La Yaab : Qiso Sport Jaceyl ah oo Caalamka Gilgishay, Macalimad 42-jir ah oo Ciyaarta Handball-ka Tababare u eheed Wiil 13-Jir ah oo is guursaday kana guuleeystay Maxkamdii eey mareen & Reerkii Wiilka oo arintaan ku kala tagay(Akhri Qisadaan oo aad u xiiso badan weliba iyada oo Tarjuman)
Barnaamishka La Yaab oo aad u ugaarsado Mucjisooyinka Sportiga kuwii ugu dambeeyey ee ka dhacay caalamka ayaa maanta waxa uu Shiishka saaray Arin Layaab keeda leh oo dhex martay Wiil yar oo 13-Jir ah iyo Macalimadisii ciyaarta Handball-ka oo 42-Jir ah.
Qisadaan oo Saxaafada Sportiga ee Caalamka shalay iyo Maanta gilgishay ayaa waxa eey u dhacday sidan:
Renate waa Macalimada Kooxda Handball-ka ee ZV Mc Donald's waana 42-sano jir wexeeyna is jeclaadeen oo la kala celin waayey mid ka mid ah Ciyaalkii eey Tababaraha u eheed oo lagu magacaabo Erwin da´diisana waa 14-sano jir inkastoo xiligii eey is barteen oo eheed bishii Oktoobar 2009-kii uu ahaa xiligaas 13-sano Jir.
Renate waa Hooyo horay u soo dhashay 2-gabdhood oo 15-sano iyo 18-sano Jir ah waxaana dacweeyey oo fadeexeeyey Aabaha Wiilka dhalay oo lagu magacaabo Stefan. Wiilka yar ee 14-jirka ah ayaa waxaa uu ka war helay in Aabihiis Stefan uu Askarta ku soo dacweeyey isaga oo gud biyey kiis uu ku sheegay in Wiilkiisa Erwin oo hada 14-Jirsaday eey maskaxda ka Bililiqeeystay ama ka xaday Macalimadiisii Tababarka ciyaarta Handball-ka u eheed oo lagu magacaabo Rinate.
Maxkamada oo si deg deg ah ugu yeertay Islaantaan lagu soo eedeeyey ineey wiilkaas yar Maskaxda ka Bililiqeeystay Jaceyl weeyna ku beertay ayaa is difaacday una sheegtay maxkamada in uu isaga dhankiisa marka hore Jaceylka ka yimid balse uusan jirin wax awood sheegasho ah mana ka diidin oo Jaceeylka ceeb iyo Dambi ma ahan ayey tiri Mss. Rinate.
Hooyada dhashay Wiilkaan yar oo lagu magacaabo Judith ayaa waxa eey la safatay Guruubka wiilkeeda iyo Macalimada Jaceeylkiisa noqotay ee 42-jirka ah wexeeyna dhankeeda Maxkamada u sheegtay in Wiilkeeda waxa loo daba joogo eey tahay sidee ku Jeclaan kartaa qof Dumar ah oo 42-jir ah balse ma jirto cid uu dambi kale ka galay ama wax ka haleeyey waana ku raacsanahay arintaan hadii eeyba dooqiisa noqotay Macalimadiisa Handball-ka " ayey si caro leh u tiri Hooyada dhashay Erwin.
Aabaha dhalay Wiilka iyo Ayeeyada wiilka oo dhinac ah ayaa waxaa eey Maxkamadii iyo Qareenkii ka dalbadeen in Wiilka yar ee Mr Erwin ineey su´aal tii ugu dambeeysay ah weey diiyaan lana soo fadhiisiyo Maxkamada horteeda oo eey is hor fadhiyeen dad isaga iyo Jaceylkiisa 42-jirka ah difaacaayo iyo Guruub kale oo uu wato Aabihiis oo doonaayo in Haweeneeydaan Jeclaatay wiilkiisa ugu yaraan 10-sano oo Xarig ah loo jaro maadaama eey ilmo yar oo xiligaas 13-sano jir ahaa maskaxda ka xaday Jaceeyl uusan ogeeyn waxa uu ku dam beeyn doonana ku beertay.
Qareenkii iyo maxkamadii oo wacay Mr.Erwin ayaa weey diiyey xaaladiisa sida eey tahay iyo waxa uu ka qabo arinkaan buuqa faraha badan dhaliyey: Wiilkaan yar oo Tv-yada si live ah looga daawanayey ayaa mar quraa la soo booday : (Waan Jeclahay Rinate waana Jeclaan doonaa waligeey inta aan noolahay) !!!
