verpool iyo Juventus oo wada badiyey Europa League, Natiijada kulamadii kale ee dhacay & Isku aadka Champions League Play-off oo la sameeyey.
Kooxaha Juventus iyo Liverpool oo sanadkaan Hogaamiyeyaal ka ah koobka loo yaqaan Europa League oo horay loogu yeeri jiray Ex-Uefa-Cup ayaa guulo muhiim ah gaaray.
Liverpool ayaa Rabotnici 2-0 u dhiibtay, waxaana goolasha u kala dhaliyey Kaptankooda Gerrard oo Rigoore u saxiixay iyo N`Gog.
Juventus ayaa 1-0 ku garaacday Kooxda Shamrock Rovers waxaana Goolka u saxiixay Rugcadaaga weeyn Alexsandro Del Piero.
Kulamadii kale ee dhacay ayaa sidaan la isku arkay.