12:24 |
12 |
| 20. |
Real Saragossa |
13 |
2 |
4 |
7 |
12:27 |
10 |