YAAB : Xiddig inta Gool dhaliyey intii uu dabaal dagayey xabadka saaray Xiddig kale oo ka tirsan kooxdii uu Goolka ka dhaliyey waxaana Laacibkaas jahwareeray la iskaga fujiyey Feer (Halkaan ka Daawo )
Waxaa dhawaan Dalka Sweden ka dhacay Arin eey aad u hadal hayaan Saaxafad Dalkaas iyo waliba kuwa caalamka gaar ahaan kuwa ka faalooda Arimaha Sportiga.
Ciyaar katirsaneed Swedish hockey ayna Ciyaarayeen labada Kooxood ee Caanka ka ah Dalkaasi waa Leksand iyo Mora ayaa waxaa ka dhacday arin layaab noqotay kadib markii Ciyaar yahan katirsan Kooxda Mora oo dhaliyay Gool farxad darteed uu isku duubay ka dibna xabadka saaray Ciyaar yahan katirsanaa Kooxdii kasoo horjeeday waxaana xiddigaas ugu dambeeyntii la iskaga fujiyey Feer .
Henrik Eriksson oo ahaa Ciyaaryahnkii goolka dhaliyay ayaa waxaa la sheegay inuu la jahwareeray farxad darteed in kastoo feer xanuun badan la qabadsiiyey