Hadalka wiilkaan oo ahaa mid Final ah ayaa waxa uu xabsi ugu yaraan 10 sano ah ka bad baadiyey Macalimadiisii Handball-ka oo farxad iyo reeyn reeyn la dhacday maadaama eey ka cabsaneeysay inuu wiilka yar Maxkamada gudaheeda isku badalo ama maskaxda laga soo badalo si uu dambi ugu soo rogo Macalimadiisa Rinate oo Wiilkaan yar mudo 5-bilood ah hal guri isla degnaayeen.
Aabaha dhalay Wiilkaan yar oo lagu magacaabo Stefan ayaa waxa uu damcay Maxkamada dhexdeeda inuu Salaamo wiilkiisa balse waxaa taas gaashaanka ku dhuftay Erwin oo u arko ninka baxareeyey oo Kiiskaan ilaa maxkamada sare gaarsiiyey inuu yahay Aabihiis oo doonayey inuu xabsi geliyo jaceeylka Erwin oo 42-sano jir ah halka uu isagana hada ka gaaray 14-sano.
Erwin iyo jaceylkiisa Rinate oo Banaanka Maxkamada uga soo baxay iyaga oo dhexda isku dhegan ayaa waxaa meesha soo dhoobtay Joornaaliisteyaal Ebid kuwii ugu badnaa oo doonayey ineey Sawirtaan Jaceylkaan eey Saxaafada ugu magacdartay (NEW ON CRAZY LOVE)
Ugu dambeentii Hooyada dhashay wiilkaan Mss Judith ayaa guri weeyn ugu deeqday Erwin & Renate si eey uga kaaftoomaan Aabihiis Stefan oo ku sheegay in Wiilkiisa eey Islaan Ayeeyo camal ah eey Qalbigiisa ka bililiqeeystay weliba si weeyn ku dhex degtay.
Qisadaan ayaa waxaa eey ka dhacday Magaalada Wiener Neustadt ee dalka Austria balse waxa eey caan ka noqotay Dunida daafaheeda. (Hoos ka Ahri Warkaan oo Af Jarmal ku Tarjumen)
Filo Goor Dhaw Jawaabtii Hal Xiraalaha iyo warar kale oo Top Sport News ah waxaana ku socoto Tarjumis.
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Omar Ali Omar (Omar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
verurteilte heute Nachmittag das Landesgericht Wiener Neustadt eine 42-jährige Handballtrainerin zu 22 Monaten bedingt auf drei Jahre.
Dass die Geschworenen Renata C. am Mittwoch am Landesgericht Wr. Neustadt de facto in die Freiheit entließen, verdankt sie nicht zuletzt der Aussage ihres Geliebten. Der Jugendliche trat in den Zeugenstand und versicherte - offensichtlich glaubhaft: ?Ich liebe sie."
Es muss ihm wichtig gewesen sein, denn er hätte sich die emotionale Extremsituation im Gerichtssaal auch ersparen können, hatte man ihm doch angeboten, seine Aussage per Video einzuspielen.
Die Frau hatte sich zu Beginn des Prozesses geständig gezeigt, im Februar eine sexuelle Beziehung zu einem damals noch 13-Jährigen begonnen zu haben.
Treffen vor und nach Trainings
Die ungewöhnliche Beziehung zwischen dem Burschen und seiner Handballtrainerin begann Ende vergangenen Jahres. "Im Laufe der Zeit sind sie sich auch abseits des Spielfelds näher gekommen", sagte Staatsanwalt Norbert Hauser und verwies auf mehrfache Treffen vor und nach den Trainings.
Im Dezember hätten die beiden einander ihre Gefühle gestanden und eine Beziehung begonnen, die ab Februar - und damit fünf Monate vor dem 14. Geburtstag des Jugendlichen - auch sexuelle Handlungen umfasste.
Gesetz soll Kinder schützen
Ob das Urteil hält (es ist nicht rechtskräftig) hängt nun von Staatsanwalt Norbert Hauser ab. Er hat drei Tage Zeit, um Berufung anzumelden. Zu Beginn des Prozesses hatte Hauser auf ein strenges Urteil gepocht. Die gesetzliche Bestimmung ziele nicht darauf ab, jemanden "in seinem Recht auf sexuelle Selbstverwirklichung" zu beschränken, sondern solle lediglich Kinder und Unmündige vor Erwachsenen schützen, betonte Hauser.
Die Geschlechtsreife von Zwölf- oder 13-Jährigen sei zwar oft schon weit fortgeschritten, die mentale Reife und die Urteilsfähigkeit kämen aber erst später dazu. Dass der damals 13-Jährige seine Einwilligung zum Geschlechtsverkehr gegeben habe, sei "daher komplett belanglos".
Angeklagte hat Tochter im gleichen Alter
Der Verteidiger der Frau, die übrigens zwei Töchter - die jüngere 14 Jahre alt - hat, verwies darauf, dass es sich in diesem Fall um eine "Liebesbeziehung" handle, "die trotz aller Widrigkeiten immer noch steht". Sie sei lediglich um ein paar Monate zu früh begonnen worden.
Peter Hombauer ist zufrieden mit dem Urteil: ?Wir haben unser Ziel - eine bedingte Strafe - erreicht." Statt in Handschellen verließ die Angeklagte dann auch Hand in Hand mit ihrem ?Opfer" das Gerichtsgebäude.
?Ich bin wirklich erleichtert über dieses Urteil", sagt Renata C. (42) nach Prozessende. Ihr Geliebter E. (14) fasst ihr liebevoll an die Hüfte und streichelt ihren Hals. Sie kann wieder lächeln. Das ungleiche Liebespaar, sie 28 Jahre älter als er, bekennt sich öffentlich zu ihrer Liebe. Demonstrativ posieren die beiden eng umschlungen vor den Fotografen. Dann holen sie sogar die Mutter von E. dazu - sie hat ihren Segen gegeben.
Nichts scheint ihre Liebe jetzt zerstören zu können. Der Prozess ist überstanden - mit mildem Urteil: Renata C. muss nicht in Haft.
Unter großer Anteilnahme ging am Mittwoch die Verhandlung um die verbotene Liebe zwischen der 42-jährigen Handballtrainerin zu ihrem 14-jährigen Schützling über die Bühne. Der Vorwurf: Zum Zeitpunkt des ersten sexuellen Kontakts zwischen den beiden war der Bursch erst 13 Jahre alt.
Liebes-Trainerin: ?Wir sind zu früh miteinander ins Bett"
Dunkles Hemd, dunkle Hose und beiger V-Pulli, die Ärmel lässig aufgekrempelt. E. erschien pünktlich, aber getrennt von seiner Geliebten, vor Gericht. Tatsächlich wirkt der 14-Jährige optisch älter, als er ist: groß, athletisch, ruhiger, fester Blick. Er wurde sofort ins ?kindergerechte Vernehmungszimmer" geführt. Seine Geliebte Renata C. betrat kurz später den Gerichtssaal und bekannte sich ?voll schuldig". Sie gab zu: ?Wir sind fünf Monate zu früh miteinander ins Bett gegangen."
Im Dezember 2009 konnten die Mutter zweier halbwüchsiger Töchter und der damals 13-Jährige nach einem Handballtraining nicht mehr anders - sie gestanden sich ihre Liebe. Drei Monate später, heuer im Februar, kam es zum ersten sexuellen Kontakt. Trotz der Liebe war Heirat nie ein Thema zwischen den beiden.
Oma und Vater sind gegen die Liebesbeziehung
Für den Staatsanwalt ist der junge Mann eindeutig ein ?Opfer", die Handlung widerspreche klar Paragraf 206, wonach Minderjährige vor Übergriffen von Erwachsenen geschützt werden müssen. ?Es ist belanglos, ob der Bursch zum Zeitpunkt der sexuellen Handlung körperlich schon so weit war." Der Anwalt plädierte für mildernde Umstände: Erstens hätte der Bub freiwillig in die Liebesbeziehung eingewilligt - es bestand kein Zwang. Die Unbescholtenheit der Frau und ihr Geständnis wirkten ebenso positiv auf die Entscheidung der Schöffen. Und: Schließlich sei der Bursche ja jetzt bereits 14 - die nach wie vor aufrechte Beziehung also nicht mehr strafbar. Das Urteil, das nichts rechtskräftig ist: 22 Monate bedingt auf drei Jahre.
Richterin Alexandra Baumann: ?Man will der 42-Jährigen und der Gesellschaft zeigen, dass das Gesetz geschlechtliche Handlungen zwischen Erwachsenen und unter 14-Jährigen auch bei wechselseitigen Gefühlen nicht akzeptiert." Die Oma des Buben ist entsetzt: ?In meinen Augen ist die Beziehung nicht recht. Die Frau hat keine Verantwortung." Sein Vater Stefan U., zu dem E. jeden Kontakt abgebrochen hat, ist dagegen: ?Ich hoffe, er findet wieder auf den richtigen Weg.